{"id":125786,"date":"2019-04-17T08:49:18","date_gmt":"2019-04-17T06:49:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125786"},"modified":"2019-04-17T08:49:18","modified_gmt":"2019-04-17T06:49:18","slug":"dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/","title":{"rendered":"&#8220;Dilkii Gabadhayda Cadaalada Daro Ayaan Ka Tirsanayaa&#8221; +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Hooyada dhashay Caa\u2019isha Ilyaas Aadan oo ahayd gabar yar oo kufsi fool xun iyo dil loogu gaystay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in wali sugayaan in cadaalada la horgeeyo ragii falkaasi foosha xun ka dambeeyay.<\/p>\n<p>Hooyada oo Warbaahinta kula hadashay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in gurigeeda ugu yimaadeen daraad saraakiil katirsan laanta Dambi baarista Puntland, waxa ayna sheegtay in mar kale weediiyeen halkii lagu dilay gabadheeda iyo meesha lasoo dhigay.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegtay Hooyada dhashay Caa\u2019isha in Saraakiisha in ay weediiyeen su\u2019aalo horey loo weediiyay maalintii la helay meydka gabadheeda, waxa ayna xustay in lagu wargaliyay in mar kale dib loo baarayo kiiskaasi oo mudo baaristiisa ay socotay.<\/p>\n<p>\u201cIn ay noo yimaadaan laba bilood kadib ayna nasoo xusuusiyaan waxay noola mid tahay geeri kale, Ragga gabadheyda kufsaday ee qashay waa la yaqaan, si degdeg ah maxkamad haloo soo taago,\u201d ayay tiri hooyada dhashay Caa\u2019isha<\/p>\n<p>Hooyadan ayaa caddaalad-darro ka sheegatay dowladda Puntland gaar ahaanna mas\u2019uuliyiinta magaalada Gaalkacyo iyadoo dalbatay in caddaalad loo sameeyo gabadheedii saqiirka ahayd ee sida foosha xun loo dilay.<\/p>\n<p>Maamuka Puntland ayaa la sheegay in uu ka meer meerayo in cadaalada la horkeeno dadka la tuhmayo in ay ka dambeeyeen dilka iyo kufsiga loo geestay gabadha yar, waxaana dadkii loo xiray kiiskan qaarkood la sheegay in si hoose loo sii daayay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/naQ0do_mNJs\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-125786 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/b-4-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"928\" height=\"669\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/B-4.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/B-4.png 928w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/B-4-300x216.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/B-4-768x554.png 768w\" sizes=\"(max-width: 928px) 100vw, 928px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/gabadha\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"537\" height=\"497\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Gabadha.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Gabadha.jpg 537w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Gabadha-300x278.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 537px) 100vw, 537px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hooyada dhashay Caa\u2019isha Ilyaas Aadan oo ahayd gabar yar oo kufsi fool xun iyo dil loogu gaystay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in wali sugayaan in cadaalada la horgeeyo ragii falkaasi foosha xun ka dambeeyay. Hooyada oo Warbaahinta kula hadashay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in gurigeeda ugu yimaadeen daraad saraakiil katirsan laanta Dambi baarista Puntland, waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125787,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125786","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>&quot;Dilkii Gabadhayda Cadaalada Daro Ayaan Ka Tirsanayaa&quot; +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"&quot;Dilkii Gabadhayda Cadaalada Daro Ayaan Ka Tirsanayaa&quot; +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hooyada dhashay Caa\u2019isha Ilyaas Aadan oo ahayd gabar yar oo kufsi fool xun iyo dil loogu gaystay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in wali sugayaan in cadaalada la horgeeyo ragii falkaasi foosha xun ka dambeeyay. Hooyada oo Warbaahinta kula hadashay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in gurigeeda ugu yimaadeen daraad saraakiil katirsan laanta Dambi baarista Puntland, waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-17T06:49:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/hoyo.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"341\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/\",\"name\":\"\\\"Dilkii Gabadhayda Cadaalada Daro Ayaan Ka Tirsanayaa\\\" +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/hoyo.png\",\"datePublished\":\"2019-04-17T06:49:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/hoyo.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/hoyo.png\",\"width\":696,\"height\":341},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"&#8220;Dilkii Gabadhayda Cadaalada Daro Ayaan Ka Tirsanayaa&#8221; +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\"Dilkii Gabadhayda Cadaalada Daro Ayaan Ka Tirsanayaa\" +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\"Dilkii Gabadhayda Cadaalada Daro Ayaan Ka Tirsanayaa\" +VIDEO - Wardoon","og_description":"Hooyada dhashay Caa\u2019isha Ilyaas Aadan oo ahayd gabar yar oo kufsi fool xun iyo dil loogu gaystay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in wali sugayaan in cadaalada la horgeeyo ragii falkaasi foosha xun ka dambeeyay. Hooyada oo Warbaahinta kula hadashay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in gurigeeda ugu yimaadeen daraad saraakiil katirsan laanta Dambi baarista Puntland, waxa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-17T06:49:18+00:00","og_image":[{"width":696,"height":341,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/hoyo.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/","name":"\"Dilkii Gabadhayda Cadaalada Daro Ayaan Ka Tirsanayaa\" +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/hoyo.png","datePublished":"2019-04-17T06:49:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/hoyo.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/hoyo.png","width":696,"height":341},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dilkii-gabadhayda-cadaalada-daro-ayaan-ka-tirsanayaa-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"&#8220;Dilkii Gabadhayda Cadaalada Daro Ayaan Ka Tirsanayaa&#8221; +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125786"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125786"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125786\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125790,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125786\/revisions\/125790"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125787"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125786"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125786"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125786"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}