{"id":126575,"date":"2019-05-03T10:27:43","date_gmt":"2019-05-03T08:27:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126575"},"modified":"2019-05-03T10:27:43","modified_gmt":"2019-05-03T08:27:43","slug":"daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Mulkiile ayaa jira oo dowladda leh"},"content":{"rendered":"<p>Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka Soomaaliya iyo shaqsiyaad uu sheegay inay leeyihiin talada dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Prof Samatar, ayaa ugu horeyn sheegay in dadka Soomaaliyeed ay isweydiinayaan shaqsiyaadka ku jira daaha gadaashiisa ee leh awooda maamulka dowladnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ka dhisan aysan laheyn Shacabka Soomaaliya, balse ay leeyihiin shaqsiyaad uu sheegay inay dhaqaalo kasoo qaateen dowladda Qatar markii doorashada ay dhaceysay.<\/p>\n<p>Ku xigeenka Nabad Sugidda Fahad Yaasiin ayuu sheegay inuu kamid yahay dadka daaha gadaashiisa ka maamulaya dowladnimada Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cDadka Muqdisho jooga magac bey soo saareen waxay yiraahdeen, Yaa dowladdan Leh? Mulkiile ayaa jira oo dowladda leh, waxayna dadka ku tilmaameen ku xigeenka nabad sugidda, dadka waxay sheegayaan in talada halkaa ka go\u2019do inay madaxweynaha iyo ra\u2019iisul wasaaraha ka go\u2019in, taana waa Imaan daro\u201d.<\/p>\n<p>\u201cDadkaa ku jeclaan lahaa haddaad wax qabato, Laakiin mar haddaad xukunka ku dhegsan tahay oo cidda aan doonaan geysanayaa meesha leedahay, taasi waxaa beylah ku noqonaya shaqadii dadweynaha loo qaban lahaa\u201dayuu yiri Prof Cabdi Ismaaciil Samatar.<\/p>\n<p>Prof Cabdi Ismaaciil, ayaa sheegay inuu goobjoog ka ahaa dhaqaalihii badnaa ee lagu soo doortay madaxda Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/C0wmmVdttJs\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka Soomaaliya iyo shaqsiyaad uu sheegay inay leeyihiin talada dalka Soomaaliya. Prof Samatar, ayaa ugu horeyn sheegay in dadka Soomaaliyeed ay isweydiinayaan shaqsiyaadka ku jira daaha gadaashiisa ee leh awooda maamulka dowladnimada Soomaaliya. Wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ka dhisan aysan laheyn Shacabka Soomaaliya, balse [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126576,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126575","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Mulkiile ayaa jira oo dowladda leh - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Mulkiile ayaa jira oo dowladda leh - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka Soomaaliya iyo shaqsiyaad uu sheegay inay leeyihiin talada dalka Soomaaliya. Prof Samatar, ayaa ugu horeyn sheegay in dadka Soomaaliyeed ay isweydiinayaan shaqsiyaadka ku jira daaha gadaashiisa ee leh awooda maamulka dowladnimada Soomaaliya. Wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ka dhisan aysan laheyn Shacabka Soomaaliya, balse [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-03T08:27:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-5.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"985\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"662\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/\",\"name\":\"DAAWO:- Mulkiile ayaa jira oo dowladda leh - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-5.png\",\"datePublished\":\"2019-05-03T08:27:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-5.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-5.png\",\"width\":985,\"height\":662},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Mulkiile ayaa jira oo dowladda leh\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Mulkiile ayaa jira oo dowladda leh - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Mulkiile ayaa jira oo dowladda leh - Wardoon","og_description":"Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka Soomaaliya iyo shaqsiyaad uu sheegay inay leeyihiin talada dalka Soomaaliya. Prof Samatar, ayaa ugu horeyn sheegay in dadka Soomaaliyeed ay isweydiinayaan shaqsiyaadka ku jira daaha gadaashiisa ee leh awooda maamulka dowladnimada Soomaaliya. Wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ka dhisan aysan laheyn Shacabka Soomaaliya, balse [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-03T08:27:43+00:00","og_image":[{"width":985,"height":662,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-5.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/","name":"DAAWO:- Mulkiile ayaa jira oo dowladda leh - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-5.png","datePublished":"2019-05-03T08:27:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-5.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-5.png","width":985,"height":662},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mulkiile-ayaa-jira-oo-dowladda-leh\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Mulkiile ayaa jira oo dowladda leh"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126575"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126575"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126575\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126577,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126575\/revisions\/126577"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126576"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126575"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126575"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126575"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}