{"id":127051,"date":"2019-05-11T11:15:51","date_gmt":"2019-05-11T09:15:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127051"},"modified":"2019-05-11T11:15:51","modified_gmt":"2019-05-11T09:15:51","slug":"xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Dalxa diyaaradaha kayimada Kenya halagu baaro Bali doogle"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa si cajiib ah kaga hadlay amarka dowladda Kenya ee ku aadan in diyaaradaha ka baxa magaalada Muqdisho lagu baaro magaalada Wajeer.<\/p>\n<p>Xildhibaan Dalxa ayaa sheegay in diyaaradaha Nairobi tagaya lagu baarayo magaalada Wajeer, isaga oo sheegay in arintaasi looga jawaabi karo in diyaaradaha ka yimaada lagu baaro meel ka baxsan magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wuxuu su\u2019aal ka keenay in haddii Kenya ay dooneyso in diyaaradaha ka baxa magaalada Muqdisho ku baarto magaalada Wajeer, Maxaa ku jaban in diyaaradaha ka yimaada magaalada Nairobi lagu baaro gobolka Baay.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale sheegay in lagu baari karo garoonka diyaaradaha ee Bali doogle ee gobolka Shabeelaha Hoose.<\/p>\n<p>\u201cMaxey idinla tahay, haddii Dayaaradaha Nairobi tagaya lagu baaro Wajeer, kuwa Kenya ka imaanayana Bay ama Bali-doogle lagu soo baaro.?\u201dayuu yiri xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo baarlamaanka kamid ah.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya ayaa ka baxday heshiis ay horey ula jiray dowladda Soomaaliya kaasi oo ahaa in diyaaradaha ka baxa magaalada Muqdisho ay si toos ah u tagayaan magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay arintaan ayaa sheegtay inay tahay mid siyaasadeysan, islamarkaana ay baarayaan waxyaabaha keenay in Kenya go\u2019aankaasi ay qaadato.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa si cajiib ah kaga hadlay amarka dowladda Kenya ee ku aadan in diyaaradaha ka baxa magaalada Muqdisho lagu baaro magaalada Wajeer. Xildhibaan Dalxa ayaa sheegay in diyaaradaha Nairobi tagaya lagu baarayo magaalada Wajeer, isaga oo sheegay in arintaasi looga jawaabi karo in diyaaradaha ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127052,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127051","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Dalxa diyaaradaha kayimada Kenya halagu baaro Bali doogle - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Dalxa diyaaradaha kayimada Kenya halagu baaro Bali doogle - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa si cajiib ah kaga hadlay amarka dowladda Kenya ee ku aadan in diyaaradaha ka baxa magaalada Muqdisho lagu baaro magaalada Wajeer. Xildhibaan Dalxa ayaa sheegay in diyaaradaha Nairobi tagaya lagu baarayo magaalada Wajeer, isaga oo sheegay in arintaasi looga jawaabi karo in diyaaradaha ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-11T09:15:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dalxa.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1229\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"922\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/\",\"name\":\"Xildhibaan Dalxa diyaaradaha kayimada Kenya halagu baaro Bali doogle - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dalxa.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-11T09:15:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dalxa.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dalxa.jpg\",\"width\":1229,\"height\":922},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Dalxa diyaaradaha kayimada Kenya halagu baaro Bali doogle\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Dalxa diyaaradaha kayimada Kenya halagu baaro Bali doogle - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Dalxa diyaaradaha kayimada Kenya halagu baaro Bali doogle - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa si cajiib ah kaga hadlay amarka dowladda Kenya ee ku aadan in diyaaradaha ka baxa magaalada Muqdisho lagu baaro magaalada Wajeer. Xildhibaan Dalxa ayaa sheegay in diyaaradaha Nairobi tagaya lagu baarayo magaalada Wajeer, isaga oo sheegay in arintaasi looga jawaabi karo in diyaaradaha ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-11T09:15:51+00:00","og_image":[{"width":1229,"height":922,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dalxa.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/","name":"Xildhibaan Dalxa diyaaradaha kayimada Kenya halagu baaro Bali doogle - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dalxa.jpg","datePublished":"2019-05-11T09:15:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dalxa.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dalxa.jpg","width":1229,"height":922},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-diyaaradaha-kayimada-kenya-halagu-baaro-bali-doogle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Dalxa diyaaradaha kayimada Kenya halagu baaro Bali doogle"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127051"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127051"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127051\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127053,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127051\/revisions\/127053"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127052"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127051"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127051"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127051"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}