{"id":125761,"date":"2019-04-16T08:01:41","date_gmt":"2019-04-16T06:01:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125761"},"modified":"2019-04-16T08:01:41","modified_gmt":"2019-04-16T06:01:41","slug":"mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo sheegtay dilka Hoggaamiye kuxigeenkii Daacish-ta Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Milateriga Mareykanka ayaa xaqiijiyay Isniintii shalay inuu qaaday duqeyn lagu bartilmaameedsaday hoggaamiye kuxigeenka Kooxda Daacish ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>War ka soo baxay Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyn ka dhacday meel ku dhow tuulada Xiriiro ee Gobolka Bari lagu dilay Abdihakim Mohamed Ibraahim oo loo yaqaanay Dhoqob, kaasoo ahaa Hoggaamiye kuxigeenka Daacish.<\/p>\n<p>AFRICOM ayaa sheegtay in Ibraahim uu mas\u2019uul ka ahaa howlgalada maalinlaha ah iyo qorsheynta weerarada ay geysato Kooxda Xagjirka ah ee Daacish.<\/p>\n<p>Abdihakim Dhoqob ayaa ahaa gacanta midig ee Sheekh C\/qaadir Muumin, waxaa uu ka soo muuqday muuqaalo kooxda baahisay, isagoo ku sugan buuraleyda Gobolka Bari.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Puntland Abdisamad Mogamed Gallan ayaa sheegay in Abdihakim Dhoqob iyo nin la saarnaa gaariga lagu duqeyn duqeyn diyaaradeed, inkastoo aan la aqoonsan qofka la saarnaa gaariga.<\/p>\n<p>Kooxda Daacish ee Soomaaliya ayaa waxaa hoggaamiye ka ah Sheekh C\/qaadir Muumin oo horay uga soo goostay Al-Shabaab, waxaana uu bishii October sanadkii 2015 uu la galay bayco Hoggaamiyaha Daacish Abuubakar Al-Baqdaadi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/twitter.com\/USAfricaCommand\/status\/1117826851743903747?ref_src=twsrc%5Egoogle%7Ctwcamp%5Eserp%7Ctwgr%5Etweet\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Milateriga Mareykanka ayaa xaqiijiyay Isniintii shalay inuu qaaday duqeyn lagu bartilmaameedsaday hoggaamiye kuxigeenka Kooxda Daacish ee Soomaaliya. War ka soo baxay Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyn ka dhacday meel ku dhow tuulada Xiriiro ee Gobolka Bari lagu dilay Abdihakim Mohamed Ibraahim oo loo yaqaanay Dhoqob, kaasoo ahaa Hoggaamiye kuxigeenka Daacish. AFRICOM [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125762,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125761","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mareykanka oo sheegtay dilka Hoggaamiye kuxigeenkii Daacish-ta Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mareykanka oo sheegtay dilka Hoggaamiye kuxigeenkii Daacish-ta Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Milateriga Mareykanka ayaa xaqiijiyay Isniintii shalay inuu qaaday duqeyn lagu bartilmaameedsaday hoggaamiye kuxigeenka Kooxda Daacish ee Soomaaliya. War ka soo baxay Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyn ka dhacday meel ku dhow tuulada Xiriiro ee Gobolka Bari lagu dilay Abdihakim Mohamed Ibraahim oo loo yaqaanay Dhoqob, kaasoo ahaa Hoggaamiye kuxigeenka Daacish. AFRICOM [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-16T06:01:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/drones.-696x391.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"391\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/\",\"name\":\"Mareykanka oo sheegtay dilka Hoggaamiye kuxigeenkii Daacish-ta Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/drones.-696x391.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-16T06:01:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/drones.-696x391.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/drones.-696x391.jpg\",\"width\":696,\"height\":391},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mareykanka oo sheegtay dilka Hoggaamiye kuxigeenkii Daacish-ta Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mareykanka oo sheegtay dilka Hoggaamiye kuxigeenkii Daacish-ta Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mareykanka oo sheegtay dilka Hoggaamiye kuxigeenkii Daacish-ta Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Milateriga Mareykanka ayaa xaqiijiyay Isniintii shalay inuu qaaday duqeyn lagu bartilmaameedsaday hoggaamiye kuxigeenka Kooxda Daacish ee Soomaaliya. War ka soo baxay Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyn ka dhacday meel ku dhow tuulada Xiriiro ee Gobolka Bari lagu dilay Abdihakim Mohamed Ibraahim oo loo yaqaanay Dhoqob, kaasoo ahaa Hoggaamiye kuxigeenka Daacish. AFRICOM [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-16T06:01:41+00:00","og_image":[{"width":696,"height":391,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/drones.-696x391.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/","name":"Mareykanka oo sheegtay dilka Hoggaamiye kuxigeenkii Daacish-ta Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/drones.-696x391.jpg","datePublished":"2019-04-16T06:01:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/drones.-696x391.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/drones.-696x391.jpg","width":696,"height":391},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheegtay-dilka-hoggaamiye-kuxigeenkii-daacish-ta-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mareykanka oo sheegtay dilka Hoggaamiye kuxigeenkii Daacish-ta Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125761"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125761"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125761\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125763,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125761\/revisions\/125763"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125762"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125761"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125761"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125761"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}