{"id":125585,"date":"2019-04-12T06:38:52","date_gmt":"2019-04-12T04:38:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125585"},"modified":"2019-04-12T06:38:52","modified_gmt":"2019-04-12T04:38:52","slug":"galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/","title":{"rendered":"Galmudug oo shuruudo adag ku xirtay ka qeyb galka shirka uu ku baaqay Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p>Dowlad goboleedka Galmudug ayaa shuruudo adag ku xirtay ka qeybgelka kulanka uu Madaxweyne Farmaajo ku casuumay dhammaan Madaxda Maamulada ka jiro dalka ee dhowaan ka dhacaya Muqdisho.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada warfaafinta Galmudug ayaa lagu sheegay inaysan shirkaas kasoo qeybgeli doonin haddi aysan dowladda Soomaaliya fulinin ballamihii horey loo galay oo ay ugu dambeysay shirkii Garoowe dhowaan ka dhacay.<\/p>\n<p>Shuruudaha Galmudug waxaa ka mid ah in loo fasaxo Miisaaniyadda xayiran ee ay ku leedahay Dowladda Dhexe iyo Mashaariicda degaanadaas loogu talo galay.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo ka mid ah shuruudaha Galmudug in dowladda Soomaaliya aqoonsato heshiiska Ahlu Sunna iyo Galmudug ee kasoo bilowday Jabuuti kaasoo markii dambe lagu saxiixay Muqdisho uuna goobjoog ka ahaa Madaxweyne Farmaajo iyo madax kale oo ka socotay Beesha Caalamka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56744719_1505415469592387_9123695629850116096_n-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-125586\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56744719_1505415469592387_9123695629850116096_n-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"668\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56744719_1505415469592387_9123695629850116096_n-1-1.jpg 668w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/56744719_1505415469592387_9123695629850116096_n-1-1-209x300.jpg 209w\" sizes=\"(max-width: 668px) 100vw, 668px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlad goboleedka Galmudug ayaa shuruudo adag ku xirtay ka qeybgelka kulanka uu Madaxweyne Farmaajo ku casuumay dhammaan Madaxda Maamulada ka jiro dalka ee dhowaan ka dhacaya Muqdisho. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada warfaafinta Galmudug ayaa lagu sheegay inaysan shirkaas kasoo qeybgeli doonin haddi aysan dowladda Soomaaliya fulinin ballamihii horey loo galay oo ay ugu dambeysay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125587,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125585","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Galmudug oo shuruudo adag ku xirtay ka qeyb galka shirka uu ku baaqay Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Galmudug oo shuruudo adag ku xirtay ka qeyb galka shirka uu ku baaqay Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlad goboleedka Galmudug ayaa shuruudo adag ku xirtay ka qeybgelka kulanka uu Madaxweyne Farmaajo ku casuumay dhammaan Madaxda Maamulada ka jiro dalka ee dhowaan ka dhacaya Muqdisho. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada warfaafinta Galmudug ayaa lagu sheegay inaysan shirkaas kasoo qeybgeli doonin haddi aysan dowladda Soomaaliya fulinin ballamihii horey loo galay oo ay ugu dambeysay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-12T04:38:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/XAAAF.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/\",\"name\":\"Galmudug oo shuruudo adag ku xirtay ka qeyb galka shirka uu ku baaqay Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/XAAAF.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-12T04:38:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/XAAAF.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/XAAAF.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Galmudug oo shuruudo adag ku xirtay ka qeyb galka shirka uu ku baaqay Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Galmudug oo shuruudo adag ku xirtay ka qeyb galka shirka uu ku baaqay Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Galmudug oo shuruudo adag ku xirtay ka qeyb galka shirka uu ku baaqay Farmaajo - Wardoon","og_description":"Dowlad goboleedka Galmudug ayaa shuruudo adag ku xirtay ka qeybgelka kulanka uu Madaxweyne Farmaajo ku casuumay dhammaan Madaxda Maamulada ka jiro dalka ee dhowaan ka dhacaya Muqdisho. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada warfaafinta Galmudug ayaa lagu sheegay inaysan shirkaas kasoo qeybgeli doonin haddi aysan dowladda Soomaaliya fulinin ballamihii horey loo galay oo ay ugu dambeysay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-12T04:38:52+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/XAAAF.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/","name":"Galmudug oo shuruudo adag ku xirtay ka qeyb galka shirka uu ku baaqay Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/XAAAF.jpg","datePublished":"2019-04-12T04:38:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/XAAAF.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/XAAAF.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-shuruudo-adag-ku-xirtay-ka-qeyb-galka-shirka-uu-ku-baaqay-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Galmudug oo shuruudo adag ku xirtay ka qeyb galka shirka uu ku baaqay Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125585"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125585"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125585\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125588,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125585\/revisions\/125588"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125587"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125585"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125585"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125585"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}