{"id":126128,"date":"2019-04-24T07:06:46","date_gmt":"2019-04-24T05:06:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126128"},"modified":"2019-04-24T07:06:46","modified_gmt":"2019-04-24T05:06:46","slug":"sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/","title":{"rendered":"Sacuudiga oo xukun daldalaad ah ku fulisay 37 qof"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Boqortooyada Sacuudiga ayaa xukun daldalaad ah ku fulisay maanta ah 37 nin oo lagu eedeeyay falal Argagixisanimo sida ay xaqiijisay wasaarada amniga ee dalkaas.<\/p>\n<p>Qoraal Wasaaradu soo saartay ayaa lagu sheegay in xubnahan lagu helay dambiyo ay ka mid yihiin ka qeyb noqoshada weeraro lagu dilay saraakiil ka tirsan ciidanka Amniga boqortooyada oo dalkaas ka dhacay sanadihii la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Xubnaha la daldalay ayaa sidoo kale lagu eedeeyay la shaqeynta wax boqortooyadu ku tilmaantay ururo iyo dalal cadow ku ah danaha Sacuudiga, ayna ku howlanaayeen sameynta ururo ka dagaalama gudaha dalkaas.<\/p>\n<p>Fulinta xukunadan ayaa hal waqti ka wada dhacay magaalooyinka Riyaad, Makka, Madiina, gobolka Qaasim iyo gobolka bari oo ay ku xoogan yihiin shiicada laga tirada badan yahay ee ku nool Sacuudiga.<\/p>\n<p>Ragga la daldalay laba ka mid ah ayaa dilkooda ay dowlada Sacuudigu ku soo bandhigtay meel fagaare ah waxaana loo adeegsaday Xarig, iyadoo inta kale lagu fuliyey xukunkooda xabsiyo ay ku jireen.<\/p>\n<p>Maalmo ka hor ayey aheyd markii magaalada yar ee Zulfa lagu dilay afar nin oo weerar hubeysan ku soo qaaday bar control oo ay booliska Sacuudigu leeyihiin, waxaana masuuliyada weeerarkaas sheegtay kooxda Daacish.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Boqortooyada Sacuudiga ayaa xukun daldalaad ah ku fulisay maanta ah 37 nin oo lagu eedeeyay falal Argagixisanimo sida ay xaqiijisay wasaarada amniga ee dalkaas. Qoraal Wasaaradu soo saartay ayaa lagu sheegay in xubnahan lagu helay dambiyo ay ka mid yihiin ka qeyb noqoshada weeraro lagu dilay saraakiil ka tirsan ciidanka Amniga boqortooyada oo dalkaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126130,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126128","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sacuudiga oo xukun daldalaad ah ku fulisay 37 qof - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sacuudiga oo xukun daldalaad ah ku fulisay 37 qof - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Boqortooyada Sacuudiga ayaa xukun daldalaad ah ku fulisay maanta ah 37 nin oo lagu eedeeyay falal Argagixisanimo sida ay xaqiijisay wasaarada amniga ee dalkaas. Qoraal Wasaaradu soo saartay ayaa lagu sheegay in xubnahan lagu helay dambiyo ay ka mid yihiin ka qeyb noqoshada weeraro lagu dilay saraakiil ka tirsan ciidanka Amniga boqortooyada oo dalkaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-24T05:06:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/103866956_gettyimages-1052028486.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/\",\"name\":\"Sacuudiga oo xukun daldalaad ah ku fulisay 37 qof - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/103866956_gettyimages-1052028486.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-24T05:06:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/103866956_gettyimages-1052028486.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/103866956_gettyimages-1052028486.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sacuudiga oo xukun daldalaad ah ku fulisay 37 qof\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sacuudiga oo xukun daldalaad ah ku fulisay 37 qof - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sacuudiga oo xukun daldalaad ah ku fulisay 37 qof - Wardoon","og_description":"Dowlada Boqortooyada Sacuudiga ayaa xukun daldalaad ah ku fulisay maanta ah 37 nin oo lagu eedeeyay falal Argagixisanimo sida ay xaqiijisay wasaarada amniga ee dalkaas. Qoraal Wasaaradu soo saartay ayaa lagu sheegay in xubnahan lagu helay dambiyo ay ka mid yihiin ka qeyb noqoshada weeraro lagu dilay saraakiil ka tirsan ciidanka Amniga boqortooyada oo dalkaas [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-24T05:06:46+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/103866956_gettyimages-1052028486.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/","name":"Sacuudiga oo xukun daldalaad ah ku fulisay 37 qof - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/103866956_gettyimages-1052028486.jpg","datePublished":"2019-04-24T05:06:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/103866956_gettyimages-1052028486.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/103866956_gettyimages-1052028486.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-xukun-daldalaad-ah-ku-fulisay-37-qof\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sacuudiga oo xukun daldalaad ah ku fulisay 37 qof"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126128"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126128"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126128\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126131,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126128\/revisions\/126131"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126130"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126128"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126128"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126128"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}