{"id":126311,"date":"2019-04-28T14:06:34","date_gmt":"2019-04-28T12:06:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126311"},"modified":"2019-04-28T14:06:34","modified_gmt":"2019-04-28T12:06:34","slug":"akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/","title":{"rendered":"Akhriso Akoonada Maamulka G\/ Banaadir oo laxayiray"},"content":{"rendered":"<p>Xafiiska Hanti Dhawrka Qaranka Soomaaliya ayaa xayiraad kusoo rogay dhaqdhaqaaqa Maaliyadeed ee Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Xafiiska Hanti Dhawrka Qaranka ayaa waraaq amar ah u kala diray Bangiyada sida gaarka ah loo leeyahay iyo Bankiga dhexe, waxaana si rasmi ah loo xayiray dhammaan akoonadii Maamulkaas.<\/p>\n<p>Sida aan xogta ku helnay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa diiday in lagala xisaabtamo xisaab xirkii lixdii bilood ee lasoo dhaafay, waxayna taas keentay in la xayiro dhammaan dhaqdhaqaaqa Maaliyadeed ee Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Sababta uu Maamulka Gobolka Banaadir u diiday in lala xisaabtamo ayaa lagu sheegay kadib markii lixdii bilood ee ka horeysaan lixdaan bil lagu helay Musuq maasuq xooggan iyo lacago badan oo la lunsaday isla markaasna ay haddana ka cabsanayaan in lasoo bandhigo musuq maasuqa ka jiro Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Waxaa maamulkA Gobolka Banaadir lagu eedeeyay iney ku maqantahay $16milion oo dollar, oo la waayay cida qaadatay iyo meesha lagu bixiyay sida ay isku raaceen guddiga Maaliyada ee Baarlamaanka iyo Hanti-dhowrka guud.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58443793_337421553641708_5441002554987118592_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-126312\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58443793_337421553641708_5441002554987118592_n.jpg\" alt=\"\" width=\"585\" height=\"945\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58443793_337421553641708_5441002554987118592_n.jpg 585w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58443793_337421553641708_5441002554987118592_n-186x300.jpg 186w\" sizes=\"(max-width: 585px) 100vw, 585px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Hanti Dhawrka Qaranka Soomaaliya ayaa xayiraad kusoo rogay dhaqdhaqaaqa Maaliyadeed ee Maamulka Gobolka Banaadir. Xafiiska Hanti Dhawrka Qaranka ayaa waraaq amar ah u kala diray Bangiyada sida gaarka ah loo leeyahay iyo Bankiga dhexe, waxaana si rasmi ah loo xayiray dhammaan akoonadii Maamulkaas. Sida aan xogta ku helnay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa diiday in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126313,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126311","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso Akoonada Maamulka G\/ Banaadir oo laxayiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso Akoonada Maamulka G\/ Banaadir oo laxayiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xafiiska Hanti Dhawrka Qaranka Soomaaliya ayaa xayiraad kusoo rogay dhaqdhaqaaqa Maaliyadeed ee Maamulka Gobolka Banaadir. Xafiiska Hanti Dhawrka Qaranka ayaa waraaq amar ah u kala diray Bangiyada sida gaarka ah loo leeyahay iyo Bankiga dhexe, waxaana si rasmi ah loo xayiray dhammaan akoonadii Maamulkaas. Sida aan xogta ku helnay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa diiday in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-28T12:06:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1131\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/\",\"name\":\"Akhriso Akoonada Maamulka G\/ Banaadir oo laxayiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow-3.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-28T12:06:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow-3.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow-3.jpg\",\"width\":1180,\"height\":1131},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso Akoonada Maamulka G\/ Banaadir oo laxayiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso Akoonada Maamulka G\/ Banaadir oo laxayiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso Akoonada Maamulka G\/ Banaadir oo laxayiray - Wardoon","og_description":"Xafiiska Hanti Dhawrka Qaranka Soomaaliya ayaa xayiraad kusoo rogay dhaqdhaqaaqa Maaliyadeed ee Maamulka Gobolka Banaadir. Xafiiska Hanti Dhawrka Qaranka ayaa waraaq amar ah u kala diray Bangiyada sida gaarka ah loo leeyahay iyo Bankiga dhexe, waxaana si rasmi ah loo xayiray dhammaan akoonadii Maamulkaas. Sida aan xogta ku helnay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa diiday in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-28T12:06:34+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":1131,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/","name":"Akhriso Akoonada Maamulka G\/ Banaadir oo laxayiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow-3.jpg","datePublished":"2019-04-28T12:06:34+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow-3.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yarisow-3.jpg","width":1180,"height":1131},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-akoonada-maamulka-g-banaadir-oo-laxayiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso Akoonada Maamulka G\/ Banaadir oo laxayiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126311"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126311"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126311\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126314,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126311\/revisions\/126314"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126313"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126311"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126311"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126311"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}