{"id":126985,"date":"2019-05-09T15:23:27","date_gmt":"2019-05-09T13:23:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=126985"},"modified":"2019-05-09T15:23:27","modified_gmt":"2019-05-09T13:23:27","slug":"muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/","title":{"rendered":"Muran ka taagan xulista xildhibaanada cusub ee Jubaland +COD"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Kismaayo iyo deegaanada uu ka arrimiyo maamulka Jubaland wali waxaa ka taagan khilaaf ku saabsan qaabka loo soo xuli doono xildhibaanada cusub ee Jubaland ee dhowaan la dooran doono.<\/p>\n<p>Arrintaan ayaa timid kadib markii dhowaan gudoomiyaha Guddiga Doorashada Jubaland Xamse Cabdi Barre uu sheegay in Guddigu uu leeyahay go&#8217;aanka ugu dambeeya ee qofka xildhibaanka noqonaya.<\/p>\n<p>Xamse ayaa sheegaya in odayaasha beelaha ay guddiga usoo gudbin doonaan magacyada saddex qof, kadibna uu guddiga uu ka xulan doono mid ka mid ah.<\/p>\n<p>Odayaasha dhaqanka ayaa taas aad uga hor-yimid, kuna qeexay musuq-maasuq la doonayo in lagu sameeyo habka doorashada xildhibaanada.<\/p>\n<p>Sidoo kale qaar ka mid ah musharixiinta Madaxweynaha Jubbaland ayaa iyana waxa ay sheegeen in go\u2019aankaas uu yahay musuq maasuq bilaawgiis ee la doonayo in dad gaar ah lagu doorto.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/4910195.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Kismaayo iyo deegaanada uu ka arrimiyo maamulka Jubaland wali waxaa ka taagan khilaaf ku saabsan qaabka loo soo xuli doono xildhibaanada cusub ee Jubaland ee dhowaan la dooran doono. Arrintaan ayaa timid kadib markii dhowaan gudoomiyaha Guddiga Doorashada Jubaland Xamse Cabdi Barre uu sheegay in Guddigu uu leeyahay go&#8217;aanka ugu dambeeya ee qofka xildhibaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":126986,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-126985","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Muran ka taagan xulista xildhibaanada cusub ee Jubaland +COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Muran ka taagan xulista xildhibaanada cusub ee Jubaland +COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Kismaayo iyo deegaanada uu ka arrimiyo maamulka Jubaland wali waxaa ka taagan khilaaf ku saabsan qaabka loo soo xuli doono xildhibaanada cusub ee Jubaland ee dhowaan la dooran doono. Arrintaan ayaa timid kadib markii dhowaan gudoomiyaha Guddiga Doorashada Jubaland Xamse Cabdi Barre uu sheegay in Guddigu uu leeyahay go&#8217;aanka ugu dambeeya ee qofka xildhibaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-09T13:23:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/axmed-madoobe-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/\",\"name\":\"Muran ka taagan xulista xildhibaanada cusub ee Jubaland +COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/axmed-madoobe-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-09T13:23:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/axmed-madoobe-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/axmed-madoobe-1.jpg\",\"width\":1080,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Muran ka taagan xulista xildhibaanada cusub ee Jubaland +COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Muran ka taagan xulista xildhibaanada cusub ee Jubaland +COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Muran ka taagan xulista xildhibaanada cusub ee Jubaland +COD - Wardoon","og_description":"Magaalada Kismaayo iyo deegaanada uu ka arrimiyo maamulka Jubaland wali waxaa ka taagan khilaaf ku saabsan qaabka loo soo xuli doono xildhibaanada cusub ee Jubaland ee dhowaan la dooran doono. Arrintaan ayaa timid kadib markii dhowaan gudoomiyaha Guddiga Doorashada Jubaland Xamse Cabdi Barre uu sheegay in Guddigu uu leeyahay go&#8217;aanka ugu dambeeya ee qofka xildhibaanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-09T13:23:27+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/axmed-madoobe-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/","name":"Muran ka taagan xulista xildhibaanada cusub ee Jubaland +COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/axmed-madoobe-1.jpg","datePublished":"2019-05-09T13:23:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/axmed-madoobe-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/axmed-madoobe-1.jpg","width":1080,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muran-ka-taagan-xulista-xildhibaanada-cusub-ee-jubaland-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Muran ka taagan xulista xildhibaanada cusub ee Jubaland +COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126985"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126985"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126985\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126987,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126985\/revisions\/126987"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126986"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126985"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126985"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126985"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}