{"id":126856,"date":"2019-05-08T08:47:00","date_gmt":"2019-05-08T06:47:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126856"},"modified":"2019-05-08T08:47:00","modified_gmt":"2019-05-08T06:47:00","slug":"shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/","title":{"rendered":"Shirkii Garoowe oo weli farqaha lays haysto"},"content":{"rendered":"<p>Xogta aan ka heleyno shirka Garoowe ayaa sheegeysa in xalay aad la isugu qabtay qodobka la xiriira doorashada Soomaaliya ka dhaceysa 2021.<\/p>\n<p>Ilo-wareedyo ku sugan shirka ayaa sheegaya in maamul goboleedyada ay dalbadeen in golaha wasiirada Soomaaliya ay dib ugu laabtaan waxna ka beddelaan sharciga doorashada ee ay ansixiyeen khamiistii tagtay.<\/p>\n<p>Shirciggan ayaa maamul goboleedyada ay ku doodeen inaan laga talo-gelin islamarkaana ay ku jiraan qodobo loo arkay in dowladda ay ku sharciyeysaneyso inay waqtiga kororsato.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo ra\u2019iisul wasaaraha ayaa maamullada u sheegay in sharciggan la horgeeyo baarlamanka, ayada oo ay qireen inay ogyihiin inuusan ka gudbi doonin, markaas kadibna golaha wasiirada ay dib ugu laabtaan.<\/p>\n<p>Hase yeeshee maamullada ayaa ku gacan seeray taas, waxayna cabsi ka muujiyeen inaysan isku halleyn karin xildhibaanada, oo sharcigan laga yaabo inuu baaso.<\/p>\n<p>Xubno dowladda ku dhow ayaa sheegay in dowladda ay u aragto bah-dilaad in sharcigan golaha wasiirada lagu celiyo, ayada oo baarlamanka aan la horgeyn, waxayna ballan-qaaday inay ka shaqeyn doonto sidii loo diidi lahaa, si dib loogu saxo.<\/p>\n<p>Qodobkan ayaa caqabad hor leh ku noqday qodobo kale oo dhwor ah oo mabda\u2019 ahaan la isku fahmay shalay sida aan qornay, waxaana maadaama uu yahay qodobka ugu muhiimsan aan suurta-gal ahayn in heshiis la saxiixo ayada oo aan meel la saarin.<\/p>\n<p>Mar kale ayaa la filayaa in qodobkan dib loogu laabto maanta, waxaana dhinacyada ay sheegeen inay rajaynayan in xal laga gaaro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xogta aan ka heleyno shirka Garoowe ayaa sheegeysa in xalay aad la isugu qabtay qodobka la xiriira doorashada Soomaaliya ka dhaceysa 2021. Ilo-wareedyo ku sugan shirka ayaa sheegaya in maamul goboleedyada ay dalbadeen in golaha wasiirada Soomaaliya ay dib ugu laabtaan waxna ka beddelaan sharciga doorashada ee ay ansixiyeen khamiistii tagtay. Shirciggan ayaa maamul goboleedyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126857,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126856","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirkii Garoowe oo weli farqaha lays haysto - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirkii Garoowe oo weli farqaha lays haysto - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xogta aan ka heleyno shirka Garoowe ayaa sheegeysa in xalay aad la isugu qabtay qodobka la xiriira doorashada Soomaaliya ka dhaceysa 2021. Ilo-wareedyo ku sugan shirka ayaa sheegaya in maamul goboleedyada ay dalbadeen in golaha wasiirada Soomaaliya ay dib ugu laabtaan waxna ka beddelaan sharciga doorashada ee ay ansixiyeen khamiistii tagtay. Shirciggan ayaa maamul goboleedyada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-08T06:47:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"740\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"456\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/\",\"name\":\"Shirkii Garoowe oo weli farqaha lays haysto - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-08T06:47:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1.jpg\",\"width\":740,\"height\":456},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirkii Garoowe oo weli farqaha lays haysto\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirkii Garoowe oo weli farqaha lays haysto - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirkii Garoowe oo weli farqaha lays haysto - Wardoon","og_description":"Xogta aan ka heleyno shirka Garoowe ayaa sheegeysa in xalay aad la isugu qabtay qodobka la xiriira doorashada Soomaaliya ka dhaceysa 2021. Ilo-wareedyo ku sugan shirka ayaa sheegaya in maamul goboleedyada ay dalbadeen in golaha wasiirada Soomaaliya ay dib ugu laabtaan waxna ka beddelaan sharciga doorashada ee ay ansixiyeen khamiistii tagtay. Shirciggan ayaa maamul goboleedyada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-08T06:47:00+00:00","og_image":[{"width":740,"height":456,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/","name":"Shirkii Garoowe oo weli farqaha lays haysto - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1.jpg","datePublished":"2019-05-08T06:47:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1.jpg","width":740,"height":456},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garoowe-oo-weli-farqaha-lays-haysto\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirkii Garoowe oo weli farqaha lays haysto"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126856"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126856"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126856\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126858,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126856\/revisions\/126858"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126857"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}