{"id":125855,"date":"2019-04-18T09:14:06","date_gmt":"2019-04-18T07:14:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125855"},"modified":"2019-04-18T09:14:06","modified_gmt":"2019-04-18T07:14:06","slug":"ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ciidamo fara badan oo la soo dhigay Isgoysyada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho ayaa saaka ku jirta xaalad ka duwan xaaladihii hore looga bartay, iyadoo Isgoysada waa weyn ee waddooyinka la dhigay Ciidamo Boolis ah oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka.<\/p>\n<p>Ciidamadan oo boolis ah ayaa feejignaan dheeraad ah ku jira, iyagoo wata gaadiidka dagaalka, mid Ambalaas ah iyo hub fara badan, waxaana jira warar sheegaya inay doonayaan sidii ay uga hortagi lahaayeen banaanbaxyada laga cabsi qabo inay maanta ka dhacaay maagalaada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in ciidamada lagu soo daadiyay inta u dhexeysa Isgoyska Dabka ilaa midka Ex Koontarool Afgooye, iyadoo sidoo kale Ciidamo fara badan la dhigay qeybo kamid ah wadada Wadnaha, iyadoo la doonayo in laga ceiyo hadii banaabnaxayaal ay u soo tilaabayaan dhanka wadada Maka Al-Mukarama.<\/p>\n<p>\u201cCiidamadan waa kuwo aad u taxadaraya, waana Ciidan aan hore loo arag, waxey tagayaan maqaaxiyaha ay dadka fariistaan, iyagoo kala eryaya meeshii ay fadhiyaanba wax ka badan shan ruux, waxeyna dadka u sheegayaan iney xaafadohooda isaga xaroodaan, mana garaneyno waxa jira\u201d ayuu yiri qof ka mid ah dadka ku sugan nawaaxiga Isgoyska Debka.<\/p>\n<p>Isu socodka gaadiidka dadweynaha iyo kuwa shaqsiyaadka ay wataan ayaa si caadi ah isaga socda marka laga hadlayo gudaha magaalada Muqdisho oo waxaa jira kala wareegii hore u jiray oo kaliya, iyadoo ay arintan u muuqato mid looga hortagayo rabshado Caasimada ka dhaca oo kaliya.<\/p>\n<p>Siyaasiyiin iyo Culuma\u2019udiinka Magaalada Muqdisho iyo Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa ka digay banaanbaxa, iyaga oo sheegay in uu yahay mid dano Siyaasadeed oo gaar ah laga leeyahay.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee dowladda Soomaaliya ayaa u muuqata mid xanuun gaara ay ku heyso banaanbaxa baraha bulshada lagu hadal hayo inuu maanta ka dhacayo magaalada Muqdisho, kaasoo looga soo horjeedo dilalka ay Ciidamada u geystaan dadka Shacabka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho ayaa saaka ku jirta xaalad ka duwan xaaladihii hore looga bartay, iyadoo Isgoysada waa weyn ee waddooyinka la dhigay Ciidamo Boolis ah oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka. Ciidamadan oo boolis ah ayaa feejignaan dheeraad ah ku jira, iyagoo wata gaadiidka dagaalka, mid Ambalaas ah iyo hub fara badan, waxaana jira warar sheegaya inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125856,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125855","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo fara badan oo la soo dhigay Isgoysyada Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo fara badan oo la soo dhigay Isgoysyada Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Muqdisho ayaa saaka ku jirta xaalad ka duwan xaaladihii hore looga bartay, iyadoo Isgoysada waa weyn ee waddooyinka la dhigay Ciidamo Boolis ah oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka. Ciidamadan oo boolis ah ayaa feejignaan dheeraad ah ku jira, iyagoo wata gaadiidka dagaalka, mid Ambalaas ah iyo hub fara badan, waxaana jira warar sheegaya inay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-18T07:14:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ciidamo.-hegan.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"385\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/\",\"name\":\"Ciidamo fara badan oo la soo dhigay Isgoysyada Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ciidamo.-hegan.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-18T07:14:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ciidamo.-hegan.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ciidamo.-hegan.jpg\",\"width\":696,\"height\":385},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo fara badan oo la soo dhigay Isgoysyada Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo fara badan oo la soo dhigay Isgoysyada Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo fara badan oo la soo dhigay Isgoysyada Muqdisho - Wardoon","og_description":"Magaalada Muqdisho ayaa saaka ku jirta xaalad ka duwan xaaladihii hore looga bartay, iyadoo Isgoysada waa weyn ee waddooyinka la dhigay Ciidamo Boolis ah oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka. Ciidamadan oo boolis ah ayaa feejignaan dheeraad ah ku jira, iyagoo wata gaadiidka dagaalka, mid Ambalaas ah iyo hub fara badan, waxaana jira warar sheegaya inay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-18T07:14:06+00:00","og_image":[{"width":696,"height":385,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ciidamo.-hegan.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/","name":"Ciidamo fara badan oo la soo dhigay Isgoysyada Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ciidamo.-hegan.jpg","datePublished":"2019-04-18T07:14:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ciidamo.-hegan.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ciidamo.-hegan.jpg","width":696,"height":385},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-fara-badan-oo-la-soo-dhigay-isgoysyada-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo fara badan oo la soo dhigay Isgoysyada Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125855"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125855"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125855\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125857,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125855\/revisions\/125857"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125856"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125855"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125855"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125855"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}