{"id":125754,"date":"2019-04-15T22:47:05","date_gmt":"2019-04-15T20:47:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125754"},"modified":"2019-04-15T22:47:05","modified_gmt":"2019-04-15T20:47:05","slug":"maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/","title":{"rendered":"Maamulka Hir-shabeelle oo eedeyn kulul u jeediyey Dowladda Soomaaliya+ VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>War Saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Hirshabelle ayaa lagu eedeeyay dowlada federalka gaar ahaan wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka,iyadoo lagu eedeeyay in ay soo bandhigtey barnaamij lagu takoorayo deegaanada qaarkood.<\/p>\n<p>War Saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Wasaarada Gargaarka uu Maamulka Hirshabelle u gudbiyay cabasho ka dhan ah qorshaha ay wasaarada gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Federalka.<\/p>\n<p>Hase yeeshee qorshaha ay wado Dowlada Federalka ayaan lagu cadeyn warsaxafadeedka hase yeeshee warar ay heshay Wardoon.net ayaa sheegaya in qorshahan uu yahay mid lagu kaalmeynayo gobolada dalka ee ay abaaruhu saameyeen balse maamul goboleedka Hirshabelle aan laga xusin.<\/p>\n<p>Si kasta ha ahaatee waxa ay wararka ka imanaya deegaanada hoostaga Hirshabelle ay sheegayaan in ay ka jirto xaalad abaar oo saameysay dadka iyo duunyadaba.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/vjcd94OiCz8\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/War-saxaafadeed-Gargaarka-converted.pdf\">War-saxaafadeed-Gargaarka-converted<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War Saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Hirshabelle ayaa lagu eedeeyay dowlada federalka gaar ahaan wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka,iyadoo lagu eedeeyay in ay soo bandhigtey barnaamij lagu takoorayo deegaanada qaarkood. War Saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Wasaarada Gargaarka uu Maamulka Hirshabelle u gudbiyay cabasho ka dhan ah qorshaha ay wasaarada gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Federalka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125758,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125754","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maamulka Hir-shabeelle oo eedeyn kulul u jeediyey Dowladda Soomaaliya+ VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maamulka Hir-shabeelle oo eedeyn kulul u jeediyey Dowladda Soomaaliya+ VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War Saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Hirshabelle ayaa lagu eedeeyay dowlada federalka gaar ahaan wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka,iyadoo lagu eedeeyay in ay soo bandhigtey barnaamij lagu takoorayo deegaanada qaarkood. War Saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Wasaarada Gargaarka uu Maamulka Hirshabelle u gudbiyay cabasho ka dhan ah qorshaha ay wasaarada gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Federalka. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-15T20:47:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/waare-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1037\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"583\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/\",\"name\":\"Maamulka Hir-shabeelle oo eedeyn kulul u jeediyey Dowladda Soomaaliya+ VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/waare-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-15T20:47:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/waare-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/waare-1.jpg\",\"width\":1037,\"height\":583},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maamulka Hir-shabeelle oo eedeyn kulul u jeediyey Dowladda Soomaaliya+ VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maamulka Hir-shabeelle oo eedeyn kulul u jeediyey Dowladda Soomaaliya+ VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maamulka Hir-shabeelle oo eedeyn kulul u jeediyey Dowladda Soomaaliya+ VIDEO - Wardoon","og_description":"War Saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Hirshabelle ayaa lagu eedeeyay dowlada federalka gaar ahaan wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka,iyadoo lagu eedeeyay in ay soo bandhigtey barnaamij lagu takoorayo deegaanada qaarkood. War Saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Wasaarada Gargaarka uu Maamulka Hirshabelle u gudbiyay cabasho ka dhan ah qorshaha ay wasaarada gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Federalka. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-15T20:47:05+00:00","og_image":[{"width":1037,"height":583,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/waare-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/","name":"Maamulka Hir-shabeelle oo eedeyn kulul u jeediyey Dowladda Soomaaliya+ VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/waare-1.jpg","datePublished":"2019-04-15T20:47:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/waare-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/waare-1.jpg","width":1037,"height":583},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyey-dowladda-soomaaliya-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maamulka Hir-shabeelle oo eedeyn kulul u jeediyey Dowladda Soomaaliya+ VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125754"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125754"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125754\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125759,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125754\/revisions\/125759"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125758"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125754"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125754"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125754"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}