{"id":127091,"date":"2019-05-12T11:09:24","date_gmt":"2019-05-12T09:09:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127091"},"modified":"2019-05-12T11:09:24","modified_gmt":"2019-05-12T09:09:24","slug":"kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/","title":{"rendered":"Kenya oo ka hadashay sababta u joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa faah faahin ka bixisay sababta ka dambeysa go\u2019aankii ay ku joojisay duulimaadyadii sida tooska ahaa uga tagi jiray magaalada Muqdisho ee ka degayay Nairobi, kuwaasoo loo leexiyay Garoonka Wajeer.<\/p>\n<p>Agaasimaha waaxda badbaadada duulimaadka Kenya ayaa sheegay in arrimo amni darteed ay u qaadeen tallaabadan, iyadoo ay muuqato walaac ay Kenya ka qabto amniga garoonka Muqdisho oo ah mid si weyn loo ilaaliyo oo ay baaraan dadka duulaya Ciidamo Soomaali iyo AMISOM<\/p>\n<p>Kenya waxa ay sheegtay in xanibaadan cusub ay sii socon doonto ilaa laga gaaro 9-ka bisha Augosto, mudadaas saddexda bil waxey sheegtay in lagu qiimeyn doono waxa isbedel ah ee dhaca, iyadoo kadibna laga baaraan dagi doono in go\u2019aanka sidiisa ahaado ama dib u eegis lagu sameeyo.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Salaad Oomaar, ayaa isagu meesha ka saaray in arrimo amni ay Kenya u soo rogtay xanibaadan cusub, wuxuuna tilmaamay inay tuhunsan yihiin in go\u2019aankan uu yahay mid ay ka dambeyso arrimo Siyaasadeed.<\/p>\n<p>Si kastaba, duulimaadyadii u horeeyay ee ka baxay Muqdisho waxay shalay ka dageen Garoonka Diyaaradaha Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya, halkaasoo mudo laba saacadood oo baaritaan dheer ah kadib diyaaradihii Muqdisho ka yimid u duulay Garoonka Wajeer.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa faah faahin ka bixisay sababta ka dambeysa go\u2019aankii ay ku joojisay duulimaadyadii sida tooska ahaa uga tagi jiray magaalada Muqdisho ee ka degayay Nairobi, kuwaasoo loo leexiyay Garoonka Wajeer. Agaasimaha waaxda badbaadada duulimaadka Kenya ayaa sheegay in arrimo amni darteed ay u qaadeen tallaabadan, iyadoo ay muuqato walaac ay Kenya ka qabto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127092,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127091","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo ka hadashay sababta u joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo ka hadashay sababta u joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Kenya ayaa faah faahin ka bixisay sababta ka dambeysa go\u2019aankii ay ku joojisay duulimaadyadii sida tooska ahaa uga tagi jiray magaalada Muqdisho ee ka degayay Nairobi, kuwaasoo loo leexiyay Garoonka Wajeer. Agaasimaha waaxda badbaadada duulimaadka Kenya ayaa sheegay in arrimo amni darteed ay u qaadeen tallaabadan, iyadoo ay muuqato walaac ay Kenya ka qabto [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-12T09:09:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1200px-Flag_of_Kenya.svg_.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/\",\"name\":\"Kenya oo ka hadashay sababta u joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1200px-Flag_of_Kenya.svg_.png\",\"datePublished\":\"2019-05-12T09:09:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1200px-Flag_of_Kenya.svg_.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1200px-Flag_of_Kenya.svg_.png\",\"width\":1200,\"height\":800},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo ka hadashay sababta u joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo ka hadashay sababta u joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo ka hadashay sababta u joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi - Wardoon","og_description":"Dowladda Kenya ayaa faah faahin ka bixisay sababta ka dambeysa go\u2019aankii ay ku joojisay duulimaadyadii sida tooska ahaa uga tagi jiray magaalada Muqdisho ee ka degayay Nairobi, kuwaasoo loo leexiyay Garoonka Wajeer. Agaasimaha waaxda badbaadada duulimaadka Kenya ayaa sheegay in arrimo amni darteed ay u qaadeen tallaabadan, iyadoo ay muuqato walaac ay Kenya ka qabto [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-12T09:09:24+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":800,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1200px-Flag_of_Kenya.svg_.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/","name":"Kenya oo ka hadashay sababta u joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1200px-Flag_of_Kenya.svg_.png","datePublished":"2019-05-12T09:09:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1200px-Flag_of_Kenya.svg_.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1200px-Flag_of_Kenya.svg_.png","width":1200,"height":800},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-hadashay-sababta-u-joojisay-duulimaadyadii-tooska-ahaa-ee-muqdisho-iyo-nairobi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo ka hadashay sababta u joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127091"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127091"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127093,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127091\/revisions\/127093"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127092"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}