{"id":125561,"date":"2019-04-11T11:37:26","date_gmt":"2019-04-11T09:37:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125561"},"modified":"2019-04-11T11:37:26","modified_gmt":"2019-04-11T09:37:26","slug":"madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/","title":{"rendered":"Madaxweyne kuxigeenka Suudaan iyo Magacyadda Mas\u2019uuliyiinta kale ay xireen Milatariga"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Milatariga Suudaan ayaa xiray Mas\u2019uuliyiin badan oo ka mid ahaa dowladda Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan xukuumada al Bashiir ayaa xabsiga la dhigay, Ciidanku waxa ay xireen Ahmed Haruun oo ahaa Madixii xisbiga Golaha Qaranka, Cali Cusmaan Daaha oo ahaa Madaxweyne ku xigeenkii Wadanka Sudan , iyo Cabdi Raxiim Maxamed Xuseen oo ahaa Wasiirkii Hore ee Difaaca Sudan.<\/p>\n<p>Wariyeyaal ku sugan Khartuum ayaa sheegay in masuuliyiinta sare ee milatariga iyo madaxda kale ee ammaanku ay hadda shir ku jiraan, islamarkaana Saacaddaha soo socda ay ku dhawaaqi doonaan Go\u2019aan muhiim ah.<\/p>\n<p>Waxa ay ka arrinsanayaan cidda hogaamin doonta guddiga laamaha ammaanku ay iska soo xulayaan ee dalka hoggaanka u qaban doona.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Milatariga Suudaan ayaa xiray Mas\u2019uuliyiin badan oo ka mid ahaa dowladda Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir. Saraakiil ka tirsan xukuumada al Bashiir ayaa xabsiga la dhigay, Ciidanku waxa ay xireen Ahmed Haruun oo ahaa Madixii xisbiga Golaha Qaranka, Cali Cusmaan Daaha oo ahaa Madaxweyne ku xigeenkii Wadanka Sudan , iyo Cabdi Raxiim Maxamed Xuseen oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125562,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125561","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne kuxigeenka Suudaan iyo Magacyadda Mas\u2019uuliyiinta kale ay xireen Milatariga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne kuxigeenka Suudaan iyo Magacyadda Mas\u2019uuliyiinta kale ay xireen Milatariga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidanka Milatariga Suudaan ayaa xiray Mas\u2019uuliyiin badan oo ka mid ahaa dowladda Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir. Saraakiil ka tirsan xukuumada al Bashiir ayaa xabsiga la dhigay, Ciidanku waxa ay xireen Ahmed Haruun oo ahaa Madixii xisbiga Golaha Qaranka, Cali Cusmaan Daaha oo ahaa Madaxweyne ku xigeenkii Wadanka Sudan , iyo Cabdi Raxiim Maxamed Xuseen oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-11T09:37:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Ali_Osman_Taha-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"356\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"332\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/\",\"name\":\"Madaxweyne kuxigeenka Suudaan iyo Magacyadda Mas\u2019uuliyiinta kale ay xireen Milatariga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Ali_Osman_Taha-2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-11T09:37:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Ali_Osman_Taha-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Ali_Osman_Taha-2.jpg\",\"width\":356,\"height\":332,\"caption\":\"Ali Osman Mohamed Taha, Vice President of Sudan, before his meeting with United Nations Secretary General Ban Ki-Moon on September 25, 2010 during the United Nations General Assembly at UN headquarters in New York. AFP PHOTO\/Stan HONDA (Photo credit should read STAN HONDA\/AFP\/Getty Images)\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne kuxigeenka Suudaan iyo Magacyadda Mas\u2019uuliyiinta kale ay xireen Milatariga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne kuxigeenka Suudaan iyo Magacyadda Mas\u2019uuliyiinta kale ay xireen Milatariga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne kuxigeenka Suudaan iyo Magacyadda Mas\u2019uuliyiinta kale ay xireen Milatariga - Wardoon","og_description":"Ciidanka Milatariga Suudaan ayaa xiray Mas\u2019uuliyiin badan oo ka mid ahaa dowladda Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir. Saraakiil ka tirsan xukuumada al Bashiir ayaa xabsiga la dhigay, Ciidanku waxa ay xireen Ahmed Haruun oo ahaa Madixii xisbiga Golaha Qaranka, Cali Cusmaan Daaha oo ahaa Madaxweyne ku xigeenkii Wadanka Sudan , iyo Cabdi Raxiim Maxamed Xuseen oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-11T09:37:26+00:00","og_image":[{"width":356,"height":332,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Ali_Osman_Taha-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/","name":"Madaxweyne kuxigeenka Suudaan iyo Magacyadda Mas\u2019uuliyiinta kale ay xireen Milatariga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Ali_Osman_Taha-2.jpg","datePublished":"2019-04-11T09:37:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Ali_Osman_Taha-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Ali_Osman_Taha-2.jpg","width":356,"height":332,"caption":"Ali Osman Mohamed Taha, Vice President of Sudan, before his meeting with United Nations Secretary General Ban Ki-Moon on September 25, 2010 during the United Nations General Assembly at UN headquarters in New York. AFP PHOTO\/Stan HONDA (Photo credit should read STAN HONDA\/AFP\/Getty Images)"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-kuxigeenka-suudaan-iyo-magacyadda-masuuliyiinta-kale-ay-xireen-milatariga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne kuxigeenka Suudaan iyo Magacyadda Mas\u2019uuliyiinta kale ay xireen Milatariga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125561"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125561"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125561\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125563,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125561\/revisions\/125563"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125562"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125561"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125561"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125561"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}