{"id":126487,"date":"2019-05-01T15:51:46","date_gmt":"2019-05-01T13:51:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126487"},"modified":"2019-05-01T15:51:46","modified_gmt":"2019-05-01T13:51:46","slug":"xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/","title":{"rendered":"Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Haween magafe kacabanayay +VIDEO+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in ciidamada booliiska maanta xabiga dhigeen haween caawinaad ka dalbanayay Xukuumada Somaliland.<\/p>\n<p>Haweenkan oo caruur ay dhaleen iyo dad ehel la ah gacanta ugu jira kooxaha magafaayaha dalka Liibiya ayaa ka codsanayay Xukuumada Madaxweyne Muusi Biixi in gacan ka siiso sidii dhalintaasi looga soo saari lahaa godka madow ay ku xiran yihiin.<\/p>\n<p>Haweenkan la xiray oo boorar watay ayaa maanta isugu soo baxay wado kutaala Suuqa magaalada Hargeysa, waxa ayna gacanta ku wateen boorar ay kaga codsadeen Xukuumada Somaliland caawinaad.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka codsanaynaa dawladda sharafta leh inay wax nagala qabtaan sidii aan uga soo saari lahayn dhalinyarada godka madow ee Liibiya ku jirta\u201d.ayaa ku qornaa boorarka ay wateen hooyooyinka la xiray.<\/p>\n<p>Waxaa dad badan layaab ku noqotay in maamulka Somaliland xabsi ku guraan hooyooyinkaasi Soomaaliyeed ee maanta caawinaada ka dalbaday, mana jiro ilaa hada wax war ah oo kasoo baxay maamulka Somaliland oo ku aadan xariga haweenkan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/NjkEowUXvsA\" width=\"850\" height=\"740\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-126487 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/hawen-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"576\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hawen-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hawen-1.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hawen-1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/hawen-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"432\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hawen-2.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hawen-2.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hawen-2-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in ciidamada booliiska maanta xabiga dhigeen haween caawinaad ka dalbanayay Xukuumada Somaliland. Haweenkan oo caruur ay dhaleen iyo dad ehel la ah gacanta ugu jira kooxaha magafaayaha dalka Liibiya ayaa ka codsanayay Xukuumada Madaxweyne Muusi Biixi in gacan ka siiso sidii dhalintaasi looga soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126488,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126487","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Haween magafe kacabanayay +VIDEO+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Haween magafe kacabanayay +VIDEO+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in ciidamada booliiska maanta xabiga dhigeen haween caawinaad ka dalbanayay Xukuumada Somaliland. Haweenkan oo caruur ay dhaleen iyo dad ehel la ah gacanta ugu jira kooxaha magafaayaha dalka Liibiya ayaa ka codsanayay Xukuumada Madaxweyne Muusi Biixi in gacan ka siiso sidii dhalintaasi looga soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-01T13:51:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hawen-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/\",\"name\":\"Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Haween magafe kacabanayay +VIDEO+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hawen-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-01T13:51:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hawen-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hawen-1.jpg\",\"width\":768,\"height\":576},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Haween magafe kacabanayay +VIDEO+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Haween magafe kacabanayay +VIDEO+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Haween magafe kacabanayay +VIDEO+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in ciidamada booliiska maanta xabiga dhigeen haween caawinaad ka dalbanayay Xukuumada Somaliland. Haweenkan oo caruur ay dhaleen iyo dad ehel la ah gacanta ugu jira kooxaha magafaayaha dalka Liibiya ayaa ka codsanayay Xukuumada Madaxweyne Muusi Biixi in gacan ka siiso sidii dhalintaasi looga soo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-01T13:51:46+00:00","og_image":[{"width":768,"height":576,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hawen-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/","name":"Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Haween magafe kacabanayay +VIDEO+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hawen-1.jpg","datePublished":"2019-05-01T13:51:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hawen-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hawen-1.jpg","width":768,"height":576},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-haween-magafe-kacabanayay-videosawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Haween magafe kacabanayay +VIDEO+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126487"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126487"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126487\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126490,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126487\/revisions\/126490"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126488"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126487"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126487"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126487"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}