{"id":125924,"date":"2019-04-19T10:14:38","date_gmt":"2019-04-19T08:14:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125924"},"modified":"2019-04-19T10:14:38","modified_gmt":"2019-04-19T08:14:38","slug":"shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/","title":{"rendered":"Shirkii uu FARMAAJO isugu yeeray dowlad goboleedyada oo fashilmay"},"content":{"rendered":"<p>Dib u dhac ayaa mar kale ku yimid shirkii Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku baaqay inuu Muqdisho ka dhaco maalinta berri ah oo ku beegan 19-ka bisha April kaasoo lagu casuumay madaxda dowlad goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan warar laga helayo ilo wareedyo lagu kalsoon yahay arinta baaqashada shirkan ayaa timid ka dib markii qaar ka mid ah Madaxda Maamul goboleedyadda ay diideen inay ka qeyb galaan shirka sababo kala duwan awgood.<\/p>\n<p>Madaxda Maamul goboleedyadda Galmudug, Jubbaland iyo Puntland ayaa hadda ku sugan Magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya, iyagoo halkaas kulamo ka dhan ah dowlada federaalka kula leh qaar ka mid ah wakiilada beesha caalamka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa horey shuruud ugu xiray inuu ka qeyb galo Shirka, waxaana Galmudug ay sheegtay in marka hore loo fasaxo dhaqaalaha ay ka xanibtay dowlada, lana fuliyo heshiisyaddii lagu gaaray Garoowe.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale diiday in shirka Garowe lagu qabto Muqdisho Maadaama horay uu ballanku ahaa in lagu qabto Garowe sida uu iclaamiyey Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dib u dhac ayaa mar kale ku yimid shirkii Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku baaqay inuu Muqdisho ka dhaco maalinta berri ah oo ku beegan 19-ka bisha April kaasoo lagu casuumay madaxda dowlad goboleedyada dalka. Sida ay sheegayaan warar laga helayo ilo wareedyo lagu kalsoon yahay arinta baaqashada shirkan ayaa timid ka dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125401,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125924","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirkii uu FARMAAJO isugu yeeray dowlad goboleedyada oo fashilmay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirkii uu FARMAAJO isugu yeeray dowlad goboleedyada oo fashilmay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dib u dhac ayaa mar kale ku yimid shirkii Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku baaqay inuu Muqdisho ka dhaco maalinta berri ah oo ku beegan 19-ka bisha April kaasoo lagu casuumay madaxda dowlad goboleedyada dalka. Sida ay sheegayaan warar laga helayo ilo wareedyo lagu kalsoon yahay arinta baaqashada shirkan ayaa timid ka dib [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-19T08:14:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"460\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/\",\"name\":\"Shirkii uu FARMAAJO isugu yeeray dowlad goboleedyada oo fashilmay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-19T08:14:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo.jpg\",\"width\":660,\"height\":460},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirkii uu FARMAAJO isugu yeeray dowlad goboleedyada oo fashilmay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirkii uu FARMAAJO isugu yeeray dowlad goboleedyada oo fashilmay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirkii uu FARMAAJO isugu yeeray dowlad goboleedyada oo fashilmay - Wardoon","og_description":"Dib u dhac ayaa mar kale ku yimid shirkii Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku baaqay inuu Muqdisho ka dhaco maalinta berri ah oo ku beegan 19-ka bisha April kaasoo lagu casuumay madaxda dowlad goboleedyada dalka. Sida ay sheegayaan warar laga helayo ilo wareedyo lagu kalsoon yahay arinta baaqashada shirkan ayaa timid ka dib [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-19T08:14:38+00:00","og_image":[{"width":660,"height":460,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/","name":"Shirkii uu FARMAAJO isugu yeeray dowlad goboleedyada oo fashilmay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo.jpg","datePublished":"2019-04-19T08:14:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Farmaajo.jpg","width":660,"height":460},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-uu-farmaajo-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-oo-fashilmay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirkii uu FARMAAJO isugu yeeray dowlad goboleedyada oo fashilmay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125924"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125924"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125925,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125924\/revisions\/125925"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125401"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}