{"id":126812,"date":"2019-05-06T17:47:34","date_gmt":"2019-05-06T15:47:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126812"},"modified":"2019-05-06T17:47:34","modified_gmt":"2019-05-06T15:47:34","slug":"xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/","title":{"rendered":"&#8220;Xirsi Waa kii gurigayga Soo Weeraray Ismaaciil Yare Waa kii Lacagta Ka Cunay Ciidanka&#8221;+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaadiidka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan oo maanta Warbaahinta kula hadlayey Hargeisa ayaa Xukuumadda Somaliland ka difaacay eedaymo uga yimid Masuuliyiinta Xisbiga Wadani ee Kala ah Xirsi Cali Xaaji Xasan, Ismaaciil yare iyo Xuseen Caydiid, Wuxuuna sheegay inay Taariikh Madow ku leeyihiin Somaliland.<\/p>\n<p>\u201c Xubnaha ka tirsan Xisbiga wadani waxay ka hadleen Xaalada degdega ah, Goobta la Madaxtooyadda cusub , Xadhiga Xubin ka tirsan Wadani iyo Arimaha doorashooyinka, Waana Ayaan darro in Siyaasiiinta aanu Jirin Nin dhaco, Saddexdan masuul Taariikh madow ayay ku leeyihiin Somaliland.<\/p>\n<p>\u201cWuxuu Ismaaciil Yare wuxuu ahaa wasiirkii ugu Foosha xumaa ee Arimaha Gudaha Somaliland soo mara, Wuxuu ahaa wasiirkii Ciidanka lacagtooda cunay ee xilka laga qaaday, Waxaan leeyahay ismaaciiloow Taariikhdaadada dib u eeg.\u201d<\/p>\n<p>\u201cXirsi Cali Xaaji Xasan wuxuu ahaa wasiirkii Madaxtooyadda, Aniga Caruurtayda iyo Gurigayga waxaa soo Weeraray Xirsi, Xabada opoo gurigayga ku dhacysa ayaan ku War helay, Xirsi wuxuu ahaa ninkii ay Gabadh la dhaho Nadiira Maxamed ay u xidhnayd 7-Bilood.\u201d<\/p>\n<p>Wakhtigii dagaalkii Kalshaale Taliyihii Ciidamada Milatariga Somaliland Jen. Jidhif Waxay Xirsi isku seegeen Ciidanka dagaalka geli iyo Ciidanka anigaa Xukuma, Sidaas ayaana lagu badalay Jidhif. \u201c Ayuu yidhi Wasiirka oo eedaymo Culus u jeediyey Xubnahan ka tirsan Xisbiga Wadani.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/oCDT7DzCY1w\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaadiidka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan oo maanta Warbaahinta kula hadlayey Hargeisa ayaa Xukuumadda Somaliland ka difaacay eedaymo uga yimid Masuuliyiinta Xisbiga Wadani ee Kala ah Xirsi Cali Xaaji Xasan, Ismaaciil yare iyo Xuseen Caydiid, Wuxuuna sheegay inay Taariikh Madow ku leeyihiin Somaliland. \u201c Xubnaha ka tirsan Xisbiga wadani waxay ka hadleen Xaalada degdega ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126813,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126812","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>&quot;Xirsi Waa kii gurigayga Soo Weeraray Ismaaciil Yare Waa kii Lacagta Ka Cunay Ciidanka&quot;+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"&quot;Xirsi Waa kii gurigayga Soo Weeraray Ismaaciil Yare Waa kii Lacagta Ka Cunay Ciidanka&quot;+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Gaadiidka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan oo maanta Warbaahinta kula hadlayey Hargeisa ayaa Xukuumadda Somaliland ka difaacay eedaymo uga yimid Masuuliyiinta Xisbiga Wadani ee Kala ah Xirsi Cali Xaaji Xasan, Ismaaciil yare iyo Xuseen Caydiid, Wuxuuna sheegay inay Taariikh Madow ku leeyihiin Somaliland. \u201c Xubnaha ka tirsan Xisbiga wadani waxay ka hadleen Xaalada degdega ah, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-06T15:47:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-11.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"977\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"638\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/\",\"name\":\"\\\"Xirsi Waa kii gurigayga Soo Weeraray Ismaaciil Yare Waa kii Lacagta Ka Cunay Ciidanka\\\"+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-11.png\",\"datePublished\":\"2019-05-06T15:47:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-11.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-11.png\",\"width\":977,\"height\":638},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"&#8220;Xirsi Waa kii gurigayga Soo Weeraray Ismaaciil Yare Waa kii Lacagta Ka Cunay Ciidanka&#8221;+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\"Xirsi Waa kii gurigayga Soo Weeraray Ismaaciil Yare Waa kii Lacagta Ka Cunay Ciidanka\"+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\"Xirsi Waa kii gurigayga Soo Weeraray Ismaaciil Yare Waa kii Lacagta Ka Cunay Ciidanka\"+VIDEO - Wardoon","og_description":"Wasiirka Gaadiidka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan oo maanta Warbaahinta kula hadlayey Hargeisa ayaa Xukuumadda Somaliland ka difaacay eedaymo uga yimid Masuuliyiinta Xisbiga Wadani ee Kala ah Xirsi Cali Xaaji Xasan, Ismaaciil yare iyo Xuseen Caydiid, Wuxuuna sheegay inay Taariikh Madow ku leeyihiin Somaliland. \u201c Xubnaha ka tirsan Xisbiga wadani waxay ka hadleen Xaalada degdega ah, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-06T15:47:34+00:00","og_image":[{"width":977,"height":638,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-11.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/","name":"\"Xirsi Waa kii gurigayga Soo Weeraray Ismaaciil Yare Waa kii Lacagta Ka Cunay Ciidanka\"+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-11.png","datePublished":"2019-05-06T15:47:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-11.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-11.png","width":977,"height":638},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xirsi-waa-kii-gurigayga-soo-weeraray-ismaaciil-yare-waa-kii-lacagta-ka-cunay-ciidankavideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"&#8220;Xirsi Waa kii gurigayga Soo Weeraray Ismaaciil Yare Waa kii Lacagta Ka Cunay Ciidanka&#8221;+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126812"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126812"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126812\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126814,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126812\/revisions\/126814"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126813"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}