{"id":126305,"date":"2019-04-28T10:25:13","date_gmt":"2019-04-28T08:25:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126305"},"modified":"2019-04-28T10:25:13","modified_gmt":"2019-04-28T08:25:13","slug":"canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/","title":{"rendered":"\u201cCanshuurta Shacabka Muqdisho ayay DF ku dhisan tahay\u201d+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud ayaa siyaabooyin kala duwan u weeraray madaxda talada dalka haya, waxaana uu ka hadlay maqaamka Muqdisho.<\/p>\n<p>Ugu horeyn Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhaqaalaha ugu badan ka hesho shacabka magaalada Muqdisho, islamarkaana aysan jirin magaalo kale oo dowladda ay dhaqaalo ka hesho.<\/p>\n<p>Sidaasi daraadeed ayuu sheegay in shacabka Muqdisho xaq u leeyihiin inay helaan xuquuqda ay dowladda ku leeyihiin oo ay ugu horeyso inay matalaad ku yeeshaan golayaasha dowladda.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale sheegay in Canshuurta ay bixiyaan shacabka magaalada Muqdisho badalkeeda u baahan yihiin inay helaan adeegyada kala duwan ee dowladda, islamarkaana aan shacabka lagu qasbin inay iska diidaan bixinta dhaqaalahaasi.<\/p>\n<p>\u201cMagaalada Muqdisho waa Midka maanta haya oo ay ku jirto dowladda Federaalka daraadiis, waa gobolkee gobolka kale ee wax la taaban karo dowladdan kusoo kordhiya\u201dayuu yiri Xasan Sheikh Maxamuud.<\/p>\n<p>\u201cShalay waan sheegnay markaan dhahaynay waxbaa qabyo naga ah, waxaa kamid ahaa gobolka Banaadir, Dadka gobolka Banaadir waxay xaq u leeyihiin inay matalaad helaan, weyna helayaan Insha allah\u201dayuu yiri Xasan Sheikh Maxamuud.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in magaalada Muqdisho ay tahay caasimadda Ummada Soomaaliyeed, balse lagu kala badan yahay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/rH24MexgkUg\" width=\"860\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud ayaa siyaabooyin kala duwan u weeraray madaxda talada dalka haya, waxaana uu ka hadlay maqaamka Muqdisho. Ugu horeyn Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhaqaalaha ugu badan ka hesho shacabka magaalada Muqdisho, islamarkaana aysan jirin magaalo kale oo dowladda ay dhaqaalo ka hesho. Sidaasi daraadeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126306,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126305","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>\u201cCanshuurta Shacabka Muqdisho ayay DF ku dhisan tahay\u201d+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"\u201cCanshuurta Shacabka Muqdisho ayay DF ku dhisan tahay\u201d+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud ayaa siyaabooyin kala duwan u weeraray madaxda talada dalka haya, waxaana uu ka hadlay maqaamka Muqdisho. Ugu horeyn Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhaqaalaha ugu badan ka hesho shacabka magaalada Muqdisho, islamarkaana aysan jirin magaalo kale oo dowladda ay dhaqaalo ka hesho. Sidaasi daraadeed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-28T08:25:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-53.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"810\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"617\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/\",\"name\":\"\u201cCanshuurta Shacabka Muqdisho ayay DF ku dhisan tahay\u201d+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-53.png\",\"datePublished\":\"2019-04-28T08:25:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-53.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-53.png\",\"width\":810,\"height\":617},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"\u201cCanshuurta Shacabka Muqdisho ayay DF ku dhisan tahay\u201d+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\u201cCanshuurta Shacabka Muqdisho ayay DF ku dhisan tahay\u201d+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\u201cCanshuurta Shacabka Muqdisho ayay DF ku dhisan tahay\u201d+VIDEO - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud ayaa siyaabooyin kala duwan u weeraray madaxda talada dalka haya, waxaana uu ka hadlay maqaamka Muqdisho. Ugu horeyn Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhaqaalaha ugu badan ka hesho shacabka magaalada Muqdisho, islamarkaana aysan jirin magaalo kale oo dowladda ay dhaqaalo ka hesho. Sidaasi daraadeed [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-28T08:25:13+00:00","og_image":[{"width":810,"height":617,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-53.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/","name":"\u201cCanshuurta Shacabka Muqdisho ayay DF ku dhisan tahay\u201d+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-53.png","datePublished":"2019-04-28T08:25:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-53.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Skjermbilde-53.png","width":810,"height":617},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/canshuurta-shacabka-muqdisho-ayay-df-ku-dhisan-tahayvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"\u201cCanshuurta Shacabka Muqdisho ayay DF ku dhisan tahay\u201d+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126305"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126305"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126305\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126307,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126305\/revisions\/126307"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126306"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}