{"id":126322,"date":"2019-04-29T07:50:18","date_gmt":"2019-04-29T05:50:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126322"},"modified":"2019-04-29T07:50:18","modified_gmt":"2019-04-29T05:50:18","slug":"madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/","title":{"rendered":"Madaxda Hirshabeelle oo saf ugalay Safiirka Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, Madaxweyne kuxigeenka Cali Guudlaawe iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Cusmaan Barre ayaa maanta si wadajir waxay Safaaradda Mareykanka ee ku taal Xerada Xalane kula kulmeen Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Yamamoto.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa qeyb ka ahaa kulamo gaar gaar ah oo Madaxda maamul goboleedyada la qaadanayeen Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, iyadoo kulamada ay noqdeen kuwo taxane ah oo hadba Madaxda maamul goboleedyada marka ay la kulmaan Mr Yamamoto sawiro la soo galayeen.<\/p>\n<p>Madaxda Hirshabeelle ee si wadajir ah ula kulmay Safiirka Mareykanka waxay kala hadleen xaaladaha ka jira deegaanada Hishabeelle, iyagoo u sheegay culeysyada ka heysta dhinaca amniga iyo la dagaalanka Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa ka dalbadeen taageero ku aadan dhinacyada horumarinta wax soo saarka beeraha, iyo dhinaca amniga, waxaana Safiirka Mareykanka uu sheegay in dhowaan ay ka bilaabi doonaan deegaanada Hirshabeelle mashruucyo lagu horumarinayo dalagyada.<\/p>\n<p>Waa kulankii u horeeyay oo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya la yeesho Madaxda Hirshabeelle oo wada socda, iyadoo horay uu si kala gaar gaar ah ula kulmay Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, Madaxweyne kuxigeenka Cali Guudlaawe iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Cusmaan Barre ayaa maanta si wadajir waxay Safaaradda Mareykanka ee ku taal Xerada Xalane kula kulmeen Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Yamamoto. Kulankan ayaa qeyb ka ahaa kulamo gaar gaar ah oo Madaxda maamul goboleedyada la qaadanayeen Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126323,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126322","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxda Hirshabeelle oo saf ugalay Safiirka Mareykanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxda Hirshabeelle oo saf ugalay Safiirka Mareykanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, Madaxweyne kuxigeenka Cali Guudlaawe iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Cusmaan Barre ayaa maanta si wadajir waxay Safaaradda Mareykanka ee ku taal Xerada Xalane kula kulmeen Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Yamamoto. Kulankan ayaa qeyb ka ahaa kulamo gaar gaar ah oo Madaxda maamul goboleedyada la qaadanayeen Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-29T05:50:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yama-hirsh-696x522.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"522\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/\",\"name\":\"Madaxda Hirshabeelle oo saf ugalay Safiirka Mareykanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yama-hirsh-696x522.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-29T05:50:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yama-hirsh-696x522.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yama-hirsh-696x522.jpg\",\"width\":696,\"height\":522},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxda Hirshabeelle oo saf ugalay Safiirka Mareykanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxda Hirshabeelle oo saf ugalay Safiirka Mareykanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxda Hirshabeelle oo saf ugalay Safiirka Mareykanka - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, Madaxweyne kuxigeenka Cali Guudlaawe iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Cusmaan Barre ayaa maanta si wadajir waxay Safaaradda Mareykanka ee ku taal Xerada Xalane kula kulmeen Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Yamamoto. Kulankan ayaa qeyb ka ahaa kulamo gaar gaar ah oo Madaxda maamul goboleedyada la qaadanayeen Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-29T05:50:18+00:00","og_image":[{"width":696,"height":522,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yama-hirsh-696x522.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/","name":"Madaxda Hirshabeelle oo saf ugalay Safiirka Mareykanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yama-hirsh-696x522.jpg","datePublished":"2019-04-29T05:50:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yama-hirsh-696x522.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/yama-hirsh-696x522.jpg","width":696,"height":522},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxda-hirshabeelle-oo-saf-ugalay-safiirka-mareykanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxda Hirshabeelle oo saf ugalay Safiirka Mareykanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126322"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126322"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126322\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126324,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126322\/revisions\/126324"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126323"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126322"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126322"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126322"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}