{"id":126726,"date":"2019-05-05T18:43:34","date_gmt":"2019-05-05T16:43:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126726"},"modified":"2019-05-05T18:47:04","modified_gmt":"2019-05-05T16:47:04","slug":"faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/","title":{"rendered":"Faysal Cali Waraabe:- aniga iyo Ciro waxaan kusheeshiinay in dalka lakeeno Amisom +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay Arimo kala duwan.<\/p>\n<p>Wuxuu ayaan Darro ku tilmaamay Xaalada degdega ah ee lagu soo rogay deegaano kamid ah gobolka sanaag, Wuxuuna sheegay inay Sumcad Xumo baahsan usoo jiiday Somaliland, wuxuuna ku tilmaamay mid lagu soo Booday, Wuxuuna tacsi u diray Saraakiishii halkaasi lagu diley.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Faysal wuxuu Dhaliilay Hogaaminta gudoomiyaha Baarlamaanka Baashe Maxamed Faarax, Wuxuuna sheegay inay Maraddu ka dhacday, Islamarkaana aanu masuuliyad qaadi karin, Sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Faysal ayaa sidoo kale ka hadlay Kulamadii u dhexeeyay Xisbiyadda ee ku aadanaa Arimaha Doorashada, kuwaasi oo la isku Mari waayey, Wuxuuna dhaliilo u jeediyey Xisbiga Wadani.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ilV4Zxs3yn4\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay Arimo kala duwan. Wuxuu ayaan Darro ku tilmaamay Xaalada degdega ah ee lagu soo rogay deegaano kamid ah gobolka sanaag, Wuxuuna sheegay inay Sumcad Xumo baahsan usoo jiiday Somaliland, wuxuuna ku tilmaamay mid lagu soo Booday, Wuxuuna tacsi u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126727,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126726","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Faysal Cali Waraabe:- aniga iyo Ciro waxaan kusheeshiinay in dalka lakeeno Amisom +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Faysal Cali Waraabe:- aniga iyo Ciro waxaan kusheeshiinay in dalka lakeeno Amisom +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay Arimo kala duwan. Wuxuu ayaan Darro ku tilmaamay Xaalada degdega ah ee lagu soo rogay deegaano kamid ah gobolka sanaag, Wuxuuna sheegay inay Sumcad Xumo baahsan usoo jiiday Somaliland, wuxuuna ku tilmaamay mid lagu soo Booday, Wuxuuna tacsi u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-05T16:43:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-05-05T16:47:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-9.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1034\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"629\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/\",\"name\":\"Faysal Cali Waraabe:- aniga iyo Ciro waxaan kusheeshiinay in dalka lakeeno Amisom +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-9.png\",\"datePublished\":\"2019-05-05T16:43:34+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-05T16:47:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-9.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-9.png\",\"width\":1034,\"height\":629},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Faysal Cali Waraabe:- aniga iyo Ciro waxaan kusheeshiinay in dalka lakeeno Amisom +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Faysal Cali Waraabe:- aniga iyo Ciro waxaan kusheeshiinay in dalka lakeeno Amisom +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Faysal Cali Waraabe:- aniga iyo Ciro waxaan kusheeshiinay in dalka lakeeno Amisom +VIDEO - Wardoon","og_description":"Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay Arimo kala duwan. Wuxuu ayaan Darro ku tilmaamay Xaalada degdega ah ee lagu soo rogay deegaano kamid ah gobolka sanaag, Wuxuuna sheegay inay Sumcad Xumo baahsan usoo jiiday Somaliland, wuxuuna ku tilmaamay mid lagu soo Booday, Wuxuuna tacsi u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-05T16:43:34+00:00","article_modified_time":"2019-05-05T16:47:04+00:00","og_image":[{"width":1034,"height":629,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-9.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/","name":"Faysal Cali Waraabe:- aniga iyo Ciro waxaan kusheeshiinay in dalka lakeeno Amisom +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-9.png","datePublished":"2019-05-05T16:43:34+00:00","dateModified":"2019-05-05T16:47:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-9.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-9.png","width":1034,"height":629},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faysal-cali-waraabe-aniga-iyo-ciro-waxaan-kusheeshiinay-in-dalka-lakeeno-amisom-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Faysal Cali Waraabe:- aniga iyo Ciro waxaan kusheeshiinay in dalka lakeeno Amisom +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126726"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126726"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126726\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126731,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126726\/revisions\/126731"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126727"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126726"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126726"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126726"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}