{"id":126044,"date":"2019-04-22T10:29:28","date_gmt":"2019-04-22T08:29:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126044"},"modified":"2019-04-22T10:29:28","modified_gmt":"2019-04-22T08:29:28","slug":"britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/","title":{"rendered":"Britain oo laga dalbaday inay masaafuriyaan Diplomaasi u dhashay Qatar"},"content":{"rendered":"<p>Maxamuud Axmed oo 79 jir ah ayaa ugu baaqay Xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo Arrimaha Barwaaq-sooranka ee dalka UK, Jeremy Hunt in Isbedel lagu sameeyo Sharciga, si Diplomaasiyiinta tacadiyada u geysta Shaqaalaha loo masaafurin lahaa.<\/p>\n<p>Maxamuud Axmed oo xilligan Hawlgab ah ayaa waxa uu Tacad iyo Cunsuriyad kala kulmay U-qeybsanaha Caafimaadka ee Safaaradda Dwoaldda Qatar ku leedahay caasimadda dalka UK ee London.<\/p>\n<p>Dhibanahaasi oo Sarkaal Ammaanka ka ahaa Safaaradda Qatar ayaa waxa uu tacadi kala kulmay U-qeybsanaha Arrimaha Caafimaadka ee Safaaradaasi oo lagu magacaabo C\/llaahi Al-ansari, kaasi oo Muwaadinka Somali-Biritishka ugu yeeri jirey Erayo cunsuriyad xambaarsan, sida Addoonka Madow, Dameer iyo Eey, iyo inuu dhaawaacay Dhibanahaasi sannadkii 2013-kii.<\/p>\n<p>Bishii hore Maxkamadda Shaqaalaha ee magaalladda London waxay heshay inuu Diplomaasiga u dhashay ku xad-gudbay Dhibanaha Hawlgabka ah ee Maxamuud Axmed iyo in dhibaatadii loo geystay laga bixiyo lacag magdhow ah oo dhan 8,000 oo Giniga Ingiriiska ee Pound.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Xildhibaanka Deegaanka uu deggana yahay Dhibanaha u matala Barlamaanka dalkaasi, Greg Hands waxa uu ka codsaday Dowladda Britain inay garwaaqsadaan in Diplomaasiyiinta lagala laabto Xasaanadda Diplomaasiyadeed haddii ay ku xad-gudbaan shaqaalaha ka shaqeeya Safaaradaha.<\/p>\n<p>Xildhibaankaasi waxa uu qoraal u qoray Xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo Arrimaha Barwaaq-sooranka ee dalka UK, Jeremy Hunt inuu mar kale dib u eego Xukunkii Maxkmaadda sare iyo haddii Talalabo Sharci lagu ciqaabi doono Diplomaasiyiinta Safaaradaha ee Shaqaalahooda kula kaca Tacadiyaddaas oo kale.<\/p>\n<p>Dhibane Hawlgab Maxamuud Axmed horey uma awoodin in Kiiskiisa la dhegeysto ilaa sannadkan 2019-ka, sababo la xiriira Safaaradda Qatar oo iyagu sheegtay Xasaanadda Diplomaasiyadeed ee lidka ku ah cabashadda uu ka gudbiyey Dhibanahaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.thenational.ae\/world\/europe\/pensioner-calls-on-uk-government-to-expel-qatari-diplomat-1.851985\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxamuud Axmed oo 79 jir ah ayaa ugu baaqay Xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo Arrimaha Barwaaq-sooranka ee dalka UK, Jeremy Hunt in Isbedel lagu sameeyo Sharciga, si Diplomaasiyiinta tacadiyada u geysta Shaqaalaha loo masaafurin lahaa. Maxamuud Axmed oo xilligan Hawlgab ah ayaa waxa uu Tacad iyo Cunsuriyad kala kulmay U-qeybsanaha Caafimaadka ee Safaaradda Dwoaldda Qatar ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126045,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126044","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Britain oo laga dalbaday inay masaafuriyaan Diplomaasi u dhashay Qatar - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Britain oo laga dalbaday inay masaafuriyaan Diplomaasi u dhashay Qatar - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxamuud Axmed oo 79 jir ah ayaa ugu baaqay Xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo Arrimaha Barwaaq-sooranka ee dalka UK, Jeremy Hunt in Isbedel lagu sameeyo Sharciga, si Diplomaasiyiinta tacadiyada u geysta Shaqaalaha loo masaafurin lahaa. Maxamuud Axmed oo xilligan Hawlgab ah ayaa waxa uu Tacad iyo Cunsuriyad kala kulmay U-qeybsanaha Caafimaadka ee Safaaradda Dwoaldda Qatar ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-22T08:29:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/wo22-qatar-embassy-abuse-WEB.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/\",\"name\":\"Britain oo laga dalbaday inay masaafuriyaan Diplomaasi u dhashay Qatar - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/wo22-qatar-embassy-abuse-WEB.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-22T08:29:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/wo22-qatar-embassy-abuse-WEB.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/wo22-qatar-embassy-abuse-WEB.jpg\",\"width\":1200,\"height\":675},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Britain oo laga dalbaday inay masaafuriyaan Diplomaasi u dhashay Qatar\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Britain oo laga dalbaday inay masaafuriyaan Diplomaasi u dhashay Qatar - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Britain oo laga dalbaday inay masaafuriyaan Diplomaasi u dhashay Qatar - Wardoon","og_description":"Maxamuud Axmed oo 79 jir ah ayaa ugu baaqay Xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo Arrimaha Barwaaq-sooranka ee dalka UK, Jeremy Hunt in Isbedel lagu sameeyo Sharciga, si Diplomaasiyiinta tacadiyada u geysta Shaqaalaha loo masaafurin lahaa. Maxamuud Axmed oo xilligan Hawlgab ah ayaa waxa uu Tacad iyo Cunsuriyad kala kulmay U-qeybsanaha Caafimaadka ee Safaaradda Dwoaldda Qatar ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-22T08:29:28+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":675,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/wo22-qatar-embassy-abuse-WEB.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/","name":"Britain oo laga dalbaday inay masaafuriyaan Diplomaasi u dhashay Qatar - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/wo22-qatar-embassy-abuse-WEB.jpg","datePublished":"2019-04-22T08:29:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/wo22-qatar-embassy-abuse-WEB.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/wo22-qatar-embassy-abuse-WEB.jpg","width":1200,"height":675},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/britain-oo-laga-dalbaday-inay-masaafuriyaan-diplomaasi-u-dhashay-qatar\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Britain oo laga dalbaday inay masaafuriyaan Diplomaasi u dhashay Qatar"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126044"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126044"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126044\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126046,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126044\/revisions\/126046"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126045"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}