{"id":125678,"date":"2019-04-14T11:17:06","date_gmt":"2019-04-14T09:17:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125678"},"modified":"2019-04-14T11:17:06","modified_gmt":"2019-04-14T09:17:06","slug":"daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Wasiirka Amniga Gudaha oo loogu baaqay in uu is casilo"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaalada amni darada ee ka jirta magaalada Muqdisho iyo habacsanaanta dhanka shaqada ee mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda Amniga.<\/p>\n<p>Xildhibaan Saabir oo ka hadlayay kulankii shalay ee golaha Shacabka ayuu talo ahaan ugu soo jeediyay Wasiir Maxamed Abuukar Isloow (Ducaale) inuu iska casilo xilka uu ku magaacaban yahay ee Wasiirka Amniga ah, isagoo taas sabab uga dhigay inuusan u madax banaaneen shaqadiisa, isla markaana aan Hal taliye oo ka amar qaata aanay jirin.<\/p>\n<p>\u201cWasiirka waxaan leenahay, hadaadan shaqadadaa u madax banaaneyn Wasiir Ducaaloow waxaad uga baahan tahay Wasiir Amni lama arkee masiibadaan kugu soocto yeysan magacaada dhaamin, Imaamkeeniyaa tahaye, ciyaal xamaraa tahaye, meeshaan si tartiib ah isaga tagoo oo iska casil calaal caleyk dheh\u201d ayuu yiri Xildhibaan Saabir<\/p>\n<p>Waxaa uu sidoo kale sheegay in aysan jirin hal Taliye oo ka amar qaata Wasiir Isloow, balse Taliyayaasha dhamaan ay maqlaan oo kaliya amarka Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u baahannahay Wasiir Shaqadiisa u madax banaan, Wasiir Amni ee Wasiir amni iska ah ee waxuu xukumo aan la arag ee Taliye ka amar qaataa uusan jirin aadaa uga xumahay mas\u2019uuliyada uu haayo waan la wada soconaa, hal Taliye oo Ducaale ka amar qaataa ma jiro\u201d ayuu yiri Xildhibaan Saabir.<\/p>\n<p>Labadii sano ee la soo dhaafay ee uu talada dalka hayay Madaxweyne Farmaajo ayuu Xildhibaanka sheegay in magaalada Muqdisho lagu dilay in ka badan Saddex Kun qof oo Shabaab gacantooda ku baxday, iyado ay sii jirto iyana shacab ay laayeen askar boolis ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/jOa_oQ2hIm8\" width=\"856\" height=\"732\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaalada amni darada ee ka jirta magaalada Muqdisho iyo habacsanaanta dhanka shaqada ee mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda Amniga. Xildhibaan Saabir oo ka hadlayay kulankii shalay ee golaha Shacabka ayuu talo ahaan ugu soo jeediyay Wasiir Maxamed Abuukar Isloow (Ducaale) inuu iska casilo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125679,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125678","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Wasiirka Amniga Gudaha oo loogu baaqay in uu is casilo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Wasiirka Amniga Gudaha oo loogu baaqay in uu is casilo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaalada amni darada ee ka jirta magaalada Muqdisho iyo habacsanaanta dhanka shaqada ee mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda Amniga. Xildhibaan Saabir oo ka hadlayay kulankii shalay ee golaha Shacabka ayuu talo ahaan ugu soo jeediyay Wasiir Maxamed Abuukar Isloow (Ducaale) inuu iska casilo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-14T09:17:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/wasiir-islow.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/\",\"name\":\"DAAWO:- Wasiirka Amniga Gudaha oo loogu baaqay in uu is casilo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/wasiir-islow.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-14T09:17:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/wasiir-islow.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/wasiir-islow.jpg\",\"width\":640,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Wasiirka Amniga Gudaha oo loogu baaqay in uu is casilo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Wasiirka Amniga Gudaha oo loogu baaqay in uu is casilo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Wasiirka Amniga Gudaha oo loogu baaqay in uu is casilo - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaalada amni darada ee ka jirta magaalada Muqdisho iyo habacsanaanta dhanka shaqada ee mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda Amniga. Xildhibaan Saabir oo ka hadlayay kulankii shalay ee golaha Shacabka ayuu talo ahaan ugu soo jeediyay Wasiir Maxamed Abuukar Isloow (Ducaale) inuu iska casilo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-14T09:17:06+00:00","og_image":[{"width":640,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/wasiir-islow.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/","name":"DAAWO:- Wasiirka Amniga Gudaha oo loogu baaqay in uu is casilo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/wasiir-islow.jpg","datePublished":"2019-04-14T09:17:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/wasiir-islow.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/wasiir-islow.jpg","width":640,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-amniga-gudaha-oo-loogu-baaqay-in-uu-is-casilo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Wasiirka Amniga Gudaha oo loogu baaqay in uu is casilo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125678"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125678"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125680,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125678\/revisions\/125680"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125679"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}