{"id":126263,"date":"2019-04-27T10:24:24","date_gmt":"2019-04-27T08:24:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126263"},"modified":"2019-04-27T10:30:36","modified_gmt":"2019-04-27T08:30:36","slug":"iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/","title":{"rendered":"Tvga Iran oo lagajoojiyay Barnaamijka millionaire"},"content":{"rendered":"<p>Telefishanka Dawladda Iran ayaa hakiyey tabinta barnaamij laga dheegay ka Ingiriiska ah ee &#8220;Who Wants to be a Millionaire&#8221; ka dib markii ay ka cawdeen culimada waaweyn iyo muxaafidiintu.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha guud ee Aayatullaah Cali Khamenei ayaa ka digay in barnaamijkaa lacagta sida fudud loogu helayaa halis gelin karo &#8220;dhaqanka hawl karnimada iyo wax soo saarka&#8221; ee dalka.<\/p>\n<p>Wadaad culimada Shiicada ka mid ah ayaa ka Fatwooday barnaamijyada la mid ka ah &#8220;Be a Winner&#8221; oo ay dadka ka qayb galaa lacag helaan.<\/p>\n<p>Shareecaada Islaamka waa ku xaaraan khamaarku.<br \/>\nAayatullah Nasr Makarem Shirazi ayaa fatwadiisu waxay xaaraantimaynaysay barnaamijyada lacagta ay ku helaan dadka daawada iyo ka qayb galayaashu.<\/p>\n<p>Makarem Shirazi ayaa ku tilmaamay barnaamijkaa nooc &#8220;khamaar&#8221; ah iyo &#8220;ciyaaro bakhti yaa nasiib ah&#8221; waxaanu carrabka ku adkeeyey in ay sharaceeda Islaamku mamnuucday.<\/p>\n<p>Barnaamijka waxa soo jeediya jilaa la yidhaa Mohammad Reza Golzar waxaanay dadka ka qayb galaa ku tartamaan hal bilayn oo Riyal taas oo u dhiganta 25000 oo Dollar waxaanay sidoo kale dadku tartanka kaga qayb geli karaan iyaga oo guryahooda jooga oo adeegsanaya internet-ka.<\/p>\n<p>Wakaaladaha wararka ayaa dhaleeceeyey warbaahinta dawladda ee Idaacadda iyo Telefishanka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ee IRIB, oo ku tilmaamay in ay abuurtay &#8220;xalaal casino&#8221; maadaama oo ay baahiso barnaamijyadaa ay daawadayaashu lacagta khamaarka ah ku tartamayaan.<\/p>\n<p>IRIB ayaa sheegtay in ay baadhi doonto barnaamijkaa Telefishanka ka baxa ee waxaa lagu eedeeyey.<\/p>\n<p>Warbaahinta dalka ayaa tebisay in barnaamijkaa la joojinayo ugu yaraan todobaad, halka madaxda telefishanka dawladduna ka sheegeen in ay ka shaqaynayaan sidii wax looga bedeli lahaa maalgelinta barnaamijka.<\/p>\n<p>Warbaahinta muxaafidka ah ayaa ka baaqday in tallaabo adag laga qaado waxay ku tilmaantay &#8220;fadeexadda&#8221; waxaanay ku talo bixisay in agaasimaha Channel ka baahiya barnaamijkaa shaqada laga eryo.<\/p>\n<p>Iran waxa laga hir geliyey barnaamijo door ah oo laga soo dheegay kuwo Maraykan iyo Yurub ah oo uu ka mid yahay Britain&#8217;s Got Talent mid u dhigma oo la yidhaa Jiilka Cusub.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.foxnews.com\/world\/iran-shuts-down-tv-game-show-accuses-channel-of-running-a-halal-casino\"><span style=\"color: #0000ff;\">HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Telefishanka Dawladda Iran ayaa hakiyey tabinta barnaamij laga dheegay ka Ingiriiska ah ee &#8220;Who Wants to be a Millionaire&#8221; ka dib markii ay ka cawdeen culimada waaweyn iyo muxaafidiintu. Hogaamiyaha guud ee Aayatullaah Cali Khamenei ayaa ka digay in barnaamijkaa lacagta sida fudud loogu helayaa halis gelin karo &#8220;dhaqanka hawl karnimada iyo wax soo saarka&#8221; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126264,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126263","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Tvga Iran oo lagajoojiyay Barnaamijka millionaire - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Tvga Iran oo lagajoojiyay Barnaamijka millionaire - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Telefishanka Dawladda Iran ayaa hakiyey tabinta barnaamij laga dheegay ka Ingiriiska ah ee &#8220;Who Wants to be a Millionaire&#8221; ka dib markii ay ka cawdeen culimada waaweyn iyo muxaafidiintu. Hogaamiyaha guud ee Aayatullaah Cali Khamenei ayaa ka digay in barnaamijkaa lacagta sida fudud loogu helayaa halis gelin karo &#8220;dhaqanka hawl karnimada iyo wax soo saarka&#8221; [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-27T08:24:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-04-27T08:30:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault-6.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1152\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/\",\"name\":\"Tvga Iran oo lagajoojiyay Barnaamijka millionaire - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault-6.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-27T08:24:24+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-27T08:30:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault-6.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault-6.jpg\",\"width\":1152,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Tvga Iran oo lagajoojiyay Barnaamijka millionaire\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Tvga Iran oo lagajoojiyay Barnaamijka millionaire - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Tvga Iran oo lagajoojiyay Barnaamijka millionaire - Wardoon","og_description":"Telefishanka Dawladda Iran ayaa hakiyey tabinta barnaamij laga dheegay ka Ingiriiska ah ee &#8220;Who Wants to be a Millionaire&#8221; ka dib markii ay ka cawdeen culimada waaweyn iyo muxaafidiintu. Hogaamiyaha guud ee Aayatullaah Cali Khamenei ayaa ka digay in barnaamijkaa lacagta sida fudud loogu helayaa halis gelin karo &#8220;dhaqanka hawl karnimada iyo wax soo saarka&#8221; [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-27T08:24:24+00:00","article_modified_time":"2019-04-27T08:30:36+00:00","og_image":[{"width":1152,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault-6.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/","name":"Tvga Iran oo lagajoojiyay Barnaamijka millionaire - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault-6.jpg","datePublished":"2019-04-27T08:24:24+00:00","dateModified":"2019-04-27T08:30:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault-6.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/maxresdefault-6.jpg","width":1152,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-oo-tvga-kajoojisay-barnaamijka-millionaire\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Tvga Iran oo lagajoojiyay Barnaamijka millionaire"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126263"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126263"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126263\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126266,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126263\/revisions\/126266"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126264"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126263"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126263"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126263"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}