{"id":125643,"date":"2019-04-13T14:53:07","date_gmt":"2019-04-13T12:53:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125643"},"modified":"2019-04-13T21:33:35","modified_gmt":"2019-04-13T19:33:35","slug":"xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xildhibaan Ibbi \u201cBajaajleyda aan maanta u qeylineyno, Bambo ayay Ciidamada ku tuuraan\u201d+COD"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa baneeyey dhigga Darajawada Bajaajyada Muqdisho.<\/p>\n<p>Xildhibaanka oo ka hadlayey Kulanka Baarlamaanka ee looga doodayey Amniga ayaa Ciidamada Dowladda ku taageeray dilka ay u geystaan Darawalada Bajaajyada Muqdisho oo uu ku tilmaamay inay yihiin kuwa Bambooyin ku tuura ciidamada.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa xusay inay Bajaajyada ku kacaan falal ay ciidanka Bambo ku tuuraan mararka qaar isagoo markii dambe gadaal ka raaciyey inuu ka xun yahay dilka loo geystay.<\/p>\n<p>Intii uu Xildhibaanka ka hadlayey arrintaan ayuu wuxuu Xildhibaanada intooda badan kala kulmay qeylo dhaan iyo Buuq, wuxuuna mar kale ku celiyey \u201dBajaajleyda aan u doodeyno Waa Bambo tuur oo waxaa la hayaa saddex Bajaaj oo Askarta Bombooyin ku tuuray\u201d.<\/p>\n<p>Hadalka Xildhibaan Ibbi ayaa kusoo aadayo xilli Maanta Muqdisho lagu dilay Darawal Bajaaj iyo qof la socday oo la sheegay inay Qaraabo ahaayeen.<\/p>\n<p>Dilkaas kadib Jidadka Muqdisho waxaa xiray Darawalada Bajaajyada iyo dadweyne kale oo ka careysan dilka loo geystay Bajaajleyda, waxayna ku qeylinayeen inay Baarlamaanka arrintaan ka jawaabaan maadaama ay Shacabka matalaan Balse Xildhibaan Ibbi ayaa taageeray dilka loo geystay waxayna taas muujineysaa inuu yahay Xildhibaan aan matali karin shacabka isla markaasna aan ku hadli karin afkooda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/G5BQyOqeUqY\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa baneeyey dhigga Darajawada Bajaajyada Muqdisho. Xildhibaanka oo ka hadlayey Kulanka Baarlamaanka ee looga doodayey Amniga ayaa Ciidamada Dowladda ku taageeray dilka ay u geystaan Darawalada Bajaajyada Muqdisho oo uu ku tilmaamay inay yihiin kuwa Bambooyin ku tuura ciidamada. Xildhibaanka ayaa xusay inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125647,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125643","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xildhibaan Ibbi \u201cBajaajleyda aan maanta u qeylineyno, Bambo ayay Ciidamada ku tuuraan\u201d+COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xildhibaan Ibbi \u201cBajaajleyda aan maanta u qeylineyno, Bambo ayay Ciidamada ku tuuraan\u201d+COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa baneeyey dhigga Darajawada Bajaajyada Muqdisho. Xildhibaanka oo ka hadlayey Kulanka Baarlamaanka ee looga doodayey Amniga ayaa Ciidamada Dowladda ku taageeray dilka ay u geystaan Darawalada Bajaajyada Muqdisho oo uu ku tilmaamay inay yihiin kuwa Bambooyin ku tuura ciidamada. Xildhibaanka ayaa xusay inay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-13T12:53:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-04-13T19:33:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-20.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"973\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"615\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xildhibaan Ibbi \u201cBajaajleyda aan maanta u qeylineyno, Bambo ayay Ciidamada ku tuuraan\u201d+COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-20.png\",\"datePublished\":\"2019-04-13T12:53:07+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-13T19:33:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-20.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-20.png\",\"width\":973,\"height\":615},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xildhibaan Ibbi \u201cBajaajleyda aan maanta u qeylineyno, Bambo ayay Ciidamada ku tuuraan\u201d+COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xildhibaan Ibbi \u201cBajaajleyda aan maanta u qeylineyno, Bambo ayay Ciidamada ku tuuraan\u201d+COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xildhibaan Ibbi \u201cBajaajleyda aan maanta u qeylineyno, Bambo ayay Ciidamada ku tuuraan\u201d+COD - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa baneeyey dhigga Darajawada Bajaajyada Muqdisho. Xildhibaanka oo ka hadlayey Kulanka Baarlamaanka ee looga doodayey Amniga ayaa Ciidamada Dowladda ku taageeray dilka ay u geystaan Darawalada Bajaajyada Muqdisho oo uu ku tilmaamay inay yihiin kuwa Bambooyin ku tuura ciidamada. Xildhibaanka ayaa xusay inay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-13T12:53:07+00:00","article_modified_time":"2019-04-13T19:33:35+00:00","og_image":[{"width":973,"height":615,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-20.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/","name":"DAAWO:-Xildhibaan Ibbi \u201cBajaajleyda aan maanta u qeylineyno, Bambo ayay Ciidamada ku tuuraan\u201d+COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-20.png","datePublished":"2019-04-13T12:53:07+00:00","dateModified":"2019-04-13T19:33:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-20.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-20.png","width":973,"height":615},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-ibbi-bajaajleyda-aan-maanta-u-qeylineyno-bambo-ayay-ciidamada-ku-tuuraancod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xildhibaan Ibbi \u201cBajaajleyda aan maanta u qeylineyno, Bambo ayay Ciidamada ku tuuraan\u201d+COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125643"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125643"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125643\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125648,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125643\/revisions\/125648"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125647"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125643"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125643"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125643"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}