{"id":125649,"date":"2019-04-13T21:39:45","date_gmt":"2019-04-13T19:39:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125649"},"modified":"2019-04-13T21:39:45","modified_gmt":"2019-04-13T19:39:45","slug":"daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Imaamka Mudulood oo kubaaqay Shirweyne looga hadlayo arrimaha Gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Imaamka Beelaha Muddulood Imaam Maxamed Yuusuf ayaa iclaamiyay shirweyne looga hadlayo arrimaha Gobolka Banaadir iyo dhibaatooyinka ka jira, isagoo ugu baaqay shacabka inay is dejiyaan, kaddib banaan baxyadii rabshadaha watay ee maanta ka dhacay Muqdisho.<\/p>\n<p>Imaam Maxamed Yuusuf ayaa sheegay inay yihiin shacabka odayaashooda, ayna ka damqanayaan dhibaatada soo gaartay, waxaana uu ugu baaqay dowladda inay u dhimreyso shacabka.<\/p>\n<p>Waxaa uu ku baaqay in askarigii falka dilka geystay Maxkamad la soo taago, si sharciga loo horkeeno.<\/p>\n<p>Lama oga nuuca uu noqon doono shirweynahan, iyadoo dadka reer Muqdisho aysan xilligan laheyn matalaad gaar ah iyo maamul ay soo doortaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F692576497825299%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Imaamka Beelaha Muddulood Imaam Maxamed Yuusuf ayaa iclaamiyay shirweyne looga hadlayo arrimaha Gobolka Banaadir iyo dhibaatooyinka ka jira, isagoo ugu baaqay shacabka inay is dejiyaan, kaddib banaan baxyadii rabshadaha watay ee maanta ka dhacay Muqdisho. Imaam Maxamed Yuusuf ayaa sheegay inay yihiin shacabka odayaashooda, ayna ka damqanayaan dhibaatada soo gaartay, waxaana uu ugu baaqay dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125650,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125649","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Imaamka Mudulood oo kubaaqay Shirweyne looga hadlayo arrimaha Gobolka Banaadir - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Imaamka Mudulood oo kubaaqay Shirweyne looga hadlayo arrimaha Gobolka Banaadir - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Imaamka Beelaha Muddulood Imaam Maxamed Yuusuf ayaa iclaamiyay shirweyne looga hadlayo arrimaha Gobolka Banaadir iyo dhibaatooyinka ka jira, isagoo ugu baaqay shacabka inay is dejiyaan, kaddib banaan baxyadii rabshadaha watay ee maanta ka dhacay Muqdisho. Imaam Maxamed Yuusuf ayaa sheegay inay yihiin shacabka odayaashooda, ayna ka damqanayaan dhibaatada soo gaartay, waxaana uu ugu baaqay dowladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-13T19:39:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-21.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"975\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"684\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/\",\"name\":\"DAAWO:- Imaamka Mudulood oo kubaaqay Shirweyne looga hadlayo arrimaha Gobolka Banaadir - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-21.png\",\"datePublished\":\"2019-04-13T19:39:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-21.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-21.png\",\"width\":975,\"height\":684},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Imaamka Mudulood oo kubaaqay Shirweyne looga hadlayo arrimaha Gobolka Banaadir\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Imaamka Mudulood oo kubaaqay Shirweyne looga hadlayo arrimaha Gobolka Banaadir - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Imaamka Mudulood oo kubaaqay Shirweyne looga hadlayo arrimaha Gobolka Banaadir - Wardoon","og_description":"Imaamka Beelaha Muddulood Imaam Maxamed Yuusuf ayaa iclaamiyay shirweyne looga hadlayo arrimaha Gobolka Banaadir iyo dhibaatooyinka ka jira, isagoo ugu baaqay shacabka inay is dejiyaan, kaddib banaan baxyadii rabshadaha watay ee maanta ka dhacay Muqdisho. Imaam Maxamed Yuusuf ayaa sheegay inay yihiin shacabka odayaashooda, ayna ka damqanayaan dhibaatada soo gaartay, waxaana uu ugu baaqay dowladda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-13T19:39:45+00:00","og_image":[{"width":975,"height":684,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-21.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/","name":"DAAWO:- Imaamka Mudulood oo kubaaqay Shirweyne looga hadlayo arrimaha Gobolka Banaadir - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-21.png","datePublished":"2019-04-13T19:39:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-21.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-21.png","width":975,"height":684},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-imaamka-mudulood-oo-kubaaqay-shirweyne-looga-hadlayo-arrimaha-gobolka-banaadir\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Imaamka Mudulood oo kubaaqay Shirweyne looga hadlayo arrimaha Gobolka Banaadir"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125649"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125649"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125649\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125651,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125649\/revisions\/125651"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125650"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125649"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125649"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125649"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}