{"id":127043,"date":"2019-05-11T11:02:40","date_gmt":"2019-05-11T09:02:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127043"},"modified":"2019-05-11T11:02:40","modified_gmt":"2019-05-11T09:02:40","slug":"galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/","title":{"rendered":"Galmudug oo sheegtay inuu fashilmay Shirkii Garowe (War Saxaafadeed)"},"content":{"rendered":"<p>Dowlad goboleedka Galmudug ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray fashilkii ku yimid shirka Garoowe oo xalay lagu kala tagay kadib lix maalmood oo loo fadhiyey, wuxuuna fashilka shirka ku eedeeyey dowladda dhexe.<\/p>\n<p>War-saxaafadeedka kasoo baxay xafiiska madaxweyne Xaaf, ayaa lagu sheegay in Galmudug ay ka niyadjab santahay fashilka ku yimid shirka u dhexeyay Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka ee ka socday Garawe 5-10 Maajo 2019.<\/p>\n<p>Galmudug ayaa ku eedeysay dowladda federaalka in ayadoo madasha wadashiga Shirka Garawe madlan tahay, \u201cay qaaday tallaaboyin xagaldaacin ku ah shirka iyo ajandayaashii u madlanaa sida; sharciga doorashooyinka, Batroolka iyo arrimaha Dastuurka.\u201d<\/p>\n<p>Qoraalka Xaaf ayaa sidoo kale lagu yiri \u201cDawlada Federalka waxay diiday inay ixtiramto heshiski Jabouti o ay Galmudug iyo Maamulka Gobolada dhexe ku heshiiyeen kaso ay wax ka saxiixeen, dastuurkii lagu heshiiyayna ay tixgalin wayeen ayagoo wali faragalin ku haya Galmudug iyo Jubaland ,Sido kale waxaa looga hadalay shirka Garawe Maqamaka Muqdisho ayadoo Maamul goboleedyada isla ogalayeen in laga hadlo arinta Maqaamka Muqdisho Laakin ay dowlada Federalka hor istaagtay.\u201d<\/p>\n<p>\u201cDowlad Goboleedka Galmudug waxay dadaal kasta ku bixiyeen in shirka Garawe guulaysto, iyadoo ay mar walba ka go\u2019an tahay xeerinta danta shacabka Soomaaliyeed oo laga hormarinayo danaha gaarka ah.\u201d Ayaa lagu yiri qoraalka<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso qoraalka oo dhameystiran<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/IMG-20190511-WA0003.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-127044\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/IMG-20190511-WA0003.jpg\" alt=\"\" width=\"612\" height=\"792\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/IMG-20190511-WA0003.jpg 612w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/IMG-20190511-WA0003-232x300.jpg 232w\" sizes=\"(max-width: 612px) 100vw, 612px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlad goboleedka Galmudug ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray fashilkii ku yimid shirka Garoowe oo xalay lagu kala tagay kadib lix maalmood oo loo fadhiyey, wuxuuna fashilka shirka ku eedeeyey dowladda dhexe. War-saxaafadeedka kasoo baxay xafiiska madaxweyne Xaaf, ayaa lagu sheegay in Galmudug ay ka niyadjab santahay fashilka ku yimid shirka u dhexeyay Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127045,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127043","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Galmudug oo sheegtay inuu fashilmay Shirkii Garowe (War Saxaafadeed) - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Galmudug oo sheegtay inuu fashilmay Shirkii Garowe (War Saxaafadeed) - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlad goboleedka Galmudug ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray fashilkii ku yimid shirka Garoowe oo xalay lagu kala tagay kadib lix maalmood oo loo fadhiyey, wuxuuna fashilka shirka ku eedeeyey dowladda dhexe. War-saxaafadeedka kasoo baxay xafiiska madaxweyne Xaaf, ayaa lagu sheegay in Galmudug ay ka niyadjab santahay fashilka ku yimid shirka u dhexeyay Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-11T09:02:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/galmudug.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"629\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"457\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/\",\"name\":\"Galmudug oo sheegtay inuu fashilmay Shirkii Garowe (War Saxaafadeed) - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/galmudug.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-11T09:02:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/galmudug.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/galmudug.jpg\",\"width\":629,\"height\":457},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Galmudug oo sheegtay inuu fashilmay Shirkii Garowe (War Saxaafadeed)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Galmudug oo sheegtay inuu fashilmay Shirkii Garowe (War Saxaafadeed) - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Galmudug oo sheegtay inuu fashilmay Shirkii Garowe (War Saxaafadeed) - Wardoon","og_description":"Dowlad goboleedka Galmudug ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray fashilkii ku yimid shirka Garoowe oo xalay lagu kala tagay kadib lix maalmood oo loo fadhiyey, wuxuuna fashilka shirka ku eedeeyey dowladda dhexe. War-saxaafadeedka kasoo baxay xafiiska madaxweyne Xaaf, ayaa lagu sheegay in Galmudug ay ka niyadjab santahay fashilka ku yimid shirka u dhexeyay Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-11T09:02:40+00:00","og_image":[{"width":629,"height":457,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/galmudug.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/","name":"Galmudug oo sheegtay inuu fashilmay Shirkii Garowe (War Saxaafadeed) - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/galmudug.jpg","datePublished":"2019-05-11T09:02:40+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/galmudug.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/galmudug.jpg","width":629,"height":457},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-inuu-fashilmay-shirkii-garowe-war-saxaafadeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Galmudug oo sheegtay inuu fashilmay Shirkii Garowe (War Saxaafadeed)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127043"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127043"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127043\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127046,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127043\/revisions\/127046"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127045"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127043"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127043"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127043"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}