{"id":126179,"date":"2019-04-25T09:35:39","date_gmt":"2019-04-25T07:35:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126179"},"modified":"2019-04-25T09:35:39","modified_gmt":"2019-04-25T07:35:39","slug":"mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/","title":{"rendered":"Mo Farah Oo lacag badan Lagaga Xaday Hotel uu Leeyahay Orodyahanka Reer Itoobiya Haile Gebrsalasse"},"content":{"rendered":"<p>Orod-yahanka Calaamiga ee Mo Farah ayaa sheegay in dhac xooggan loogu geystay qolkii uu ka degganaa Hotelka Yaya Africa Athletics Village oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Addis Abeba, wuxuuna sheegay in la jabsaday shandadiisa xilli uu ku maqnaa Tababar Laylin Orod.<br \/>\nMo Farah oo ah Somali-british caan ku ah Orodada Marathon-ka ayaa sheegay in laga dhacay lacag dhan 2,500 oo Giniga Ingiriiska, 11,850 Dirhamka Imaaraadaka, 2 Mobayl iyo Sacaad Qiimo weyn leh oo ay xaaskiisa haddiyad ahaan u siisay.<br \/>\nWaxa uu xusay in dhaca loo geystay Shandadiisa taallay Qolka uu ka degganaa Hotelka ay ahayd bishii March ee la soo dhafaay 23-da, xilli uu ku maqnaa Tababar dhinaac Orodka.<br \/>\nDhinaca kale, Mo Farah waxa uu cambaareeyey Orod-yahanka Ethiopian-ka, Haile Gebreselassie oo iska leh Hotelka dhaca loogu geystay, wuxuuna xusay inuu Orod-yahanka Ethiopianka ku guul-daraystay inuu isaga caawiyo, kadib, markii dhaca loogu geystay Hotelka Yaya Africa Athletics Village oo Haile Gabresalassia iska leeyahay.<br \/>\nMo Fraah waxa uu tilmaamay inuu taageero kooban ka helay Shaqaalaha Hoteelka, wuxuuna xusay inuusan Haile Gebreselassie marnaba ka taageerin dhaca loo geystay.5 Shaqaalaha Hotelka ayaa la xidhay kadibna lasiidaayay lana sheegay in waxba lagu waayay.<br \/>\nDhinaca kale Haille Gabresalasse ayaa twitterta soo dhigay fariin adag oo uu ku difaacay Hotelkiisa sheegayna in Macaamiisha lawaydiiyo inay Kaash ahaan u sitaan lacag ka badan 350 Dolar si sanduuq gaar ah oo ay ku xafitaan loosiiyo,waxaana uu sheegay in Mo Farah la waydiiyay balse<br \/>\nuu ka dhego adaygay,Haille ayaa ku dooday in Mo Farah loo sameeyay qiimodhimis intii uu Hotelka deganadaa 50% balse uu hadda iska tagay isagoo lagu leeyahay 81000 oo lacagta Itoobiya ah,waxaana uu ku eedeeyay Mo Farah inuu si xun ula dhaqmay shaqaalaha Hotelkiisa mar horena<br \/>\nisagu soo kala dhexgalay xaliyayna balse imika uu ceebaynayo Hotelka iyo Isaga HailleGabresalase sumcadiisa dacwayna doono.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/12686262-6957395-image-a-18_1556152133772.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-126183\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/12686262-6957395-image-a-18_1556152133772.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"833\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/12686262-6957395-image-a-18_1556152133772.jpg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/12686262-6957395-image-a-18_1556152133772-228x300.jpg 228w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/><\/a><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-126179 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/attachment\/1903\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1903\" height=\"2378\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/1903.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/1903.jpg 1903w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/1903-240x300.jpg 240w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/1903-768x960.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/1903-819x1024.jpg 819w\" sizes=\"(max-width: 1903px) 100vw, 1903px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/attachment\/2530\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1920\" height=\"1153\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2530.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2530.jpg 1920w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2530-300x180.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2530-768x461.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2530-1024x615.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Orod-yahanka Calaamiga ee Mo Farah ayaa sheegay in dhac xooggan loogu geystay qolkii uu ka degganaa Hotelka Yaya Africa Athletics Village oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Addis Abeba, wuxuuna sheegay in la jabsaday shandadiisa xilli uu ku maqnaa Tababar Laylin Orod. Mo Farah oo ah Somali-british caan ku ah Orodada Marathon-ka ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126181,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3,4],"tags":[],"class_list":["post-126179","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mo Farah Oo lacag badan Lagaga Xaday Hotel uu Leeyahay Orodyahanka Reer Itoobiya Haile Gebrsalasse - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mo Farah Oo lacag badan Lagaga Xaday Hotel uu Leeyahay Orodyahanka Reer Itoobiya Haile Gebrsalasse - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Orod-yahanka Calaamiga ee Mo Farah ayaa sheegay in dhac xooggan loogu geystay qolkii uu ka degganaa Hotelka Yaya Africa Athletics Village oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Addis Abeba, wuxuuna sheegay in la jabsaday shandadiisa xilli uu ku maqnaa Tababar Laylin Orod. Mo Farah oo ah Somali-british caan ku ah Orodada Marathon-ka ayaa sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-25T07:35:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2530.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1153\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/\",\"name\":\"Mo Farah Oo lacag badan Lagaga Xaday Hotel uu Leeyahay Orodyahanka Reer Itoobiya Haile Gebrsalasse - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2530.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-25T07:35:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2530.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2530.jpg\",\"width\":1920,\"height\":1153},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mo Farah Oo lacag badan Lagaga Xaday Hotel uu Leeyahay Orodyahanka Reer Itoobiya Haile Gebrsalasse\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mo Farah Oo lacag badan Lagaga Xaday Hotel uu Leeyahay Orodyahanka Reer Itoobiya Haile Gebrsalasse - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mo Farah Oo lacag badan Lagaga Xaday Hotel uu Leeyahay Orodyahanka Reer Itoobiya Haile Gebrsalasse - Wardoon","og_description":"Orod-yahanka Calaamiga ee Mo Farah ayaa sheegay in dhac xooggan loogu geystay qolkii uu ka degganaa Hotelka Yaya Africa Athletics Village oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Addis Abeba, wuxuuna sheegay in la jabsaday shandadiisa xilli uu ku maqnaa Tababar Laylin Orod. Mo Farah oo ah Somali-british caan ku ah Orodada Marathon-ka ayaa sheegay in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-25T07:35:39+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1153,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2530.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/","name":"Mo Farah Oo lacag badan Lagaga Xaday Hotel uu Leeyahay Orodyahanka Reer Itoobiya Haile Gebrsalasse - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2530.jpg","datePublished":"2019-04-25T07:35:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2530.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/2530.jpg","width":1920,"height":1153},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mo-farah-oo-lacag-badan-lagaga-xaday-hotel-uu-leeyahay-orodyahanka-reer-itoobiya-haile-gebrsalasse\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mo Farah Oo lacag badan Lagaga Xaday Hotel uu Leeyahay Orodyahanka Reer Itoobiya Haile Gebrsalasse"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126179"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126179"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126179\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126184,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126179\/revisions\/126184"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126181"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126179"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126179"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126179"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}