{"id":127047,"date":"2019-05-11T11:09:09","date_gmt":"2019-05-11T09:09:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127047"},"modified":"2019-05-11T11:09:09","modified_gmt":"2019-05-11T09:09:09","slug":"tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/","title":{"rendered":"\u201cTallaabada Kenya waa mid siyaasadeysan\u201dWasiir Oomaar oo yiri"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa jawaab rasmi ah ka bixisay go\u2019aanka ay dowladda Kenya ku joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi.<\/p>\n<p>Qoraal rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowlada Federaalka Soomaaliya ay aad uga xuntahay go\u2019aanka ay gaartay dowladda Kenya ee ah in duullimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nayroobi loo leexiyay magaalada Wajeer.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa talaabadaas ku macneysay mid culeys lagu saarayo dhaqdhaqaaqa muwaadiniinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Soomaaliya waxay u aragtaa arrintani mid siyaasadeysan oo aan u wanaagsanayn xiriirka derisnimo, is-afgaradyadii hore ee labada dowladood ka dhaxeeyay, ganacsiga iyo isu socodka labada shacab\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>\u201cDFS waxay u taagan tahay dhawrista sharafta iyo karaamada ummadeeda iyo qaranannimadeeda, waxayna ugu baaqaysaa dowladda Kenya in ay dib u fiiriso tallaabadan culeyska ku ah ganacsiga iyo isu socodka labada shacab ee walaalaha ah. DFS waxay xiriir la sameyn doontaa hay\u2019adaha ay khuseyso arrintan, iyadoo qiimeyneysa tallaabada ku haboon ee ay qaadeyso.\u201d<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DF-WARBIXINTA.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-127048\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DF-WARBIXINTA.jpg\" alt=\"\" width=\"825\" height=\"826\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DF-WARBIXINTA.jpg 825w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DF-WARBIXINTA-150x150.jpg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DF-WARBIXINTA-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DF-WARBIXINTA-768x769.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 825px) 100vw, 825px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa jawaab rasmi ah ka bixisay go\u2019aanka ay dowladda Kenya ku joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi. Qoraal rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowlada Federaalka Soomaaliya ay aad uga xuntahay go\u2019aanka ay gaartay dowladda Kenya ee ah in duullimaadyadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127049,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127047","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>\u201cTallaabada Kenya waa mid siyaasadeysan\u201dWasiir Oomaar oo yiri - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"\u201cTallaabada Kenya waa mid siyaasadeysan\u201dWasiir Oomaar oo yiri - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa jawaab rasmi ah ka bixisay go\u2019aanka ay dowladda Kenya ku joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi. Qoraal rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowlada Federaalka Soomaaliya ay aad uga xuntahay go\u2019aanka ay gaartay dowladda Kenya ee ah in duullimaadyadii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-11T09:09:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/IMG_7220EC-207959-1461B5-04A642-3AE3F1-FB5126.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/\",\"name\":\"\u201cTallaabada Kenya waa mid siyaasadeysan\u201dWasiir Oomaar oo yiri - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/IMG_7220EC-207959-1461B5-04A642-3AE3F1-FB5126.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-11T09:09:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/IMG_7220EC-207959-1461B5-04A642-3AE3F1-FB5126.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/IMG_7220EC-207959-1461B5-04A642-3AE3F1-FB5126.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"\u201cTallaabada Kenya waa mid siyaasadeysan\u201dWasiir Oomaar oo yiri\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\u201cTallaabada Kenya waa mid siyaasadeysan\u201dWasiir Oomaar oo yiri - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\u201cTallaabada Kenya waa mid siyaasadeysan\u201dWasiir Oomaar oo yiri - Wardoon","og_description":"Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa jawaab rasmi ah ka bixisay go\u2019aanka ay dowladda Kenya ku joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi. Qoraal rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowlada Federaalka Soomaaliya ay aad uga xuntahay go\u2019aanka ay gaartay dowladda Kenya ee ah in duullimaadyadii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-11T09:09:09+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/IMG_7220EC-207959-1461B5-04A642-3AE3F1-FB5126.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/","name":"\u201cTallaabada Kenya waa mid siyaasadeysan\u201dWasiir Oomaar oo yiri - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/IMG_7220EC-207959-1461B5-04A642-3AE3F1-FB5126.jpg","datePublished":"2019-05-11T09:09:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/IMG_7220EC-207959-1461B5-04A642-3AE3F1-FB5126.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/IMG_7220EC-207959-1461B5-04A642-3AE3F1-FB5126.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tallaabada-kenya-waa-mid-siyaasadeysanwasiir-oomaar-oo-yiri\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"\u201cTallaabada Kenya waa mid siyaasadeysan\u201dWasiir Oomaar oo yiri"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127047"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127047"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127047\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127050,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127047\/revisions\/127050"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127049"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127047"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127047"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127047"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}