{"id":126974,"date":"2019-05-09T09:18:21","date_gmt":"2019-05-09T07:18:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126974"},"modified":"2019-05-09T09:18:21","modified_gmt":"2019-05-09T07:18:21","slug":"daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Afduub ka dhacay Muqdisho iyo Dadkii Fuliyey oo lasoo Qabtay"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafado katirsan degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir kusoo qaabtay qaar kamid ah kooxo afduub u geestay nin shacab ah.<\/p>\n<p>Kooxo hubeesan ayaa gudaha degmada Dharkeenley ku afduubtay nin u shaqeenayay shirkad bixisa adeega Internetka, waxa ayna kooxdan ninkaasi ku qariyeen guri kuyaala degmada Dharkeenley,<\/p>\n<p>Ciidamada amaanka oo lagu soo wargaliyay dhacdadan ayaa durba sameeyay howlgalo balaadhan, waxayna ku guuleesteen in ay soo bad baadiyaan ninka la afduubtay sidoo kale soo qabtay labo kamid ah ragii afduubka ka dambeeyay.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha degmada Dharkeenley Abuukar Axmed ayaa sheegay in ciidamada amaanka soo qabteen gaarigii afduubka loo adeegsaday darawalkii waday iyo askari qeyb ka ahaa afduubka, waxa uuna xusay in ay baxsadeen rag kale oo afduubka qeyb ka ahaa.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Gudoomiyaha in ragan afduubka geestay in ay yihiin Shabakad horey uga jirtay degmada Dharkeenley, waxa uuna xusay in ay afduuban jireen inta badan Injineerada guryaha ka dhisa degmada si lacag madax furasho ah looga siiyo.<\/p>\n<p>Muqdisho ayaa mudooyinkii dambe aan looga baran in ay ka dhacaan falal afduub ah oo dadka madax furasho looga qaato, waxa ayna arimahan kusoo aadayaan xili magaalada ka howlgalayaan ciidamo badan oo booliis ah .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/jTpxCDj15BU\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafado katirsan degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir kusoo qaabtay qaar kamid ah kooxo afduub u geestay nin shacab ah. Kooxo hubeesan ayaa gudaha degmada Dharkeenley ku afduubtay nin u shaqeenayay shirkad bixisa adeega Internetka, waxa ayna kooxdan ninkaasi ku qariyeen guri kuyaala degmada Dharkeenley, Ciidamada amaanka oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126975,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126974","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Afduub ka dhacay Muqdisho iyo Dadkii Fuliyey oo lasoo Qabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Afduub ka dhacay Muqdisho iyo Dadkii Fuliyey oo lasoo Qabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafado katirsan degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir kusoo qaabtay qaar kamid ah kooxo afduub u geestay nin shacab ah. Kooxo hubeesan ayaa gudaha degmada Dharkeenley ku afduubtay nin u shaqeenayay shirkad bixisa adeega Internetka, waxa ayna kooxdan ninkaasi ku qariyeen guri kuyaala degmada Dharkeenley, Ciidamada amaanka oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-09T07:18:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-16.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"901\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"655\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/\",\"name\":\"DAAWO:- Afduub ka dhacay Muqdisho iyo Dadkii Fuliyey oo lasoo Qabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-16.png\",\"datePublished\":\"2019-05-09T07:18:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-16.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-16.png\",\"width\":901,\"height\":655},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Afduub ka dhacay Muqdisho iyo Dadkii Fuliyey oo lasoo Qabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Afduub ka dhacay Muqdisho iyo Dadkii Fuliyey oo lasoo Qabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Afduub ka dhacay Muqdisho iyo Dadkii Fuliyey oo lasoo Qabtay - Wardoon","og_description":"Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafado katirsan degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir kusoo qaabtay qaar kamid ah kooxo afduub u geestay nin shacab ah. Kooxo hubeesan ayaa gudaha degmada Dharkeenley ku afduubtay nin u shaqeenayay shirkad bixisa adeega Internetka, waxa ayna kooxdan ninkaasi ku qariyeen guri kuyaala degmada Dharkeenley, Ciidamada amaanka oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-09T07:18:21+00:00","og_image":[{"width":901,"height":655,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-16.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/","name":"DAAWO:- Afduub ka dhacay Muqdisho iyo Dadkii Fuliyey oo lasoo Qabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-16.png","datePublished":"2019-05-09T07:18:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-16.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-16.png","width":901,"height":655},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afduub-ka-dhacay-muqdisho-iyo-dadkii-fuliyey-oo-lasoo-qabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Afduub ka dhacay Muqdisho iyo Dadkii Fuliyey oo lasoo Qabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126974"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126974"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126974\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126976,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126974\/revisions\/126976"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126975"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126974"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126974"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126974"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}