{"id":125681,"date":"2019-04-14T16:39:17","date_gmt":"2019-04-14T14:39:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125681"},"modified":"2019-04-14T16:47:36","modified_gmt":"2019-04-14T14:47:36","slug":"fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/","title":{"rendered":"Fahad Yaasiin oo u hanjabay Xildhibaan su\u2019aal kulul weydiiyay"},"content":{"rendered":"<p>Ku-simaha Taliyaha NISA Fahad Yaasiin Xaaji Dahir ayaa ka carooday su\u2019aal uu weydiiyey xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka, isagoo ugu hanjabay inuu dacwad ku soo oogayo, sharcigana la tiigsanayo.<\/p>\n<p>Xildhibaan Zakariye Gaashaan ayaa fadhigii su\u2019aalo weydiinta ee maanta oo ay ku sugnaayeen xubo uu ka mid yahay ku-simaha Agaasimaha Hay\u2019adda NISA, si toos ah u weydiiyey Fahad Yaasiin arrimo ku saabsan Hay\u2019adda hoggaaanka NISA xiriir la leeyahay Alshabaab iyo sababtii xilka looga eryay taliye ku xigeenkii NISA Cabdalla Cabdalla oo sheegay in Alshabaab ku dhex milmeen hoggaanka NISA, taasoo keentay in jawaab culus uu bixiyo Fahad Yaasiin.<\/p>\n<p>Waxaa uu ka dalbaday Guddoonka Baarlamaanka inuu raalligelin ka bixiyo isla waqtigaasi haddii kale uu qaadanayo xaqa qaanuuniga ah uu leeyahay oo ah inuu dacwad ku soo oogo, wuxuuna xildhibaannada u sheegay in sababta saxaafadda loo dalbaday in laga xiro kulanka ay ahayd in arrimahaas oo kale ay dhici karaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa ii muuqata Hay\u2019adda Nabadsugida in la xurmo dareeyay in golihii dhexdiisa in su\u2019aal noocaan la isku dhex weydiiyo.., Aniga shaqsiyan aanan u qalmin taas\u2026 hadalkaas wuxuu gef ku yahay heya\u2019adda Nabadsugida iyo shaqsiyan aniga, waxaa codsanayaa Xildhibaanka inuu cudurdaar ka bixiyo, haddii kale xaqa qaanuuniga aan leeyahay ayaa qaadanayaa\u201d ayuu yiri Fahad Yaasiin.<\/p>\n<p>Ku-simaha Agaasimaha NISA ayaa difaacay xilka eryidii Jen. Cabdalla Cabdalla oo uu sheegay inuu bixiyey sir qaran, ayna arrintiisa go\u2019aan ka gaareen Guddi anshax, sidaasina xilka looga qaaday.<\/p>\n<p>Xildhibaan Zakariye Gaashaan ayaa dhinaca kale diiday inuu raaligelin ka bixiyo su\u2019aashii uu weydiiyey Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin, wuxuuna sheegay in laga rabo inuu ka jawaabo su\u2019aasha oo aanu ka guban xaqiiqadana caddeeyo.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka dhageyso codka Kusimaha Taliyaha NISA:-<\/strong><\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-125681-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Somali-News-Leader.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Somali-News-Leader.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Somali-News-Leader.mp3<\/a><\/audio>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-125687\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault-3.jpg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault-3-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault-3-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault-3-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku-simaha Taliyaha NISA Fahad Yaasiin Xaaji Dahir ayaa ka carooday su\u2019aal uu weydiiyey xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka, isagoo ugu hanjabay inuu dacwad ku soo oogayo, sharcigana la tiigsanayo. Xildhibaan Zakariye Gaashaan ayaa fadhigii su\u2019aalo weydiinta ee maanta oo ay ku sugnaayeen xubo uu ka mid yahay ku-simaha Agaasimaha Hay\u2019adda NISA, si toos ah u weydiiyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125683,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125681","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fahad Yaasiin oo u hanjabay Xildhibaan su\u2019aal kulul weydiiyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fahad Yaasiin oo u hanjabay Xildhibaan su\u2019aal kulul weydiiyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ku-simaha Taliyaha NISA Fahad Yaasiin Xaaji Dahir ayaa ka carooday su\u2019aal uu weydiiyey xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka, isagoo ugu hanjabay inuu dacwad ku soo oogayo, sharcigana la tiigsanayo. Xildhibaan Zakariye Gaashaan ayaa fadhigii su\u2019aalo weydiinta ee maanta oo ay ku sugnaayeen xubo uu ka mid yahay ku-simaha Agaasimaha Hay\u2019adda NISA, si toos ah u weydiiyey [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-14T14:39:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-04-14T14:47:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Fahad-Yaasiin.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"616\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/\",\"name\":\"Fahad Yaasiin oo u hanjabay Xildhibaan su\u2019aal kulul weydiiyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Fahad-Yaasiin.png\",\"datePublished\":\"2019-04-14T14:39:17+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-14T14:47:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Fahad-Yaasiin.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Fahad-Yaasiin.png\",\"width\":549,\"height\":616},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fahad Yaasiin oo u hanjabay Xildhibaan su\u2019aal kulul weydiiyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fahad Yaasiin oo u hanjabay Xildhibaan su\u2019aal kulul weydiiyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fahad Yaasiin oo u hanjabay Xildhibaan su\u2019aal kulul weydiiyay - Wardoon","og_description":"Ku-simaha Taliyaha NISA Fahad Yaasiin Xaaji Dahir ayaa ka carooday su\u2019aal uu weydiiyey xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka, isagoo ugu hanjabay inuu dacwad ku soo oogayo, sharcigana la tiigsanayo. Xildhibaan Zakariye Gaashaan ayaa fadhigii su\u2019aalo weydiinta ee maanta oo ay ku sugnaayeen xubo uu ka mid yahay ku-simaha Agaasimaha Hay\u2019adda NISA, si toos ah u weydiiyey [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-14T14:39:17+00:00","article_modified_time":"2019-04-14T14:47:36+00:00","og_image":[{"width":549,"height":616,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Fahad-Yaasiin.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/","name":"Fahad Yaasiin oo u hanjabay Xildhibaan su\u2019aal kulul weydiiyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Fahad-Yaasiin.png","datePublished":"2019-04-14T14:39:17+00:00","dateModified":"2019-04-14T14:47:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Fahad-Yaasiin.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Fahad-Yaasiin.png","width":549,"height":616},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-u-hanjabay-xildhibaan-suaal-kulul-weydiiyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fahad Yaasiin oo u hanjabay Xildhibaan su\u2019aal kulul weydiiyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125681"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125681"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125681\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125689,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125681\/revisions\/125689"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125683"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125681"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125681"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125681"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}