{"id":125695,"date":"2019-04-15T08:16:37","date_gmt":"2019-04-15T06:16:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125695"},"modified":"2019-04-15T08:16:37","modified_gmt":"2019-04-15T06:16:37","slug":"maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/","title":{"rendered":"Maamulka degmada Marka oo Isbedel lagu sameeyey"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa xilka qaadis lagu sameeyey gudodomiye kuxigeenadii Maamulka degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Xoghayaha degmadaas, iyada oo la Magacaabey guddoomiye kuxigeeno iyo Xoghaye Cusub.<\/p>\n<p>Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha gudaha Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa waxaa xilkii looga qaaday 5 masuul oo ka mid ahaa kuxigeenada Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose iyo Xoghayaha degmada , iyada oo la Magacaabey 5 kuxigeeno iyo Xoghaye.<\/p>\n<p><strong>1: Gudoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Xasan Aadan Maxamed<\/strong><\/p>\n<p><strong>2: Gudodomiye kuxigeenka dhinaca Siyaasada Amiin Sheekh Maxamed.<\/strong><\/p>\n<p><strong>3: Guddoomiye kuxigeenka Qorsheynta iyo dib u dhiska Saalim Xasan Buraale<\/strong><\/p>\n<p><strong>4: Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada Cabdullaahi Nuur Cali Shaacir.<\/strong><\/p>\n<p><strong>5: Guddoomiye kuxigeenka dhinaca Amniga Maxamed Sheekh Xasan<\/strong><\/p>\n<p><strong>6: Xoghayaha Dowladda Hoose ee degmada Marka Maxamed Cusmaan Cali.<\/strong><\/p>\n<p>Tllaabadaan xilka qaadista iyto Magacaabista Gudoomiye kuxigeenada Maamulka degmada Marka iyo xoghayaha degmadaas ayaa kusoo aadeysa xilli dhawaan guddoomiye Cusub loo Magacaabey degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Magacaabis-iyo-xilka-qaadis.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-125696\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Magacaabis-iyo-xilka-qaadis.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Magacaabis-iyo-xilka-qaadis.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Magacaabis-iyo-xilka-qaadis-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa xilka qaadis lagu sameeyey gudodomiye kuxigeenadii Maamulka degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Xoghayaha degmadaas, iyada oo la Magacaabey guddoomiye kuxigeeno iyo Xoghaye Cusub. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha gudaha Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa waxaa xilkii looga qaaday 5 masuul oo ka mid ahaa kuxigeenada Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125697,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125695","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maamulka degmada Marka oo Isbedel lagu sameeyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maamulka degmada Marka oo Isbedel lagu sameeyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa xilka qaadis lagu sameeyey gudodomiye kuxigeenadii Maamulka degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Xoghayaha degmadaas, iyada oo la Magacaabey guddoomiye kuxigeeno iyo Xoghaye Cusub. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha gudaha Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa waxaa xilkii looga qaaday 5 masuul oo ka mid ahaa kuxigeenada Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-15T06:16:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/afgooye-05.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"730\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"548\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/\",\"name\":\"Maamulka degmada Marka oo Isbedel lagu sameeyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/afgooye-05.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-15T06:16:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/afgooye-05.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/afgooye-05.jpg\",\"width\":730,\"height\":548},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maamulka degmada Marka oo Isbedel lagu sameeyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maamulka degmada Marka oo Isbedel lagu sameeyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maamulka degmada Marka oo Isbedel lagu sameeyey - Wardoon","og_description":"Waxaa xilka qaadis lagu sameeyey gudodomiye kuxigeenadii Maamulka degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Xoghayaha degmadaas, iyada oo la Magacaabey guddoomiye kuxigeeno iyo Xoghaye Cusub. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha gudaha Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa waxaa xilkii looga qaaday 5 masuul oo ka mid ahaa kuxigeenada Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-15T06:16:37+00:00","og_image":[{"width":730,"height":548,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/afgooye-05.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/","name":"Maamulka degmada Marka oo Isbedel lagu sameeyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/afgooye-05.jpg","datePublished":"2019-04-15T06:16:37+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/afgooye-05.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/afgooye-05.jpg","width":730,"height":548},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-degmada-marka-oo-isbedel-lagu-sameeyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maamulka degmada Marka oo Isbedel lagu sameeyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125695"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125695"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125695\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125698,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125695\/revisions\/125698"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125697"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125695"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125695"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125695"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}