{"id":126560,"date":"2019-05-02T23:02:06","date_gmt":"2019-05-02T21:02:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126560"},"modified":"2019-05-02T23:02:06","modified_gmt":"2019-05-02T21:02:06","slug":"puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/","title":{"rendered":"Puntland oo diiday xeerka doorashooyinka ee maanta la ansixiyay"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa ka hor yimid Xeerka doorashooyinka ee uu maanta ansixiyey golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Somalia.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in Xeerka Doorashada ee la ansixiyey aan Puntland lagala tashan, waxbana ka khuseynin, iyagoo sheegay in talaabadan ay ka hor imaneyso dastuurka ku meel gaarka ah ee dalka.<\/p>\n<p>Arintan ayaa ku soo beegmaysa xili Madaxweynaha Puntland uu sheegay maalmo ka hor in Xukuumada Federaalku ay ka gaabisay arimihii doorashada sidaas awgeed ay ku fashilantay shaqadii loo igmaday.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka Puntland<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1556827579339-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-126562\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1556827579339-1.jpg\" alt=\"\" width=\"552\" height=\"714\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1556827579339-1.jpg 552w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1556827579339-1-232x300.jpg 232w\" sizes=\"(max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa ka hor yimid Xeerka doorashooyinka ee uu maanta ansixiyey golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Somalia. War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in Xeerka Doorashada ee la ansixiyey aan Puntland lagala tashan, waxbana ka khuseynin, iyagoo sheegay in talaabadan ay ka hor imaneyso dastuurka ku meel gaarka ah ee dalka. Arintan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126563,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126560","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo diiday xeerka doorashooyinka ee maanta la ansixiyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo diiday xeerka doorashooyinka ee maanta la ansixiyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Puntland ayaa ka hor yimid Xeerka doorashooyinka ee uu maanta ansixiyey golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Somalia. War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in Xeerka Doorashada ee la ansixiyey aan Puntland lagala tashan, waxbana ka khuseynin, iyagoo sheegay in talaabadan ay ka hor imaneyso dastuurka ku meel gaarka ah ee dalka. Arintan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-02T21:02:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/puntland..jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/\",\"name\":\"Puntland oo diiday xeerka doorashooyinka ee maanta la ansixiyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/puntland..jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-02T21:02:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/puntland..jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/puntland..jpg\",\"width\":400,\"height\":300},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo diiday xeerka doorashooyinka ee maanta la ansixiyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo diiday xeerka doorashooyinka ee maanta la ansixiyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo diiday xeerka doorashooyinka ee maanta la ansixiyay - Wardoon","og_description":"Maamulka Puntland ayaa ka hor yimid Xeerka doorashooyinka ee uu maanta ansixiyey golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Somalia. War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in Xeerka Doorashada ee la ansixiyey aan Puntland lagala tashan, waxbana ka khuseynin, iyagoo sheegay in talaabadan ay ka hor imaneyso dastuurka ku meel gaarka ah ee dalka. Arintan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-02T21:02:06+00:00","og_image":[{"width":400,"height":300,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/puntland..jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/","name":"Puntland oo diiday xeerka doorashooyinka ee maanta la ansixiyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/puntland..jpg","datePublished":"2019-05-02T21:02:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/puntland..jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/puntland..jpg","width":400,"height":300},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-xeerka-doorashooyinka-ee-maanta-la-ansixiyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo diiday xeerka doorashooyinka ee maanta la ansixiyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126560"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126560"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126560\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126564,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126560\/revisions\/126564"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126563"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126560"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126560"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126560"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}