{"id":126097,"date":"2019-04-23T19:57:41","date_gmt":"2019-04-23T17:57:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126097"},"modified":"2019-04-23T19:57:41","modified_gmt":"2019-04-23T17:57:41","slug":"duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/","title":{"rendered":"\u201cDuminta Waxaa Kow Ka Ah In Dalka Dibaddiisa Lagu Shiro Oo Siyaasad Looga Hadlo\u201d+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>La Taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Salaad Cali Jeelle ayaa ku eedeeyay siyaasiyiinta ku shiray magaalada Nairobi ay doonayaan inay dowladnimada dumiyaan, isagoo xusay in aysan dooneyn xal, balse ay u hormuud u yihiin carqalad iyo burburin.<\/p>\n<p>\u201cArrinta Nairobi iyo shirka ka dhacay duminta waxaa kow ka ah dalka dibadiisa in lagu shiro, ee siyaasad looga oo la dhaho dalkeena cabasho ka nahay, madaxda dhibaatadan wadaan, waa runtii shir dowladnimada looga soo horjeedo\u201dayuu yiri Salaad Cali Jeelle.<\/p>\n<p>Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in siyaasiyiinta ku shiray Nairobi ay doonayaan in Xukuumadda meesha laga saaro, isla markaana la qarbudo dowladnimada sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cMeeshii wanaagsaneyd cagta saari maayaan, meeshii lagu jabaayo oo qarbudaad ah ayay tilmaamayaan\u201dayuu yiri Salaad Cali Jeelle.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay inay aheyd siyaasiyiinta ku shiray Nairobi inay ka hadlaan nidaamka doorashooyinka, sidii la isugu soo dhoweyn lahaa dowladda Dhexe iyo dowlad goboleedyada iyo dagaalka Argagixisada<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in dowladda hada jirta ay leedahay muddo xileed afar sano ah, haatan ay dhamaatay labo sano.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F341229109865403%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>La Taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Salaad Cali Jeelle ayaa ku eedeeyay siyaasiyiinta ku shiray magaalada Nairobi ay doonayaan inay dowladnimada dumiyaan, isagoo xusay in aysan dooneyn xal, balse ay u hormuud u yihiin carqalad iyo burburin. \u201cArrinta Nairobi iyo shirka ka dhacay duminta waxaa kow ka ah dalka dibadiisa in lagu shiro, ee siyaasad looga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126098,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126097","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>\u201cDuminta Waxaa Kow Ka Ah In Dalka Dibaddiisa Lagu Shiro Oo Siyaasad Looga Hadlo\u201d+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"\u201cDuminta Waxaa Kow Ka Ah In Dalka Dibaddiisa Lagu Shiro Oo Siyaasad Looga Hadlo\u201d+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"La Taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Salaad Cali Jeelle ayaa ku eedeeyay siyaasiyiinta ku shiray magaalada Nairobi ay doonayaan inay dowladnimada dumiyaan, isagoo xusay in aysan dooneyn xal, balse ay u hormuud u yihiin carqalad iyo burburin. \u201cArrinta Nairobi iyo shirka ka dhacay duminta waxaa kow ka ah dalka dibadiisa in lagu shiro, ee siyaasad looga oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-23T17:57:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-45.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1063\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"687\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/\",\"name\":\"\u201cDuminta Waxaa Kow Ka Ah In Dalka Dibaddiisa Lagu Shiro Oo Siyaasad Looga Hadlo\u201d+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-45.png\",\"datePublished\":\"2019-04-23T17:57:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-45.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-45.png\",\"width\":1063,\"height\":687},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"\u201cDuminta Waxaa Kow Ka Ah In Dalka Dibaddiisa Lagu Shiro Oo Siyaasad Looga Hadlo\u201d+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\u201cDuminta Waxaa Kow Ka Ah In Dalka Dibaddiisa Lagu Shiro Oo Siyaasad Looga Hadlo\u201d+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\u201cDuminta Waxaa Kow Ka Ah In Dalka Dibaddiisa Lagu Shiro Oo Siyaasad Looga Hadlo\u201d+VIDEO - Wardoon","og_description":"La Taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Salaad Cali Jeelle ayaa ku eedeeyay siyaasiyiinta ku shiray magaalada Nairobi ay doonayaan inay dowladnimada dumiyaan, isagoo xusay in aysan dooneyn xal, balse ay u hormuud u yihiin carqalad iyo burburin. \u201cArrinta Nairobi iyo shirka ka dhacay duminta waxaa kow ka ah dalka dibadiisa in lagu shiro, ee siyaasad looga oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-23T17:57:41+00:00","og_image":[{"width":1063,"height":687,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-45.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/","name":"\u201cDuminta Waxaa Kow Ka Ah In Dalka Dibaddiisa Lagu Shiro Oo Siyaasad Looga Hadlo\u201d+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-45.png","datePublished":"2019-04-23T17:57:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-45.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-45.png","width":1063,"height":687},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/duminta-waxaa-kow-ka-ah-in-dalka-dibaddiisa-lagu-shiro-oo-siyaasad-looga-hadlovideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"\u201cDuminta Waxaa Kow Ka Ah In Dalka Dibaddiisa Lagu Shiro Oo Siyaasad Looga Hadlo\u201d+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126097"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126097"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126097\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126099,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126097\/revisions\/126099"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126098"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126097"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126097"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126097"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}