{"id":127097,"date":"2019-05-12T11:16:32","date_gmt":"2019-05-12T09:16:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127097"},"modified":"2019-05-12T11:16:32","modified_gmt":"2019-05-12T09:16:32","slug":"taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/","title":{"rendered":"Taliyihii Ciidanka xasilinta Gaalkacyo oo u geeriyooday dhaawicii loo geystay"},"content":{"rendered":"<p>Taliyihii Ciidanka isku dhafka ah ee Gaalkacyo Col. Khaliif Nuur Shiil oo xalay kooxo hubeysan ku dhaawaceen Koonfurta Magaaladaas ayaa saaka u geeriyooday dhaawacii soo gaaray sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya.<\/p>\n<p>Col. Khaliif Nuur Shiil ayaa waxaa rasaas ku furay kooxo hubeysan wax yar ka dib markii uu ka soo baxay masaajid uu ku soo tukaday salaada Taraawiixda oo ku yaalla Koonfurta Magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Ciidanka uu Taliyaha ka ahaa ee Xasilinta Gaalkacyo ayaa ah ciidan isku dhaf ah oo oo ka kala yimid maamulada Puntland iyo Galmudug, kuwaasoo loogu talo galay iney wax ka qabtaan amaanka magaaladaas.<\/p>\n<p>Markii Ciidankaas la wareegeen amaanka magaalada Gaalkacyo ayaa dadka magaalada waxaa ay sheegeen in ay ka nasteen dilalkii qabiilka iyo dagaalladii magaalada ku dhex mari jiray maleeshiyaadka ka soo kala jeeda Maamullada Puntland iyo Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyihii Ciidanka isku dhafka ah ee Gaalkacyo Col. Khaliif Nuur Shiil oo xalay kooxo hubeysan ku dhaawaceen Koonfurta Magaaladaas ayaa saaka u geeriyooday dhaawacii soo gaaray sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Col. Khaliif Nuur Shiil ayaa waxaa rasaas ku furay kooxo hubeysan wax yar ka dib markii uu ka soo baxay masaajid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127098,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127097","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii Ciidanka xasilinta Gaalkacyo oo u geeriyooday dhaawicii loo geystay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii Ciidanka xasilinta Gaalkacyo oo u geeriyooday dhaawicii loo geystay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyihii Ciidanka isku dhafka ah ee Gaalkacyo Col. Khaliif Nuur Shiil oo xalay kooxo hubeysan ku dhaawaceen Koonfurta Magaaladaas ayaa saaka u geeriyooday dhaawacii soo gaaray sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Col. Khaliif Nuur Shiil ayaa waxaa rasaas ku furay kooxo hubeysan wax yar ka dib markii uu ka soo baxay masaajid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-12T09:16:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Capture.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"470\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"585\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/\",\"name\":\"Taliyihii Ciidanka xasilinta Gaalkacyo oo u geeriyooday dhaawicii loo geystay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Capture.png\",\"datePublished\":\"2019-05-12T09:16:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Capture.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Capture.png\",\"width\":470,\"height\":585},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii Ciidanka xasilinta Gaalkacyo oo u geeriyooday dhaawicii loo geystay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii Ciidanka xasilinta Gaalkacyo oo u geeriyooday dhaawicii loo geystay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii Ciidanka xasilinta Gaalkacyo oo u geeriyooday dhaawicii loo geystay - Wardoon","og_description":"Taliyihii Ciidanka isku dhafka ah ee Gaalkacyo Col. Khaliif Nuur Shiil oo xalay kooxo hubeysan ku dhaawaceen Koonfurta Magaaladaas ayaa saaka u geeriyooday dhaawacii soo gaaray sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Col. Khaliif Nuur Shiil ayaa waxaa rasaas ku furay kooxo hubeysan wax yar ka dib markii uu ka soo baxay masaajid [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-12T09:16:32+00:00","og_image":[{"width":470,"height":585,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Capture.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/","name":"Taliyihii Ciidanka xasilinta Gaalkacyo oo u geeriyooday dhaawicii loo geystay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Capture.png","datePublished":"2019-05-12T09:16:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Capture.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Capture.png","width":470,"height":585},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-xasilinta-gaalkacyo-oo-u-geeriyooday-dhaawicii-loo-geystay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii Ciidanka xasilinta Gaalkacyo oo u geeriyooday dhaawicii loo geystay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127097"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127097"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127097\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127099,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127097\/revisions\/127099"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127098"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127097"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127097"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127097"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}