{"id":126225,"date":"2019-04-26T12:27:52","date_gmt":"2019-04-26T10:27:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126225"},"modified":"2019-04-26T12:27:52","modified_gmt":"2019-04-26T10:27:52","slug":"xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Mahad Salaad iyo Raisal wasaaraha Galmudug oo Dhuusomareeb kula kulmay +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo safar ku jooga deegaan doorashadiisa ayaa kulamo kula qaatay magaalada Dhuusmareeb madaxda Galmudug.<\/p>\n<p>Kulan u dhaxeeyay madaxa xukuumadda Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Xildhibaan Mahad Salaad ayaa ka dhacay magaalada Dhuusomareeb, waxaana kulanka ay kaga hadleen xaaladaha Galmudug.<\/p>\n<p>Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magalada Dhuusamareeb ayaa waxaa kulan gaar ah oo soo dhaweyn ah uu xildhibaanka kula yeeshay Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Sheekir Cali Xasan, iyaga oo ka wada hadlay arrimo dhowr ah.<\/p>\n<p>Madaxda Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa Xildhibaanka uga Mahadceliyay Booqashadii uu ku tegay Deegaanada Galmudug.Sidoo kale waxa uu ku Xildhibaanka ku booriyay in uu ka qeyb qaato midnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xildhibaan Mahad Salaad ayaa dhankiisa u mahadceliyay madaxda Galmudug, wuxuuna sheegay inuu waxyaabo badan kala shaqeyn doono, sida dib u heshiisiinta iyo horumarinta deegaanka.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa shalay gaaray magaalada Dhuusomareeb ee gobolka Galgaduud, waxaana uu sidoo kale tagayaa deegaano galmudug ka tirsan.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-126225 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/mahad1-1-640x427\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"640\" height=\"427\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad1-1-640x427.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad1-1-640x427.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad1-1-640x427-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/mahad-1-640x427\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"640\" height=\"427\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad-1-640x427.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad-1-640x427.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad-1-640x427-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/mahad2-640x427\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"640\" height=\"427\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad2-640x427.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad2-640x427.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad2-640x427-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/mahad3-1-640x427\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"640\" height=\"427\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad3-1-640x427.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad3-1-640x427.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad3-1-640x427-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/mahad4-640x427\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"640\" height=\"427\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad4-640x427.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad4-640x427.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad4-640x427-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo safar ku jooga deegaan doorashadiisa ayaa kulamo kula qaatay magaalada Dhuusmareeb madaxda Galmudug. Kulan u dhaxeeyay madaxa xukuumadda Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Xildhibaan Mahad Salaad ayaa ka dhacay magaalada Dhuusomareeb, waxaana kulanka ay kaga hadleen xaaladaha Galmudug. Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126229,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126225","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Mahad Salaad iyo Raisal wasaaraha Galmudug oo Dhuusomareeb kula kulmay +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Mahad Salaad iyo Raisal wasaaraha Galmudug oo Dhuusomareeb kula kulmay +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo safar ku jooga deegaan doorashadiisa ayaa kulamo kula qaatay magaalada Dhuusmareeb madaxda Galmudug. Kulan u dhaxeeyay madaxa xukuumadda Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Xildhibaan Mahad Salaad ayaa ka dhacay magaalada Dhuusomareeb, waxaana kulanka ay kaga hadleen xaaladaha Galmudug. Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-26T10:27:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad3-1-640x427.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/\",\"name\":\"Xildhibaan Mahad Salaad iyo Raisal wasaaraha Galmudug oo Dhuusomareeb kula kulmay +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad3-1-640x427.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-26T10:27:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad3-1-640x427.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad3-1-640x427.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Mahad Salaad iyo Raisal wasaaraha Galmudug oo Dhuusomareeb kula kulmay +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Mahad Salaad iyo Raisal wasaaraha Galmudug oo Dhuusomareeb kula kulmay +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Mahad Salaad iyo Raisal wasaaraha Galmudug oo Dhuusomareeb kula kulmay +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo safar ku jooga deegaan doorashadiisa ayaa kulamo kula qaatay magaalada Dhuusmareeb madaxda Galmudug. Kulan u dhaxeeyay madaxa xukuumadda Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Xildhibaan Mahad Salaad ayaa ka dhacay magaalada Dhuusomareeb, waxaana kulanka ay kaga hadleen xaaladaha Galmudug. Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-26T10:27:52+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad3-1-640x427.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/","name":"Xildhibaan Mahad Salaad iyo Raisal wasaaraha Galmudug oo Dhuusomareeb kula kulmay +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad3-1-640x427.jpg","datePublished":"2019-04-26T10:27:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad3-1-640x427.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/mahad3-1-640x427.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-iyo-raisal-wasaaraha-galmudug-oo-dhuusomareeb-kula-kulmay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Mahad Salaad iyo Raisal wasaaraha Galmudug oo Dhuusomareeb kula kulmay +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126225"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126225"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126225\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126231,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126225\/revisions\/126231"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126229"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126225"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126225"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126225"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}