{"id":125957,"date":"2019-04-20T13:05:25","date_gmt":"2019-04-20T11:05:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=125957"},"modified":"2019-04-20T13:05:25","modified_gmt":"2019-04-20T11:05:25","slug":"daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/","title":{"rendered":"DAAWO: Wariye Cabdimaalik Coldoon Oo Saaka La Soo Taagay Maxkamad"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa saaka Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon la hor geeyay Maxkamada Hargeysa ee Gobolka Maroodi-jeex .<\/p>\n<p>Wariye Coldoon ayaa labo cisho ka hor ciidamada Somaliland kasoo qabteen magaalada Burco, iyagoo markii dambena u soo wareejiyey xabsi ku yaala Magalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ayaa saaka markii la horgeeyay Wariye Coldoon u sheegay Ciidankii soo qabtay inay dib ugu celiyaan gobolkiisi Togdheer.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamada ayaa go\u2019aankaas ku sababeeyay labo arrin.<br \/>\nIsagoona sheegay Gudoomiyuhu in aan Wariye Coldoon xadhigiisa loo marin sifo sharci oo aysan haysan amar qabasho oo kusoo xidhaan ciidankii soo qabtay iyo in aanu isagu awood u lahayd dhageysiga dacwad dhul kale ka dhacay, maadama awoodisu ku eegtahay dhageysiga dacwdaha Gobolka Maroodi-jeex.<\/p>\n<p>Wararka kale ee aan helayno ayaa sheegaya in Wariye Coldoon ay ka muuqden dhaawacyo kala duwan oo soo gaadhay markii la soo qabanayey, isagoona Gudoomiyaha Maxkamadu uu saaka ku amray Ciidankii waday Wariyaha inay geeyan Cisbitaal.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hadda lama oga in Ciidamadii saaka Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon geeyay Maxkamada Hargeysa ee Gobolka, inay fuliyeen amarkii Guddoomiyaha iyo in kale.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Vj9UkWZr0A0\" width=\"850\" height=\"740\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saaka Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon la hor geeyay Maxkamada Hargeysa ee Gobolka Maroodi-jeex . Wariye Coldoon ayaa labo cisho ka hor ciidamada Somaliland kasoo qabteen magaalada Burco, iyagoo markii dambena u soo wareejiyey xabsi ku yaala Magalada Hargeysa. Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ayaa saaka markii la horgeeyay Wariye Coldoon u sheegay Ciidankii soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125853,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-125957","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Wariye Cabdimaalik Coldoon Oo Saaka La Soo Taagay Maxkamad - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Wariye Cabdimaalik Coldoon Oo Saaka La Soo Taagay Maxkamad - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa saaka Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon la hor geeyay Maxkamada Hargeysa ee Gobolka Maroodi-jeex . Wariye Coldoon ayaa labo cisho ka hor ciidamada Somaliland kasoo qabteen magaalada Burco, iyagoo markii dambena u soo wareejiyey xabsi ku yaala Magalada Hargeysa. Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ayaa saaka markii la horgeeyay Wariye Coldoon u sheegay Ciidankii soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-20T11:05:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/index-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/\",\"name\":\"DAAWO: Wariye Cabdimaalik Coldoon Oo Saaka La Soo Taagay Maxkamad - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/index-4.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-20T11:05:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/index-4.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/index-4.jpg\",\"width\":300,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Wariye Cabdimaalik Coldoon Oo Saaka La Soo Taagay Maxkamad\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Wariye Cabdimaalik Coldoon Oo Saaka La Soo Taagay Maxkamad - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Wariye Cabdimaalik Coldoon Oo Saaka La Soo Taagay Maxkamad - Wardoon","og_description":"Waxaa saaka Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon la hor geeyay Maxkamada Hargeysa ee Gobolka Maroodi-jeex . Wariye Coldoon ayaa labo cisho ka hor ciidamada Somaliland kasoo qabteen magaalada Burco, iyagoo markii dambena u soo wareejiyey xabsi ku yaala Magalada Hargeysa. Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ayaa saaka markii la horgeeyay Wariye Coldoon u sheegay Ciidankii soo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-20T11:05:25+00:00","og_image":[{"width":300,"height":168,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/index-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/","name":"DAAWO: Wariye Cabdimaalik Coldoon Oo Saaka La Soo Taagay Maxkamad - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/index-4.jpg","datePublished":"2019-04-20T11:05:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/index-4.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/index-4.jpg","width":300,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-cabdimaalik-coldoon-oo-saaka-la-soo-taagay-maxkamad\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Wariye Cabdimaalik Coldoon Oo Saaka La Soo Taagay Maxkamad"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125957"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=125957"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125957\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125958,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/125957\/revisions\/125958"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/125853"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=125957"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=125957"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=125957"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}