{"id":127137,"date":"2019-05-12T21:17:52","date_gmt":"2019-05-12T19:17:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127137"},"modified":"2019-05-12T21:17:52","modified_gmt":"2019-05-12T19:17:52","slug":"sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/","title":{"rendered":"Sacuudiga oo qorsheynaya dilka rag saaxiibo la ahaa Jamal Khashoqji"},"content":{"rendered":"<p>Sirdoonka Mareykanka ayaa laamaha amaanka Norway la wadaagay macluumaad sheegaya in halis xaga amnigiisa shaqsiyeed ah ay soo wajihi karto Iyad El-Baghdadi.<\/p>\n<p>Ninkan oo ahaa qoraa u dhashay dalka Falastiin, ayaa saaxiib dhow la ahaa wariyihii ay sirdoonka Sacuudiga ku dhex dileen qunsuliyada Turkiga, ee Jamaal Kashoqi.<\/p>\n<p>EL-Baghdadi ayaa magangalyo Norway ka helay sanadkii 2015, iyadoo horey ay isugu dayeen inay dilaan sirdoonka dowlado dhowr ah oo Khaliijka ah.<\/p>\n<p>CIA-da ayaa sheegtay inay heleen macluumaad sheegaya inay halis ku jiri karaan amniga dadkii ka ag dhawaa, ama saaxiibka la ahaa wariye Jamaal Kashogqi.<\/p>\n<p>Waxeyna si gaar ah u magacaabeen saddex qof oo uu ka mid yahay Iyad Baqdadii oo Norway magangalyo ka helay.<\/p>\n<p>Waxaana xog la helay ay CIA-du sheegtay in sirdoonka Sacuudiga ay wali ku raad-joogaan dadkii ka ag dhawaa Jamaal Kashoqi, kuwaasoo ay ka cabsi qabaan inay hayaan macluumaad banaanka keeni kara siro qarsoon oo la xiriira dilkii wariye Jamaal Kashoqji.<\/p>\n<p>Sida uu qoray wargeyska New York Times, CIA-da ayaa warbixintan digniinta ah la wadaagtay dowladaha Norway iyo Canada oo ay ku nool yihiin labo ka mid ah sadexda qof ee bartilmaameedka u ah sirdoonka Sacuudiga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.nrk.no\/norge\/aktivisten-iyad-el-baghdadi_-_-hvis-de-ikke-onsker-a-drepe-meg_-sa-gjor-jeg-ikke-jobben-min-1.14542222\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.bbc.com\/news\/world-middle-east-48199885\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKANE KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sirdoonka Mareykanka ayaa laamaha amaanka Norway la wadaagay macluumaad sheegaya in halis xaga amnigiisa shaqsiyeed ah ay soo wajihi karto Iyad El-Baghdadi. Ninkan oo ahaa qoraa u dhashay dalka Falastiin, ayaa saaxiib dhow la ahaa wariyihii ay sirdoonka Sacuudiga ku dhex dileen qunsuliyada Turkiga, ee Jamaal Kashoqi. EL-Baghdadi ayaa magangalyo Norway ka helay sanadkii 2015, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127138,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127137","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sacuudiga oo qorsheynaya dilka rag saaxiibo la ahaa Jamal Khashoqji - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sacuudiga oo qorsheynaya dilka rag saaxiibo la ahaa Jamal Khashoqji - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sirdoonka Mareykanka ayaa laamaha amaanka Norway la wadaagay macluumaad sheegaya in halis xaga amnigiisa shaqsiyeed ah ay soo wajihi karto Iyad El-Baghdadi. Ninkan oo ahaa qoraa u dhashay dalka Falastiin, ayaa saaxiib dhow la ahaa wariyihii ay sirdoonka Sacuudiga ku dhex dileen qunsuliyada Turkiga, ee Jamaal Kashoqi. EL-Baghdadi ayaa magangalyo Norway ka helay sanadkii 2015, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-12T19:17:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/baghdadi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/\",\"name\":\"Sacuudiga oo qorsheynaya dilka rag saaxiibo la ahaa Jamal Khashoqji - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/baghdadi.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-12T19:17:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/baghdadi.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/baghdadi.jpg\",\"width\":1440,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sacuudiga oo qorsheynaya dilka rag saaxiibo la ahaa Jamal Khashoqji\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sacuudiga oo qorsheynaya dilka rag saaxiibo la ahaa Jamal Khashoqji - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sacuudiga oo qorsheynaya dilka rag saaxiibo la ahaa Jamal Khashoqji - Wardoon","og_description":"Sirdoonka Mareykanka ayaa laamaha amaanka Norway la wadaagay macluumaad sheegaya in halis xaga amnigiisa shaqsiyeed ah ay soo wajihi karto Iyad El-Baghdadi. Ninkan oo ahaa qoraa u dhashay dalka Falastiin, ayaa saaxiib dhow la ahaa wariyihii ay sirdoonka Sacuudiga ku dhex dileen qunsuliyada Turkiga, ee Jamaal Kashoqi. EL-Baghdadi ayaa magangalyo Norway ka helay sanadkii 2015, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-12T19:17:52+00:00","og_image":[{"width":1440,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/baghdadi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/","name":"Sacuudiga oo qorsheynaya dilka rag saaxiibo la ahaa Jamal Khashoqji - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/baghdadi.jpg","datePublished":"2019-05-12T19:17:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/baghdadi.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/baghdadi.jpg","width":1440,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sacuudiga-oo-qorsheynaya-dilka-rag-saaxiibo-la-ahaa-jamal-khashoqji\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sacuudiga oo qorsheynaya dilka rag saaxiibo la ahaa Jamal Khashoqji"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127137"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127137"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127137\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127140,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127137\/revisions\/127140"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127138"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127137"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127137"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127137"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}