{"id":126935,"date":"2019-05-09T08:04:59","date_gmt":"2019-05-09T06:04:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126935"},"modified":"2019-05-09T08:04:59","modified_gmt":"2019-05-09T06:04:59","slug":"daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Sacuudiga oo ku dhaqaaqday tallaabo lagu cunaqabataynayo Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>Amiirka Sacuudiga Cabdullaahi Bin Sultaan Aala Sacuud ayaa xayiray waxyaabaha laga soo saaro dalka Turkey ee la geeyo dalka Sacuudiga \u201cilaa dowadda Turkey ay dib u eegis ku saameyneyso siyaasadeeda dhanka boqortooyada\u201d.<\/p>\n<p>Amiirka ayaa soo dhigay bartiisa Twitter-ka Muuqaal kooban oo ah amiirka magaalada Riyadh Faysal Bin Bander oo diidaya inuu cabo Coffee uu sheegay in lagu sameeyay dalka Turkey.<\/p>\n<p>\u201cAniga ka muwaadin Sacuudiyaan ahaan, waxaan ku dhawaaqayaa maanta inaan mamnuucay ama xayiray wax walbaa oo laga soo saaro dalka Turkey, ilaa ay dib uga saxayaan siyaasadooda dhankeena ku wajahan, xitaa haddii aan wax soo saarkooda u baahanay\u201dayuu yiri.<\/p>\n<p>Dadka adeegsada baraha Bulshada dalka Sacuudiga ayaa ku jeesjeesay amiirka, iyaga oo ka dalbaday inuu mamnuuco ama xayiraad uu saaro alaabaha uu soo saaro Mareykanka, ee la geeyo dalka Sacuudiga, iyaga oo tusaalo usoo qaadanayay aflagaadadii Trump ee boqorka dalka Sacuudiga.<\/p>\n<p>Bishii October sanadkii lasoo dhaafay madaxweynaha Mareykanka ayaa ku yiri boqorka Sacuudiga \u201cBoqorow waan ku difaaceynaa, Halkaasi ma joogi kartid annaga la\u2019aanteena muddo labo isbuuc ah, waa inaad bixisaa lacagta [ciidamada] meletariga, waa Inaad bixisaa\u201d<\/p>\n<p>Xiriirka u dhaxeeya dowladaha Sacuudiga iyo Turkey ayaa hoos u dhacay tan iyo sanadkii 2013 markii Turkey uu taageeray ikhwaanul Muslimiinta Masar.<\/p>\n<p>Sidoo kale xiriirkooda ayaa mugdi galay markale markii wariyihii Sacuudiyaanka ahaan Jamaal Khashoqji lagu dilay qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Istanbul bishii October ee sanadkii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/4Eima1aCQXM\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Amiirka Sacuudiga Cabdullaahi Bin Sultaan Aala Sacuud ayaa xayiray waxyaabaha laga soo saaro dalka Turkey ee la geeyo dalka Sacuudiga \u201cilaa dowadda Turkey ay dib u eegis ku saameyneyso siyaasadeeda dhanka boqortooyada\u201d. Amiirka ayaa soo dhigay bartiisa Twitter-ka Muuqaal kooban oo ah amiirka magaalada Riyadh Faysal Bin Bander oo diidaya inuu cabo Coffee uu sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126936,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126935","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Sacuudiga oo ku dhaqaaqday tallaabo lagu cunaqabataynayo Turkiga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Sacuudiga oo ku dhaqaaqday tallaabo lagu cunaqabataynayo Turkiga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Amiirka Sacuudiga Cabdullaahi Bin Sultaan Aala Sacuud ayaa xayiray waxyaabaha laga soo saaro dalka Turkey ee la geeyo dalka Sacuudiga \u201cilaa dowadda Turkey ay dib u eegis ku saameyneyso siyaasadeeda dhanka boqortooyada\u201d. Amiirka ayaa soo dhigay bartiisa Twitter-ka Muuqaal kooban oo ah amiirka magaalada Riyadh Faysal Bin Bander oo diidaya inuu cabo Coffee uu sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-09T06:04:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/4ce58a0d73184024aaaad449c460eb60.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1193\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"779\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/\",\"name\":\"DAAWO:-Sacuudiga oo ku dhaqaaqday tallaabo lagu cunaqabataynayo Turkiga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/4ce58a0d73184024aaaad449c460eb60.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-09T06:04:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/4ce58a0d73184024aaaad449c460eb60.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/4ce58a0d73184024aaaad449c460eb60.jpg\",\"width\":1193,\"height\":779},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Sacuudiga oo ku dhaqaaqday tallaabo lagu cunaqabataynayo Turkiga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Sacuudiga oo ku dhaqaaqday tallaabo lagu cunaqabataynayo Turkiga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Sacuudiga oo ku dhaqaaqday tallaabo lagu cunaqabataynayo Turkiga - Wardoon","og_description":"Amiirka Sacuudiga Cabdullaahi Bin Sultaan Aala Sacuud ayaa xayiray waxyaabaha laga soo saaro dalka Turkey ee la geeyo dalka Sacuudiga \u201cilaa dowadda Turkey ay dib u eegis ku saameyneyso siyaasadeeda dhanka boqortooyada\u201d. Amiirka ayaa soo dhigay bartiisa Twitter-ka Muuqaal kooban oo ah amiirka magaalada Riyadh Faysal Bin Bander oo diidaya inuu cabo Coffee uu sheegay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-09T06:04:59+00:00","og_image":[{"width":1193,"height":779,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/4ce58a0d73184024aaaad449c460eb60.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/","name":"DAAWO:-Sacuudiga oo ku dhaqaaqday tallaabo lagu cunaqabataynayo Turkiga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/4ce58a0d73184024aaaad449c460eb60.jpg","datePublished":"2019-05-09T06:04:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/4ce58a0d73184024aaaad449c460eb60.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/4ce58a0d73184024aaaad449c460eb60.jpg","width":1193,"height":779},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sacuudiga-oo-ku-dhaqaaqday-tallaabo-lagu-cunaqabataynayo-turkiga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Sacuudiga oo ku dhaqaaqday tallaabo lagu cunaqabataynayo Turkiga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126935"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126935"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126935\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126937,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126935\/revisions\/126937"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126936"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126935"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126935"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126935"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}