{"id":126401,"date":"2019-04-29T18:19:30","date_gmt":"2019-04-29T16:19:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126401"},"modified":"2019-04-29T18:19:30","modified_gmt":"2019-04-29T16:19:30","slug":"malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Malayshiyo qabsaday saldhig ku yaalla magaalada Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Malayshiya beeleed hubaysan ayaa maanta la wareegay saldhig ciidan oo ku yaalla xaafadda Garsoor ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo sida ay Wardoon.net usheegeen goobjoogayaal.<\/p>\n<p>Malayshiyaadka oo uu hoggaaminayo nin magaciisa lagu sheegay Dhuuhdan ayaa sida la sheegayo qabsaday saldhiga bartamaha oo ay ku shaqeeyaan ciidanka ilaalinta canshuuraha dowladda hoose ee waqooyiga degmada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Sidoo kale qaar kamid ah ganacsatada ayaa sheegaya in malayshiyaadka halkaasi qabsaday ay tan iyo saaka ka qaadayeen canshuuro kadib markii ciidanka ilaalinta canshuura ee dowladda hoose laga qabsaday saldhiga.<\/p>\n<p>Sarkaalka hoggaaminaya malayshiyaadka oo lagu magacaabo Dhuuhdan ayaa hore u soo noqday madaxii baarista iyo dabagalka dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo waxaase xilka ka qaaday guddoomiyihi hore degmada Gaalkacyo Yaasiin Cabdisamad.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta degmada Gaalkacyo ee Puntland ayaan ilaa iyo haatan wax war ah ka soo saarin malayshiyaadka qabsaday saldhigaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Malayshiya beeleed hubaysan ayaa maanta la wareegay saldhig ciidan oo ku yaalla xaafadda Garsoor ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo sida ay Wardoon.net usheegeen goobjoogayaal. Malayshiyaadka oo uu hoggaaminayo nin magaciisa lagu sheegay Dhuuhdan ayaa sida la sheegayo qabsaday saldhiga bartamaha oo ay ku shaqeeyaan ciidanka ilaalinta canshuuraha dowladda hoose ee waqooyiga degmada Gaalkacyo. Sidoo kale qaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126402,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126401","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Malayshiyo qabsaday saldhig ku yaalla magaalada Gaalkacyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Malayshiyo qabsaday saldhig ku yaalla magaalada Gaalkacyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Malayshiya beeleed hubaysan ayaa maanta la wareegay saldhig ciidan oo ku yaalla xaafadda Garsoor ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo sida ay Wardoon.net usheegeen goobjoogayaal. Malayshiyaadka oo uu hoggaaminayo nin magaciisa lagu sheegay Dhuuhdan ayaa sida la sheegayo qabsaday saldhiga bartamaha oo ay ku shaqeeyaan ciidanka ilaalinta canshuuraha dowladda hoose ee waqooyiga degmada Gaalkacyo. Sidoo kale qaar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-29T16:19:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Gaalkacyo-sawir-hore.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"343\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/\",\"name\":\"Malayshiyo qabsaday saldhig ku yaalla magaalada Gaalkacyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Gaalkacyo-sawir-hore.jpg\",\"datePublished\":\"2019-04-29T16:19:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Gaalkacyo-sawir-hore.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Gaalkacyo-sawir-hore.jpg\",\"width\":600,\"height\":343},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Malayshiyo qabsaday saldhig ku yaalla magaalada Gaalkacyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Malayshiyo qabsaday saldhig ku yaalla magaalada Gaalkacyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Malayshiyo qabsaday saldhig ku yaalla magaalada Gaalkacyo - Wardoon","og_description":"Malayshiya beeleed hubaysan ayaa maanta la wareegay saldhig ciidan oo ku yaalla xaafadda Garsoor ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo sida ay Wardoon.net usheegeen goobjoogayaal. Malayshiyaadka oo uu hoggaaminayo nin magaciisa lagu sheegay Dhuuhdan ayaa sida la sheegayo qabsaday saldhiga bartamaha oo ay ku shaqeeyaan ciidanka ilaalinta canshuuraha dowladda hoose ee waqooyiga degmada Gaalkacyo. Sidoo kale qaar [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-04-29T16:19:30+00:00","og_image":[{"width":600,"height":343,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Gaalkacyo-sawir-hore.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/","name":"Malayshiyo qabsaday saldhig ku yaalla magaalada Gaalkacyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Gaalkacyo-sawir-hore.jpg","datePublished":"2019-04-29T16:19:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Gaalkacyo-sawir-hore.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Gaalkacyo-sawir-hore.jpg","width":600,"height":343},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/malayshiyo-qabsaday-saldhig-ku-yaalla-magaalada-gaalkacyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Malayshiyo qabsaday saldhig ku yaalla magaalada Gaalkacyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126401"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126401"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126401\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126403,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126401\/revisions\/126403"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126402"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126401"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126401"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126401"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}