{"id":127100,"date":"2019-05-12T17:43:17","date_gmt":"2019-05-12T15:43:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127100"},"modified":"2019-05-12T17:43:17","modified_gmt":"2019-05-12T15:43:17","slug":"wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/","title":{"rendered":"Wariye Jaamac Dabaraani oo loo magacaabay Afhayeenka Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland, ayaa af-hayeenka xukuumadda lagu magacaabay Jaamac Yuusuf Jaamac (Dabaraani) oo kamid ah suxufiyiinta degaannada Puntland.<\/p>\n<p>Jaamac Dabaraani oo intii uu ku soo jirey saxaafada la soo shaqeeyay warbaahino kala duwan ayaa la kulmay xarig uu u geystey maamuladii ka jirey Puntland.<\/p>\n<p>Magacaabistan ayaa ku soo beegantay xilli maalmihii la soo dhaafay uu ugaga socday kulan muhiim ah madaxda dowlada federalka iyo madaxda maamul goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Waxaana loo arkaa magacaabistan mid wax ka beddeli doonta, xiriirka saxaafadda madaxa-bannaan iyo xukuumadda Puntland oo waayadan dambe sii xumaanayey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland, ayaa af-hayeenka xukuumadda lagu magacaabay Jaamac Yuusuf Jaamac (Dabaraani) oo kamid ah suxufiyiinta degaannada Puntland. Jaamac Dabaraani oo intii uu ku soo jirey saxaafada la soo shaqeeyay warbaahino kala duwan ayaa la kulmay xarig uu u geystey maamuladii ka jirey Puntland. Magacaabistan ayaa ku soo beegantay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127101,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127100","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wariye Jaamac Dabaraani oo loo magacaabay Afhayeenka Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wariye Jaamac Dabaraani oo loo magacaabay Afhayeenka Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland, ayaa af-hayeenka xukuumadda lagu magacaabay Jaamac Yuusuf Jaamac (Dabaraani) oo kamid ah suxufiyiinta degaannada Puntland. Jaamac Dabaraani oo intii uu ku soo jirey saxaafada la soo shaqeeyay warbaahino kala duwan ayaa la kulmay xarig uu u geystey maamuladii ka jirey Puntland. Magacaabistan ayaa ku soo beegantay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-12T15:43:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dabaraani.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/\",\"name\":\"Wariye Jaamac Dabaraani oo loo magacaabay Afhayeenka Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dabaraani.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-12T15:43:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dabaraani.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dabaraani.jpg\",\"width\":640,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wariye Jaamac Dabaraani oo loo magacaabay Afhayeenka Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wariye Jaamac Dabaraani oo loo magacaabay Afhayeenka Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wariye Jaamac Dabaraani oo loo magacaabay Afhayeenka Puntland - Wardoon","og_description":"Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland, ayaa af-hayeenka xukuumadda lagu magacaabay Jaamac Yuusuf Jaamac (Dabaraani) oo kamid ah suxufiyiinta degaannada Puntland. Jaamac Dabaraani oo intii uu ku soo jirey saxaafada la soo shaqeeyay warbaahino kala duwan ayaa la kulmay xarig uu u geystey maamuladii ka jirey Puntland. Magacaabistan ayaa ku soo beegantay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-12T15:43:17+00:00","og_image":[{"width":640,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dabaraani.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/","name":"Wariye Jaamac Dabaraani oo loo magacaabay Afhayeenka Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dabaraani.jpg","datePublished":"2019-05-12T15:43:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dabaraani.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dabaraani.jpg","width":640,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-jaamac-dabaraani-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wariye Jaamac Dabaraani oo loo magacaabay Afhayeenka Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127100"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127100"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127100\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127102,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127100\/revisions\/127102"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127101"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127100"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127100"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127100"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}