{"id":126259,"date":"2019-04-27T10:06:56","date_gmt":"2019-04-27T08:06:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126259"},"modified":"2019-04-27T10:06:56","modified_gmt":"2019-04-27T08:06:56","slug":"amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/","title":{"rendered":"Amara Majeed Booliiska Sri Lanka been ayay iga sheegeen"},"content":{"rendered":"<p>Booliiska dalka Sri Lanka ayaa raali galin deg deg ah bixiyay, kadib markii ay saakay si khaldan u adeegsadeen Sawirka haweeney Muslim ah oo asal ahaan dalkaasi kasoo jeeda balse heesata dhalashada dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Amara Majeed ayaa saakay sawirkeeda kasoo muuqday dad lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen qaraxyadii dadka badan ku dhinteen ee axadii ka dhacay magaalooyin kuyaala dalka Sri Lanka.<\/p>\n<p>Sawir uu ka muuqdo wajiga Amara Majeed ayey saraakiisha booliiska dalka Sri Lanka shaaciyeen, iyagoo ku tilmaamay inay ka mid tahay dadka ka dambeeyay qaraxadii dhiigga badan lagu daadiyay.<\/p>\n<p>Magaca sawirka lagu qoray wuxuu ahaa Abdul Cader Fathima Khadiya, balse wajiga muuqday waa Amara oo ku dhalatay magaalada Baltimore ee dalka Mareykanka, waalidiinteedana ay ka soo jeedaan Sri Lanka.<\/p>\n<p>Amara Majeed ayaa sheegtay in argagax iyo layaab ku noqday kadib markii sawirkeeda ku aragtay dadka lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen qaraxyadii Sri Lanka, waxa ayna gabadhan sheegtay in dowlada Sri Lanka ku been abuuratay.<\/p>\n<p>\u201cSaaka waxay dowladda Sri Lanka si been abuur ah iigu tilmaamtay inaan ka mid ahay xubnihii kooxda ISIS ee weerarrada ka fuliyay Sri Lanka. Waa arrin la yaab leh oo subax lagu soo kaco\u201d,ayey Amara kusoo qortay boga Twitterka ku leedahay.<\/p>\n<p>Qaraxyadii axadii ruxay dalka Sri Lanka laguna weeraray Hoteeiyo iyo Kaniisado ayaa waxaa ku dhintay dad ku dhaw 300-qof , waxaana weerarkaasi masuulkiyadiisa sheegatay kooxda Khilaafada Islaamka ee Daacish.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-126259 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/d5f59hnwaai4lqi-jpg-large\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"656\" height=\"960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/D5F59hNWAAI4lQi.jpg-large.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/D5F59hNWAAI4lQi.jpg-large.jpg 656w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/D5F59hNWAAI4lQi.jpg-large-205x300.jpg 205w\" sizes=\"(max-width: 656px) 100vw, 656px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/sri\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"660\" height=\"371\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Sri.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Sri.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Sri-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/twitter.com\/AmaraMajeed1\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliiska dalka Sri Lanka ayaa raali galin deg deg ah bixiyay, kadib markii ay saakay si khaldan u adeegsadeen Sawirka haweeney Muslim ah oo asal ahaan dalkaasi kasoo jeeda balse heesata dhalashada dalka Mareykanka. Amara Majeed ayaa saakay sawirkeeda kasoo muuqday dad lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen qaraxyadii dadka badan ku dhinteen ee axadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126261,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126259","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Amara Majeed Booliiska Sri Lanka been ayay iga sheegeen - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Amara Majeed Booliiska Sri Lanka been ayay iga sheegeen - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Booliiska dalka Sri Lanka ayaa raali galin deg deg ah bixiyay, kadib markii ay saakay si khaldan u adeegsadeen Sawirka haweeney Muslim ah oo asal ahaan dalkaasi kasoo jeeda balse heesata dhalashada dalka Mareykanka. Amara Majeed ayaa saakay sawirkeeda kasoo muuqday dad lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen qaraxyadii dadka badan ku dhinteen ee axadii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-27T08:06:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Sri.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/\",\"name\":\"Amara Majeed Booliiska Sri Lanka been ayay iga sheegeen - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Sri.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-27T08:06:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Sri.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Sri.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Amara Majeed Booliiska Sri Lanka been ayay iga sheegeen\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Amara Majeed Booliiska Sri Lanka been ayay iga sheegeen - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Amara Majeed Booliiska Sri Lanka been ayay iga sheegeen - Wardoon","og_description":"Booliiska dalka Sri Lanka ayaa raali galin deg deg ah bixiyay, kadib markii ay saakay si khaldan u adeegsadeen Sawirka haweeney Muslim ah oo asal ahaan dalkaasi kasoo jeeda balse heesata dhalashada dalka Mareykanka. Amara Majeed ayaa saakay sawirkeeda kasoo muuqday dad lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen qaraxyadii dadka badan ku dhinteen ee axadii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-27T08:06:56+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Sri.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/","name":"Amara Majeed Booliiska Sri Lanka been ayay iga sheegeen - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Sri.jpg","datePublished":"2019-04-27T08:06:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Sri.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Sri.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amara-majeed-booliiska-sri-lanka-been-ayay-iga-sheegeen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Amara Majeed Booliiska Sri Lanka been ayay iga sheegeen"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126259"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126259"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126259\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126262,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126259\/revisions\/126262"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126261"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126259"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126259"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126259"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}