{"id":126232,"date":"2019-04-26T16:53:21","date_gmt":"2019-04-26T14:53:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126232"},"modified":"2019-04-26T16:53:21","modified_gmt":"2019-04-26T14:53:21","slug":"eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/","title":{"rendered":"Eng. Yariisow\u201dSiyaasiyiin doonaya inay i ridaan ayaa caqabad ku ah Amniga\u201d+COD"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in sugida Amniga Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho dhibaato ku yihiin siyaasiyiin danleey ah.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Siyaasiyiintaas ay yihiin kuwo xaasid ah oo doonaya inay maamulka ridaan, isla markaana amniga ay dhibaato ku yihiin, iyaga oo og wixii la soo maray, kuwaas oo amniga siyaasadeynaya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa jira dhaqan oo laga yaabo in dhalinyarada hadda jira kusoo koreen oo mar walba loo dhaxeeya, sida Hoggaamiye Kooxeed ama burcad, laakin hadda lama joogo waqti la dhaho iska gaabso yeysan Al-Shabaab ku arkine, laakin anaga hadaan shacabka fahmin amni lama sugi karo ayuu yiri Duqa Muqdisho.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahana Duqa Magalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa weerar dhinaca Afka ah ku qaaday xildhibaano iyo Siyaasiyiin mucaarad ku ah dowladda, kuwaas oo uu sheegay inay caqabad ku yihiin dowladnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-126232-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Eng-Yariisow-Siyaasiyiin-xaasidiin-ah-ayaa-caqabad-ku-ah-Muqdisho.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Eng-Yariisow-Siyaasiyiin-xaasidiin-ah-ayaa-caqabad-ku-ah-Muqdisho.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Eng-Yariisow-Siyaasiyiin-xaasidiin-ah-ayaa-caqabad-ku-ah-Muqdisho.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in sugida Amniga Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho dhibaato ku yihiin siyaasiyiin danleey ah. Waxa uu sheegay in Siyaasiyiintaas ay yihiin kuwo xaasid ah oo doonaya inay maamulka ridaan, isla markaana amniga ay dhibaato ku yihiin, iyaga oo og wixii la soo maray, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126234,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126232","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Eng. Yariisow\u201dSiyaasiyiin doonaya inay i ridaan ayaa caqabad ku ah Amniga\u201d+COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Eng. Yariisow\u201dSiyaasiyiin doonaya inay i ridaan ayaa caqabad ku ah Amniga\u201d+COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in sugida Amniga Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho dhibaato ku yihiin siyaasiyiin danleey ah. Waxa uu sheegay in Siyaasiyiintaas ay yihiin kuwo xaasid ah oo doonaya inay maamulka ridaan, isla markaana amniga ay dhibaato ku yihiin, iyaga oo og wixii la soo maray, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-26T14:53:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1131\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/\",\"name\":\"Eng. Yariisow\u201dSiyaasiyiin doonaya inay i ridaan ayaa caqabad ku ah Amniga\u201d+COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow-2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-26T14:53:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow-2.jpg\",\"width\":1180,\"height\":1131},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Eng. Yariisow\u201dSiyaasiyiin doonaya inay i ridaan ayaa caqabad ku ah Amniga\u201d+COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Eng. Yariisow\u201dSiyaasiyiin doonaya inay i ridaan ayaa caqabad ku ah Amniga\u201d+COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Eng. Yariisow\u201dSiyaasiyiin doonaya inay i ridaan ayaa caqabad ku ah Amniga\u201d+COD - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in sugida Amniga Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho dhibaato ku yihiin siyaasiyiin danleey ah. Waxa uu sheegay in Siyaasiyiintaas ay yihiin kuwo xaasid ah oo doonaya inay maamulka ridaan, isla markaana amniga ay dhibaato ku yihiin, iyaga oo og wixii la soo maray, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-26T14:53:21+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":1131,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/","name":"Eng. Yariisow\u201dSiyaasiyiin doonaya inay i ridaan ayaa caqabad ku ah Amniga\u201d+COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow-2.jpg","datePublished":"2019-04-26T14:53:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow-2.jpg","width":1180,"height":1131},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/eng-yariisowsiyaasiyiin-doonaya-inay-i-ridaan-ayaa-caqabad-ku-ah-amnigacod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Eng. Yariisow\u201dSiyaasiyiin doonaya inay i ridaan ayaa caqabad ku ah Amniga\u201d+COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126232"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126232"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126232\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126235,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126232\/revisions\/126235"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126234"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126232"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126232"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126232"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}