{"id":126215,"date":"2019-04-26T07:16:55","date_gmt":"2019-04-26T05:16:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126215"},"modified":"2019-04-26T07:16:55","modified_gmt":"2019-04-26T05:16:55","slug":"cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/","title":{"rendered":"Cabsi badan oo soo wajahday Muslimiinta tirada yar ee ku nool dalka Sri-lanka"},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo dalka Sri-lanka ay dhowaan ka dhaceen weeraro argagixiso ah oo boqolaal qof lagu dilay ayaa waxay xaalad adag soo wajahday muslimiinta laga tirada badan yahay ee ku nool dalkaas oo la kulmay weeraro aargoosi ah oo lagula kacay.<\/p>\n<p>Kulan ay soo abaabuleen hoggaamiyaasha diimaha dalkaas oo looga hadlay sidii loo heli lahaa midnimo guud iyo xasilooni lagu soo dabbaalo dalkaasi ayaa lagu qabtay Colombo.<\/p>\n<p>Waxaa ka qeyb galay safiirro ka kala socda dalalka muslimka ah, hoggaamiyaasha diimaha dalka Sri-lanka iyo hogaamiyaha Kaniisadda Katooliga, waxaana lagu baaqay in la muujiyo deganaan,isla markaana lala yimaado iscafin iyo wax wada qabsi.<\/p>\n<p>Boqolaal muslimiin ah ayaa ka cararay degaanka Negombo oo dhaca xeebaha galbeed ee dalkaasi, halkaasoo qaar ka mid ah weerarada aargoosiga ah ay ka dhaceen .<\/p>\n<p>Maalinimadii Axadda ee la soo dhaafay waxaa qaraxyo argagixiso ah lala beegsaday Hotello iyo Kaniisado ku yaalla dalka Sri Lanka , waxaana ku dhintay in ka badan 300 boqol oo ruux, waxaana weeraradaasi sheegtay kooxda daacish.<\/p>\n<p>Dowladda ayaa qiratay inay ka gaabiyeen howshii loo igmaday, waxaana Madaxweynaha dalkaasi uu soo saaray wareegto uu ku dalbanaayo inay iscasilaan taliyeyaasha ciidamada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo dalka Sri-lanka ay dhowaan ka dhaceen weeraro argagixiso ah oo boqolaal qof lagu dilay ayaa waxay xaalad adag soo wajahday muslimiinta laga tirada badan yahay ee ku nool dalkaas oo la kulmay weeraro aargoosi ah oo lagula kacay. Kulan ay soo abaabuleen hoggaamiyaasha diimaha dalkaas oo looga hadlay sidii loo heli lahaa midnimo guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126169,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126215","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabsi badan oo soo wajahday Muslimiinta tirada yar ee ku nool dalka Sri-lanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabsi badan oo soo wajahday Muslimiinta tirada yar ee ku nool dalka Sri-lanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iyadoo dalka Sri-lanka ay dhowaan ka dhaceen weeraro argagixiso ah oo boqolaal qof lagu dilay ayaa waxay xaalad adag soo wajahday muslimiinta laga tirada badan yahay ee ku nool dalkaas oo la kulmay weeraro aargoosi ah oo lagula kacay. Kulan ay soo abaabuleen hoggaamiyaasha diimaha dalkaas oo looga hadlay sidii loo heli lahaa midnimo guud [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-26T05:16:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/12609534-6950223-image-a-36_1556017858682.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"962\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"517\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/\",\"name\":\"Cabsi badan oo soo wajahday Muslimiinta tirada yar ee ku nool dalka Sri-lanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/12609534-6950223-image-a-36_1556017858682.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-26T05:16:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/12609534-6950223-image-a-36_1556017858682.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/12609534-6950223-image-a-36_1556017858682.jpg\",\"width\":962,\"height\":517},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabsi badan oo soo wajahday Muslimiinta tirada yar ee ku nool dalka Sri-lanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabsi badan oo soo wajahday Muslimiinta tirada yar ee ku nool dalka Sri-lanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabsi badan oo soo wajahday Muslimiinta tirada yar ee ku nool dalka Sri-lanka - Wardoon","og_description":"Iyadoo dalka Sri-lanka ay dhowaan ka dhaceen weeraro argagixiso ah oo boqolaal qof lagu dilay ayaa waxay xaalad adag soo wajahday muslimiinta laga tirada badan yahay ee ku nool dalkaas oo la kulmay weeraro aargoosi ah oo lagula kacay. Kulan ay soo abaabuleen hoggaamiyaasha diimaha dalkaas oo looga hadlay sidii loo heli lahaa midnimo guud [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-26T05:16:55+00:00","og_image":[{"width":962,"height":517,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/12609534-6950223-image-a-36_1556017858682.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/","name":"Cabsi badan oo soo wajahday Muslimiinta tirada yar ee ku nool dalka Sri-lanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/12609534-6950223-image-a-36_1556017858682.jpg","datePublished":"2019-04-26T05:16:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/12609534-6950223-image-a-36_1556017858682.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/12609534-6950223-image-a-36_1556017858682.jpg","width":962,"height":517},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabsi-badan-oo-soo-wajahday-muslimiinta-tirada-yar-ee-ku-nool-dalka-sri-lanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabsi badan oo soo wajahday Muslimiinta tirada yar ee ku nool dalka Sri-lanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126215"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126215"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126215\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126216,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126215\/revisions\/126216"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126169"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126215"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126215"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126215"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}