{"id":127103,"date":"2019-05-12T17:51:22","date_gmt":"2019-05-12T15:51:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127103"},"modified":"2019-05-12T17:51:22","modified_gmt":"2019-05-12T15:51:22","slug":"daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Aabaha Dhalay Caasha Ilyaas oo ka hadlay siduu ugu faraxsan yahay Xukunka lagu Riday Raggii Kufsaday ee dilay Gabadhiisa"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda darajada Koobaad ee Gobolka Nugaal ayaa maanta xukun dil ah ku riday raggii ku eedaysnaa kiiskii Caa\u2019isho Ilyaas Aadan oo magaalada gaalkacyo kufsi iyo dil loogu geeystay.<\/p>\n<p>Aabaha dhalay Caasha ilyaas ayaa ka hadlay Xukunka ka dhacay maanta, Wuxuuna sheegay inuu ku Faraxsan yahay Sida wax u dhaceen , Balse ay Racfaan Qaateen dadkii la xukumay Islamarkaana uu sugayo.<\/p>\n<p>\u201cCadaalad ayaan Sugayey Waan Filayey inuu Kiisku ku dhammaan doono si wanaagsan, Waxaa la Xukumay Saddex Nin oo Laba Walaalo ay yihiin iyo Nin deris nala ahaa, Tuhun iigama Jirin inay dambiga galeen way ku Cadayd, Waxaana Dawladda ka Filayey inay Tallaabo Qaadi doonto waana ku mahad-sanyihiin.\u201c Ayuu yidhi Aabaha dhalay Caasha Ilyaas Aadan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Sababta Xaaskiisa iyo Caruurtiisu ay Uga guureen magaalada Gaalkacyo, iyagoo hada ku sugan magaalada Wardheer, Wuxuuna sheegay inay Gabdho kale u joogaan, Islamarkaana ay Xaaskiisu welwel ka Qaaday Gaalkacyo iyadoo dadkii dhibka u gaystay ay daris la ahaayeen, Hadana Caruurta kale Hadii Suuqa loo diro ay Welwel ka Qabayso.<\/p>\n<p>Mar wax laga waydiiyey inuu Cadaadis iyo Culays la kulmay ayuu sheegay inaanu wax dhib ah la kulmin, Islamarkaana uu isku Kalsoon yahay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/f9G3iClevNU\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda darajada Koobaad ee Gobolka Nugaal ayaa maanta xukun dil ah ku riday raggii ku eedaysnaa kiiskii Caa\u2019isho Ilyaas Aadan oo magaalada gaalkacyo kufsi iyo dil loogu geeystay. Aabaha dhalay Caasha ilyaas ayaa ka hadlay Xukunka ka dhacay maanta, Wuxuuna sheegay inuu ku Faraxsan yahay Sida wax u dhaceen , Balse ay Racfaan Qaateen dadkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127104,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127103","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Aabaha Dhalay Caasha Ilyaas oo ka hadlay siduu ugu faraxsan yahay Xukunka lagu Riday Raggii Kufsaday ee dilay Gabadhiisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Aabaha Dhalay Caasha Ilyaas oo ka hadlay siduu ugu faraxsan yahay Xukunka lagu Riday Raggii Kufsaday ee dilay Gabadhiisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda darajada Koobaad ee Gobolka Nugaal ayaa maanta xukun dil ah ku riday raggii ku eedaysnaa kiiskii Caa\u2019isho Ilyaas Aadan oo magaalada gaalkacyo kufsi iyo dil loogu geeystay. Aabaha dhalay Caasha ilyaas ayaa ka hadlay Xukunka ka dhacay maanta, Wuxuuna sheegay inuu ku Faraxsan yahay Sida wax u dhaceen , Balse ay Racfaan Qaateen dadkii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-12T15:51:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO-CASH.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"829\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"475\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Aabaha Dhalay Caasha Ilyaas oo ka hadlay siduu ugu faraxsan yahay Xukunka lagu Riday Raggii Kufsaday ee dilay Gabadhiisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO-CASH.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-12T15:51:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO-CASH.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO-CASH.jpg\",\"width\":829,\"height\":475},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Aabaha Dhalay Caasha Ilyaas oo ka hadlay siduu ugu faraxsan yahay Xukunka lagu Riday Raggii Kufsaday ee dilay Gabadhiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Aabaha Dhalay Caasha Ilyaas oo ka hadlay siduu ugu faraxsan yahay Xukunka lagu Riday Raggii Kufsaday ee dilay Gabadhiisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Aabaha Dhalay Caasha Ilyaas oo ka hadlay siduu ugu faraxsan yahay Xukunka lagu Riday Raggii Kufsaday ee dilay Gabadhiisa - Wardoon","og_description":"Maxkamadda darajada Koobaad ee Gobolka Nugaal ayaa maanta xukun dil ah ku riday raggii ku eedaysnaa kiiskii Caa\u2019isho Ilyaas Aadan oo magaalada gaalkacyo kufsi iyo dil loogu geeystay. Aabaha dhalay Caasha ilyaas ayaa ka hadlay Xukunka ka dhacay maanta, Wuxuuna sheegay inuu ku Faraxsan yahay Sida wax u dhaceen , Balse ay Racfaan Qaateen dadkii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-12T15:51:22+00:00","og_image":[{"width":829,"height":475,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO-CASH.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/","name":"DAAWO:-Aabaha Dhalay Caasha Ilyaas oo ka hadlay siduu ugu faraxsan yahay Xukunka lagu Riday Raggii Kufsaday ee dilay Gabadhiisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO-CASH.jpg","datePublished":"2019-05-12T15:51:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO-CASH.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO-CASH.jpg","width":829,"height":475},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabaha-dhalay-caasha-ilyaas-oo-ka-hadlay-siduu-ugu-faraxsan-yahay-xukunka-lagu-riday-raggii-kufsaday-ee-dilay-gabadhiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Aabaha Dhalay Caasha Ilyaas oo ka hadlay siduu ugu faraxsan yahay Xukunka lagu Riday Raggii Kufsaday ee dilay Gabadhiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127103"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127103"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127103\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127105,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127103\/revisions\/127105"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127104"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127103"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127103"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127103"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}