{"id":127094,"date":"2019-05-12T11:13:49","date_gmt":"2019-05-12T09:13:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127094"},"modified":"2019-05-12T11:13:49","modified_gmt":"2019-05-12T09:13:49","slug":"xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/","title":{"rendered":"Xukun dil ah oo lagu riday ragii kufsiga iyo dilka isugu daray Caaisha Ilyaas"},"content":{"rendered":"<p>Maanta waxaa Maxkamada darajada 1aad ee Gobolka Nugaal la horgeeyey 10 eedeysane oo loo heystay kufsigii iyo dilkii Bishii Feberaayo ee sanadkaan Magalada Gaalkacyo loogu geystay Caaisho Ilyaas Aadan oo aheyd Gabar 12 jir ah.<\/p>\n<p>10 Eedeysane ee Maxkamada la horkeenay ayaa kiiskooda waxaa ay Maxkamada qaaday mudo laba jeer ah,waxaana ugu dambeyn Maanta xukun lagu riday saddex Eedeysane halka 7 kale ay Maxkamadu siideysay.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee dagmada Garowe Shiikh Cabdinuur oo ku dhawaaqay go\u2019aanka Maxkamada ee ku Aadan kiiska Caasho Ilyaas Aadan ayaa sheegay in Cabdifataax Cabdiraxman Warsame, Cabdisalaan Cabdiraxman Warsame iyo Cabdishakuur Maxamed Dige lagu xukumay dil toogasho halka 7 kale lasiidaayey, kadib markii ay Maxkamadu wax dembi ah ku weysay.<\/p>\n<p>Garsoorku waxa uu sidoo kale sheegay in Xukunka Maanta ay riday Maxkamada Darajada 1aad ee Gobolka Nugaal uu ka furan yahay Racfaan mudo Bil ah.<\/p>\n<p>Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa isha ku hayay kiiskii Caaisho Ilyaas Aadan oo bishii Feberaayo ee sanadkaan 2019 kufsi iyo dil arxandaro ah loogu geystay Magalada Gaalkacyo,hayeeshee Maanta dadkii loo heystay la xukumay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta waxaa Maxkamada darajada 1aad ee Gobolka Nugaal la horgeeyey 10 eedeysane oo loo heystay kufsigii iyo dilkii Bishii Feberaayo ee sanadkaan Magalada Gaalkacyo loogu geystay Caaisho Ilyaas Aadan oo aheyd Gabar 12 jir ah. 10 Eedeysane ee Maxkamada la horkeenay ayaa kiiskooda waxaa ay Maxkamada qaaday mudo laba jeer ah,waxaana ugu dambeyn Maanta xukun [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127095,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127094","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xukun dil ah oo lagu riday ragii kufsiga iyo dilka isugu daray Caaisha Ilyaas - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xukun dil ah oo lagu riday ragii kufsiga iyo dilka isugu daray Caaisha Ilyaas - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maanta waxaa Maxkamada darajada 1aad ee Gobolka Nugaal la horgeeyey 10 eedeysane oo loo heystay kufsigii iyo dilkii Bishii Feberaayo ee sanadkaan Magalada Gaalkacyo loogu geystay Caaisho Ilyaas Aadan oo aheyd Gabar 12 jir ah. 10 Eedeysane ee Maxkamada la horkeenay ayaa kiiskooda waxaa ay Maxkamada qaaday mudo laba jeer ah,waxaana ugu dambeyn Maanta xukun [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-12T09:13:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Eedeysanayaasha-696x391.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"391\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/\",\"name\":\"Xukun dil ah oo lagu riday ragii kufsiga iyo dilka isugu daray Caaisha Ilyaas - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Eedeysanayaasha-696x391.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-12T09:13:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Eedeysanayaasha-696x391.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Eedeysanayaasha-696x391.jpg\",\"width\":696,\"height\":391},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xukun dil ah oo lagu riday ragii kufsiga iyo dilka isugu daray Caaisha Ilyaas\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xukun dil ah oo lagu riday ragii kufsiga iyo dilka isugu daray Caaisha Ilyaas - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xukun dil ah oo lagu riday ragii kufsiga iyo dilka isugu daray Caaisha Ilyaas - Wardoon","og_description":"Maanta waxaa Maxkamada darajada 1aad ee Gobolka Nugaal la horgeeyey 10 eedeysane oo loo heystay kufsigii iyo dilkii Bishii Feberaayo ee sanadkaan Magalada Gaalkacyo loogu geystay Caaisho Ilyaas Aadan oo aheyd Gabar 12 jir ah. 10 Eedeysane ee Maxkamada la horkeenay ayaa kiiskooda waxaa ay Maxkamada qaaday mudo laba jeer ah,waxaana ugu dambeyn Maanta xukun [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-12T09:13:49+00:00","og_image":[{"width":696,"height":391,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Eedeysanayaasha-696x391.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/","name":"Xukun dil ah oo lagu riday ragii kufsiga iyo dilka isugu daray Caaisha Ilyaas - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Eedeysanayaasha-696x391.jpg","datePublished":"2019-05-12T09:13:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Eedeysanayaasha-696x391.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Eedeysanayaasha-696x391.jpg","width":696,"height":391},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xukun-dil-ah-oo-lagu-riday-ragii-kufsiga-iyo-dilka-isugu-daray-caaisha-ilyaas\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xukun dil ah oo lagu riday ragii kufsiga iyo dilka isugu daray Caaisha Ilyaas"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127094"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127094"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127094\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127096,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127094\/revisions\/127096"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127095"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127094"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127094"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127094"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}