{"id":126333,"date":"2019-04-29T11:00:44","date_gmt":"2019-04-29T09:00:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126333"},"modified":"2019-04-29T11:00:44","modified_gmt":"2019-04-29T09:00:44","slug":"dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/","title":{"rendered":"\u201cDowladda Iyadaa Diidday In Siyaasiyiintu Ku Shiraan Muqdisho\u201d +Video"},"content":{"rendered":"<p>Dr. C\/fitaax Ismaaciil Daahir oo mudane ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ahna guddoomiye ku xigeenka xisbiga UPD oo wareysi uu siiyey Goobjoog wuxuu kaga hadlay arrimo badan oo ku aaddan xaaladda dalka.<\/p>\n<p>Ugu horreyn wuxuu ka hadlay sababtii ku kalliftay siyaasiyiin uu isaga ku jiray in ay ku shiraan dalka Kenya, islamarkaana ay halkaasi kasoo dhaleeceeyaan dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay xildhibaanka in sababta ugu weyn ee ay Nairobi ugu shireen ay tahay, kadib markii ay DFS culeys ka dhigtay in siyaasiyiinta ku shiraan Muqdisho islamarkaana ay cabiraan dareenkooda.<\/p>\n<p>Sidoo kale, xukuumadda ayuu sheegay in marar badan ay hor istaagtay shirar ay qabsan lahaayeen siyaasiyiin iyo sidoo kale xisbiyo, taasi bedelkeedana ay doorbideen iney ku shiraan dalka dibaddiisa.<\/p>\n<p>Dhanka kale, xildhibaan C\/fitaax ayaa sheegay in dalka uu ku jiro xaalad adag una baahan in laga samatabixiyo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fgoobjoognews%2Fvideos%2F1061230880728388%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dr. C\/fitaax Ismaaciil Daahir oo mudane ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ahna guddoomiye ku xigeenka xisbiga UPD oo wareysi uu siiyey Goobjoog wuxuu kaga hadlay arrimo badan oo ku aaddan xaaladda dalka. Ugu horreyn wuxuu ka hadlay sababtii ku kalliftay siyaasiyiin uu isaga ku jiray in ay ku shiraan dalka Kenya, islamarkaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126334,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126333","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>\u201cDowladda Iyadaa Diidday In Siyaasiyiintu Ku Shiraan Muqdisho\u201d +Video - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"\u201cDowladda Iyadaa Diidday In Siyaasiyiintu Ku Shiraan Muqdisho\u201d +Video - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dr. C\/fitaax Ismaaciil Daahir oo mudane ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ahna guddoomiye ku xigeenka xisbiga UPD oo wareysi uu siiyey Goobjoog wuxuu kaga hadlay arrimo badan oo ku aaddan xaaladda dalka. Ugu horreyn wuxuu ka hadlay sababtii ku kalliftay siyaasiyiin uu isaga ku jiray in ay ku shiraan dalka Kenya, islamarkaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-29T09:00:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Xildhibaan-Cfitaax-551x405.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"551\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/\",\"name\":\"\u201cDowladda Iyadaa Diidday In Siyaasiyiintu Ku Shiraan Muqdisho\u201d +Video - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Xildhibaan-Cfitaax-551x405.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-29T09:00:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Xildhibaan-Cfitaax-551x405.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Xildhibaan-Cfitaax-551x405.jpg\",\"width\":551,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"\u201cDowladda Iyadaa Diidday In Siyaasiyiintu Ku Shiraan Muqdisho\u201d +Video\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\u201cDowladda Iyadaa Diidday In Siyaasiyiintu Ku Shiraan Muqdisho\u201d +Video - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\u201cDowladda Iyadaa Diidday In Siyaasiyiintu Ku Shiraan Muqdisho\u201d +Video - Wardoon","og_description":"Dr. C\/fitaax Ismaaciil Daahir oo mudane ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ahna guddoomiye ku xigeenka xisbiga UPD oo wareysi uu siiyey Goobjoog wuxuu kaga hadlay arrimo badan oo ku aaddan xaaladda dalka. Ugu horreyn wuxuu ka hadlay sababtii ku kalliftay siyaasiyiin uu isaga ku jiray in ay ku shiraan dalka Kenya, islamarkaana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-29T09:00:44+00:00","og_image":[{"width":551,"height":405,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Xildhibaan-Cfitaax-551x405.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/","name":"\u201cDowladda Iyadaa Diidday In Siyaasiyiintu Ku Shiraan Muqdisho\u201d +Video - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Xildhibaan-Cfitaax-551x405.jpg","datePublished":"2019-04-29T09:00:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Xildhibaan-Cfitaax-551x405.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Xildhibaan-Cfitaax-551x405.jpg","width":551,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-iyadaa-diidday-in-siyaasiyiintu-ku-shiraan-muqdisho-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"\u201cDowladda Iyadaa Diidday In Siyaasiyiintu Ku Shiraan Muqdisho\u201d +Video"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126333"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126333"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126333\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126335,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126333\/revisions\/126335"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126334"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}