{"id":126139,"date":"2019-04-24T10:54:21","date_gmt":"2019-04-24T08:54:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126139"},"modified":"2019-04-24T15:54:51","modified_gmt":"2019-04-24T13:54:51","slug":"qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Qoyskii Caa\u2019isha Ilyaas oo Puntland ka qaxay"},"content":{"rendered":"<p>Qoyska ay ka dhalatay gabadhii yareyd ee Caa\u2019isha Ilyaas Aadan oo 25-kii Febraayo ee sannadkan kufsi iyo dil fool-xun loogu gaystay Gaalkacyo ayaa shalay ka qaxay gudaha magaaladaasi Gaalkacyo kadib markii ay la kulmeen hanjabaado joogtaa.<\/p>\n<p>Xubno ka tirsan qoyska ayaa in ka badan laba bilood dalbanayey in ay caddaalad u helaan gabadhoodii saqiirka ahayd balse dowladda Puntland ayaan weli sharciga horgeyn dadka ku eedaysan kiiskaasi.<\/p>\n<p>Hooyada dhashay Caa\u2019isha oo dhowaan warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in ay caddaalad-darro ka tirsanayso dowladda Puntland iyadoo tilmaantay in la xeeladeeyay dulmigii loo geystay gabadheeda.<\/p>\n<p>Balse hadalkaasi ayaa uga sii daray reerka kadib markii xubno ka tirsan qoyska Caa\u2019isha oo hooyadeed ku jirto laga soo wacay taleefoono loogu hanjabayo dil sida ay xaqiijiyeen dad la socday xaaladda qoyskan.<\/p>\n<p>Qoyska Caa\u2019isho oo sida la sheegay doonayey in ay Sabtidii ka guuraan magaalada Gaalkacyo ayaa mudda saddex maalmood ah halkaasi ku xayirnaa kadib markii ay waayeen waxay gaari ku kiraystaan.<\/p>\n<p>Ha\u2019yeeshee gelinkii dambe ee shalay ayay u suurta gashay in ay naftooda kala cararaan Gaalkacyo waxaana ay u qaxeen dhanka dowlad degaanka Soomaalida Ethiopia sida ay xaqiijiyeen xaafado deriskooda ah.<\/p>\n<p>Dhinaca kale xukuumadda Puntland aayan weli sharciga horkeenin dadka ku eedaysan kufsigii iyo dilkii Caa\u2019isha Ilyaas iyadoo xataa aan dadweynaha lala wadaagin wax macluumaad ah oo ku saabsan kiiskaasi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSAMENEWSMEDIA%2Fvideos%2F609064376274618%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"308\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/RKzp5MCkieI\" width=\"850\" height=\"717\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-126140\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault-5.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault-5.jpg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault-5-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault-5-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault-5-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoyska ay ka dhalatay gabadhii yareyd ee Caa\u2019isha Ilyaas Aadan oo 25-kii Febraayo ee sannadkan kufsi iyo dil fool-xun loogu gaystay Gaalkacyo ayaa shalay ka qaxay gudaha magaaladaasi Gaalkacyo kadib markii ay la kulmeen hanjabaado joogtaa. Xubno ka tirsan qoyska ayaa in ka badan laba bilood dalbanayey in ay caddaalad u helaan gabadhoodii saqiirka ahayd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126141,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126139","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Qoyskii Caa\u2019isha Ilyaas oo Puntland ka qaxay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Qoyskii Caa\u2019isha Ilyaas oo Puntland ka qaxay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qoyska ay ka dhalatay gabadhii yareyd ee Caa\u2019isha Ilyaas Aadan oo 25-kii Febraayo ee sannadkan kufsi iyo dil fool-xun loogu gaystay Gaalkacyo ayaa shalay ka qaxay gudaha magaaladaasi Gaalkacyo kadib markii ay la kulmeen hanjabaado joogtaa. Xubno ka tirsan qoyska ayaa in ka badan laba bilood dalbanayey in ay caddaalad u helaan gabadhoodii saqiirka ahayd [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-24T08:54:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-04-24T13:54:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Guuraya.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"504\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"361\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Qoyskii Caa\u2019isha Ilyaas oo Puntland ka qaxay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Guuraya.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-24T08:54:21+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-24T13:54:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Guuraya.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Guuraya.jpg\",\"width\":504,\"height\":361},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Qoyskii Caa\u2019isha Ilyaas oo Puntland ka qaxay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Qoyskii Caa\u2019isha Ilyaas oo Puntland ka qaxay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Qoyskii Caa\u2019isha Ilyaas oo Puntland ka qaxay - Wardoon","og_description":"Qoyska ay ka dhalatay gabadhii yareyd ee Caa\u2019isha Ilyaas Aadan oo 25-kii Febraayo ee sannadkan kufsi iyo dil fool-xun loogu gaystay Gaalkacyo ayaa shalay ka qaxay gudaha magaaladaasi Gaalkacyo kadib markii ay la kulmeen hanjabaado joogtaa. Xubno ka tirsan qoyska ayaa in ka badan laba bilood dalbanayey in ay caddaalad u helaan gabadhoodii saqiirka ahayd [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-24T08:54:21+00:00","article_modified_time":"2019-04-24T13:54:51+00:00","og_image":[{"width":504,"height":361,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Guuraya.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/","name":"DAAWO:-Qoyskii Caa\u2019isha Ilyaas oo Puntland ka qaxay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Guuraya.jpg","datePublished":"2019-04-24T08:54:21+00:00","dateModified":"2019-04-24T13:54:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Guuraya.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Guuraya.jpg","width":504,"height":361},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoyskii-caaisha-ilyaas-oo-puntland-ka-qaxay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Qoyskii Caa\u2019isha Ilyaas oo Puntland ka qaxay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126139"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126139"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126139\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126144,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126139\/revisions\/126144"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126141"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126139"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126139"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126139"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}