{"id":127059,"date":"2019-05-11T12:48:12","date_gmt":"2019-05-11T10:48:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127059"},"modified":"2019-05-11T12:50:54","modified_gmt":"2019-05-11T10:50:54","slug":"daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/","title":{"rendered":"Daawo:- XAAF oo uduulay Kenya \u201cShirkii Wuxuu dhamaaday waxaan lagu Farxin"},"content":{"rendered":"<p>Axmed Ducaalle Geele Xaaf Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garoowe markii uu sheegay inuu fashil ku idlaaday Shirkii Wadatashiga ee ka socdey magaalada Garoowe maalmihii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xaaf waxaa garoonka diyaaradaha ku sii sagtooiyay Senator C\/raxmaan Faroole iyo Senator Juurile oo labaduba ka tirsan aqalka sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo saxaafada la hadlay waxaa uu sheegay inuu safar ku tegayo magaalada Nairobi ee Kenya, waxaana uu fashilka ku yimid shirkii Garoowe ku eedeeyay madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Galmudug ayaa noqotay maamulkii u horreeyay ee warsaxafadeed ka soo saara shirkii wadatashiga Garoowe, kaasi oo ay sheegeen inuu fashil ku dhammaaday, iyagoo eedana dusha uga tuuray Dowladda Federalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa garoowe ku sugan Madaxwaynaha DFS, Raysal wasaaraha , Madaxda Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo puntland oo marti gelisay shirka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/8AfgsSVnTJk\" width=\"860\" height=\"730\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axmed Ducaalle Geele Xaaf Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garoowe markii uu sheegay inuu fashil ku idlaaday Shirkii Wadatashiga ee ka socdey magaalada Garoowe maalmihii lasoo dhaafay. Madaxweyne Xaaf waxaa garoonka diyaaradaha ku sii sagtooiyay Senator C\/raxmaan Faroole iyo Senator Juurile oo labaduba ka tirsan aqalka sare ee Barlamaanka Federaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127060,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127059","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo:- XAAF oo uduulay Kenya \u201cShirkii Wuxuu dhamaaday waxaan lagu Farxin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo:- XAAF oo uduulay Kenya \u201cShirkii Wuxuu dhamaaday waxaan lagu Farxin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Axmed Ducaalle Geele Xaaf Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garoowe markii uu sheegay inuu fashil ku idlaaday Shirkii Wadatashiga ee ka socdey magaalada Garoowe maalmihii lasoo dhaafay. Madaxweyne Xaaf waxaa garoonka diyaaradaha ku sii sagtooiyay Senator C\/raxmaan Faroole iyo Senator Juurile oo labaduba ka tirsan aqalka sare ee Barlamaanka Federaalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-11T10:48:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-05-11T10:50:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-23.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1079\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"669\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/\",\"name\":\"Daawo:- XAAF oo uduulay Kenya \u201cShirkii Wuxuu dhamaaday waxaan lagu Farxin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-23.png\",\"datePublished\":\"2019-05-11T10:48:12+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-11T10:50:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-23.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-23.png\",\"width\":1079,\"height\":669},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo:- XAAF oo uduulay Kenya \u201cShirkii Wuxuu dhamaaday waxaan lagu Farxin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo:- XAAF oo uduulay Kenya \u201cShirkii Wuxuu dhamaaday waxaan lagu Farxin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo:- XAAF oo uduulay Kenya \u201cShirkii Wuxuu dhamaaday waxaan lagu Farxin - Wardoon","og_description":"Axmed Ducaalle Geele Xaaf Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garoowe markii uu sheegay inuu fashil ku idlaaday Shirkii Wadatashiga ee ka socdey magaalada Garoowe maalmihii lasoo dhaafay. Madaxweyne Xaaf waxaa garoonka diyaaradaha ku sii sagtooiyay Senator C\/raxmaan Faroole iyo Senator Juurile oo labaduba ka tirsan aqalka sare ee Barlamaanka Federaalka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-11T10:48:12+00:00","article_modified_time":"2019-05-11T10:50:54+00:00","og_image":[{"width":1079,"height":669,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-23.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/","name":"Daawo:- XAAF oo uduulay Kenya \u201cShirkii Wuxuu dhamaaday waxaan lagu Farxin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-23.png","datePublished":"2019-05-11T10:48:12+00:00","dateModified":"2019-05-11T10:50:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-23.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-23.png","width":1079,"height":669},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaf-oo-uduulay-kenya-shirkii-wuxuu-dhamaaday-waxaan-lagu-farxin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo:- XAAF oo uduulay Kenya \u201cShirkii Wuxuu dhamaaday waxaan lagu Farxin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127059"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127059"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127059\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127062,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127059\/revisions\/127062"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127060"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127059"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127059"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127059"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}