{"id":127202,"date":"2019-05-13T23:52:26","date_gmt":"2019-05-13T21:52:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127202"},"modified":"2019-05-13T23:52:26","modified_gmt":"2019-05-13T21:52:26","slug":"daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Odayaasha Raggii lagu eedeeyay Dilka Caasha Ilyaas oo kasoo diiday Xukunka Dilka"},"content":{"rendered":"<p>Odayaasha iyo Waxgaradka ay kasoo jeedaan Raggii Maalintii shalay Lagu Xukumay Inay Kufsadeen Caasha Ilyaas, kadibna dileen ayaa Xukunkaasi kasoo Horjeestay.<\/p>\n<p>Iyagoo Warbaahinta kula hadlay deegaan Burtinle Waxay sheegeen inaysan ku Qanacsanahay Xukunka, Islamarkaana dadka la Xukumi karo Marka loo hayo Cadayn, Ama uu Qirto dambigaasi, waxayna Dhaqan Reer Galbeed ku sheegeen Baadhitanka la sameeyay ee DNA-ga, iyagoo xusay inaanu shareecada islaamka ku jirin.<\/p>\n<p>Dad badan ayaa Markii hore Mugdi uga jiray in Odayaashu ay Dhiiri geliyaan Kuwa dambiga gaystay guud ahaan magaalooyinka dalka, Waxaana tani daliil cad u tahay sida Odayaasha ay uga Fogyihiin Cadaaladda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/bv1-_wvuQcI\" width=\"860\" height=\"732\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Odayaasha iyo Waxgaradka ay kasoo jeedaan Raggii Maalintii shalay Lagu Xukumay Inay Kufsadeen Caasha Ilyaas, kadibna dileen ayaa Xukunkaasi kasoo Horjeestay. Iyagoo Warbaahinta kula hadlay deegaan Burtinle Waxay sheegeen inaysan ku Qanacsanahay Xukunka, Islamarkaana dadka la Xukumi karo Marka loo hayo Cadayn, Ama uu Qirto dambigaasi, waxayna Dhaqan Reer Galbeed ku sheegeen Baadhitanka la sameeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127095,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127202","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Odayaasha Raggii lagu eedeeyay Dilka Caasha Ilyaas oo kasoo diiday Xukunka Dilka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Odayaasha Raggii lagu eedeeyay Dilka Caasha Ilyaas oo kasoo diiday Xukunka Dilka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Odayaasha iyo Waxgaradka ay kasoo jeedaan Raggii Maalintii shalay Lagu Xukumay Inay Kufsadeen Caasha Ilyaas, kadibna dileen ayaa Xukunkaasi kasoo Horjeestay. Iyagoo Warbaahinta kula hadlay deegaan Burtinle Waxay sheegeen inaysan ku Qanacsanahay Xukunka, Islamarkaana dadka la Xukumi karo Marka loo hayo Cadayn, Ama uu Qirto dambigaasi, waxayna Dhaqan Reer Galbeed ku sheegeen Baadhitanka la sameeyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-13T21:52:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Eedeysanayaasha-696x391.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"391\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/\",\"name\":\"DAAWO:-Odayaasha Raggii lagu eedeeyay Dilka Caasha Ilyaas oo kasoo diiday Xukunka Dilka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Eedeysanayaasha-696x391.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-13T21:52:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Eedeysanayaasha-696x391.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Eedeysanayaasha-696x391.jpg\",\"width\":696,\"height\":391},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Odayaasha Raggii lagu eedeeyay Dilka Caasha Ilyaas oo kasoo diiday Xukunka Dilka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Odayaasha Raggii lagu eedeeyay Dilka Caasha Ilyaas oo kasoo diiday Xukunka Dilka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Odayaasha Raggii lagu eedeeyay Dilka Caasha Ilyaas oo kasoo diiday Xukunka Dilka - Wardoon","og_description":"Odayaasha iyo Waxgaradka ay kasoo jeedaan Raggii Maalintii shalay Lagu Xukumay Inay Kufsadeen Caasha Ilyaas, kadibna dileen ayaa Xukunkaasi kasoo Horjeestay. Iyagoo Warbaahinta kula hadlay deegaan Burtinle Waxay sheegeen inaysan ku Qanacsanahay Xukunka, Islamarkaana dadka la Xukumi karo Marka loo hayo Cadayn, Ama uu Qirto dambigaasi, waxayna Dhaqan Reer Galbeed ku sheegeen Baadhitanka la sameeyay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-13T21:52:26+00:00","og_image":[{"width":696,"height":391,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Eedeysanayaasha-696x391.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/","name":"DAAWO:-Odayaasha Raggii lagu eedeeyay Dilka Caasha Ilyaas oo kasoo diiday Xukunka Dilka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Eedeysanayaasha-696x391.jpg","datePublished":"2019-05-13T21:52:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Eedeysanayaasha-696x391.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Eedeysanayaasha-696x391.jpg","width":696,"height":391},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-raggii-lagu-eedeeyay-dilka-caasha-ilyaas-oo-kasoo-diiday-xukunka-dilka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Odayaasha Raggii lagu eedeeyay Dilka Caasha Ilyaas oo kasoo diiday Xukunka Dilka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127202"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127202"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127202\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127203,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127202\/revisions\/127203"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127095"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127202"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127202"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127202"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}