{"id":126977,"date":"2019-05-09T10:04:07","date_gmt":"2019-05-09T08:04:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126977"},"modified":"2019-05-09T10:04:07","modified_gmt":"2019-05-09T08:04:07","slug":"shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/","title":{"rendered":"Shirkii Garowe oo lagu kala kacay &#038; Xaalka oo xumaaday"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa saacadihii la soo dhaafay hakad ku jira shirkii ka socday Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal una dhaxeeyey Madaxda ugu sareysa dowladda,sida Madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxda Dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p>Shirka oo waqtigiisa uu dheeraaday ayaa saacadihii la soo dhaafay qabsoomin sababo la xiriira kulan gaar ah oo u dhaxeeyey Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Galmudug oo aan wax natiijo ah kasoo bixin,isla markaana qodobada qaar ay isku fahmi waayeen.<\/p>\n<p>Wararka Garoowe laga helay ayaa waxaa ay sheegayeen in Madaxweyne Farmaajo uu Madaxweyne xaaf uu hor-dhigay in Halsano oo mudo kordhin ah loo sameeynayo,hayeeshee Madaxweyne Xaaf taasi uu diiday,,isla markaana uu sheegay in Dastuurka Galmudug dib loogu laabanaayo waqti intaasi ka badana uu u harsan yahay.<\/p>\n<p>Shirka u dhaxeeyey Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo dowlad Goboleedyada ayaa laga qabay rajo badan oo ku saabsan in wax wanaagsan kasoo baxaan,hayeeshee uu u muuqday mid laga baxay u jeedadii laga lahaa,isla markaana kulamo gooni gooni ah ay bilaawdeen.<\/p>\n<p>Wararkii ugu dambeeyey ee haatan aan ka heleyno Magalada Garoowe ayaa waxaa ay sheegayan in Madaxda Dowlad goboleedyada iyo Madaxda Dowladda Federaalka ay leeyihin kulamo gooni gooni ah si xal looga gaaro khilaafka Galmudug iyo Dowladda Federaalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saacadihii la soo dhaafay hakad ku jira shirkii ka socday Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal una dhaxeeyey Madaxda ugu sareysa dowladda,sida Madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxda Dowlad goboleedyada. Shirka oo waqtigiisa uu dheeraaday ayaa saacadihii la soo dhaafay qabsoomin sababo la xiriira kulan gaar ah oo u dhaxeeyey Madaxweyne Farmaajo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126694,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126977","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirkii Garowe oo lagu kala kacay &amp; Xaalka oo xumaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirkii Garowe oo lagu kala kacay &amp; Xaalka oo xumaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa saacadihii la soo dhaafay hakad ku jira shirkii ka socday Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal una dhaxeeyey Madaxda ugu sareysa dowladda,sida Madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxda Dowlad goboleedyada. Shirka oo waqtigiisa uu dheeraaday ayaa saacadihii la soo dhaafay qabsoomin sababo la xiriira kulan gaar ah oo u dhaxeeyey Madaxweyne Farmaajo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-09T08:04:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/shirka-wada-696x448.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"448\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/\",\"name\":\"Shirkii Garowe oo lagu kala kacay & Xaalka oo xumaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/shirka-wada-696x448.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-09T08:04:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/shirka-wada-696x448.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/shirka-wada-696x448.jpg\",\"width\":696,\"height\":448},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirkii Garowe oo lagu kala kacay &#038; Xaalka oo xumaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirkii Garowe oo lagu kala kacay & Xaalka oo xumaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirkii Garowe oo lagu kala kacay & Xaalka oo xumaaday - Wardoon","og_description":"Waxaa saacadihii la soo dhaafay hakad ku jira shirkii ka socday Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal una dhaxeeyey Madaxda ugu sareysa dowladda,sida Madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxda Dowlad goboleedyada. Shirka oo waqtigiisa uu dheeraaday ayaa saacadihii la soo dhaafay qabsoomin sababo la xiriira kulan gaar ah oo u dhaxeeyey Madaxweyne Farmaajo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-09T08:04:07+00:00","og_image":[{"width":696,"height":448,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/shirka-wada-696x448.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/","name":"Shirkii Garowe oo lagu kala kacay & Xaalka oo xumaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/shirka-wada-696x448.jpg","datePublished":"2019-05-09T08:04:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/shirka-wada-696x448.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/shirka-wada-696x448.jpg","width":696,"height":448},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-garowe-oo-lagu-kala-kacay-xaalka-oo-xumaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirkii Garowe oo lagu kala kacay &#038; Xaalka oo xumaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126977"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126977"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126977\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126978,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126977\/revisions\/126978"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126694"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}