{"id":127204,"date":"2019-05-14T09:00:31","date_gmt":"2019-05-14T07:00:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127204"},"modified":"2019-05-14T09:02:34","modified_gmt":"2019-05-14T07:02:34","slug":"ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/","title":{"rendered":"Ardayda Iskuulada oo saakay ku banaan baxay Wasiir Goodax"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa saaka ka bilowday magaalada Muqdisho banaan bax ay dhigayaan qaar ka mid ah Ardayda wax ka barata Iskuulada, kuwaasoo maalmihii la soo dhaafay u fadhiyay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee ay dowladdu qaadeysay.<\/p>\n<p>Ardayda oo boqolaal ku dhow ayaa isugu soo uruuray Taalada Daljirka Dahsoon, iyagoo ku qeylinaya halku dhigyo ka dhan ah Wasiirka Waxbarashada C\/raxmaan Goodax Barre oo xalay ku dhawaaqay in la joojiyay dhammaan Imtixaankii la qaadayay, lana baabi\u2019iyay Imtixaankii la galay saddexdii maalmood.<\/p>\n<p>Ardayda banaan baxeysa ayaa ku qeylinayay halku dhigyo kala duwan \u201cDooni Meyno Goodax Barre\u201d waxaana mar ay isku dayeen inay hor maraan Madaxtooyada laga soo celiyay agagaarka Taalada Xaawo Taako, halkaasoo ay ku sugan yihiin Ciidamada Madaxtooyada oo rasaas ku kala eryay, iyagoo dib ugu soo laabtay Taalada Daljirka Dahsoon.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa la soo sheegayaa in banaan baxyo kale ka socdaan Isgoyska Zoobe oo ay isugu soo baxeen Arday ka careysan go\u2019aankii Wasiirka Waxbarashada uu ku joojiyay Imtixaankii socda, kuna baabi\u2019iyay Imtixaankii la galay saddexdii maalmood, kaddib markii suuqyada la soo geliyay qishka Imtixaanaadkaas oo la iibinayo.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka Wasiirka waxbarashada ayaa waxaa ka dhashay kala aragti duwanaan kala duwan, iyadoo baraha bulshada si aad ah looga hadal hayay oo ay dadka ku kala aragti duwanaayeen, qaarna taageeray, kuwana ka soo horjeeday.<\/p>\n<p>Imtixaanaadka ayaa dib loogu dhigay 27 bishan, kaasoo ku eg 31 May, waxaa Wasiirka sheegay inta ay socdaan Imtixaanaadka la joojin doono isticmaalka baraha bulshada.<\/p>\n<p>Hase ahaatee dadka ku xeel dheer arrimaha Waxbarashada ayaa sheegaya in fadeexada qabsatay Wasaaradda Waxbarashada ay aheyd in tallaabo looga qaado Mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda iyo howladeenada, lana baaro sababtii ay ku dhacday qishka Imtixaanaadka in bannaanka u baxo, laguna kala iibsado suuqyada.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-127204 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/dalsan-3-750x382\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"750\" height=\"382\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dalsan-3-750x382.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dalsan-3-750x382.png 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dalsan-3-750x382-300x153.png 300w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/1-40-696x385\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"385\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-40-696x385.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-40-696x385.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-40-696x385-300x166.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saaka ka bilowday magaalada Muqdisho banaan bax ay dhigayaan qaar ka mid ah Ardayda wax ka barata Iskuulada, kuwaasoo maalmihii la soo dhaafay u fadhiyay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee ay dowladdu qaadeysay. Ardayda oo boqolaal ku dhow ayaa isugu soo uruuray Taalada Daljirka Dahsoon, iyagoo ku qeylinaya halku dhigyo ka dhan ah Wasiirka Waxbarashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127205,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127204","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ardayda Iskuulada oo saakay ku banaan baxay Wasiir Goodax - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ardayda Iskuulada oo saakay ku banaan baxay Wasiir Goodax - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa saaka ka bilowday magaalada Muqdisho banaan bax ay dhigayaan qaar ka mid ah Ardayda wax ka barata Iskuulada, kuwaasoo maalmihii la soo dhaafay u fadhiyay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee ay dowladdu qaadeysay. Ardayda oo boqolaal ku dhow ayaa isugu soo uruuray Taalada Daljirka Dahsoon, iyagoo ku qeylinaya halku dhigyo ka dhan ah Wasiirka Waxbarashada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-14T07:00:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-05-14T07:02:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-40-696x385.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"385\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/\",\"name\":\"Ardayda Iskuulada oo saakay ku banaan baxay Wasiir Goodax - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-40-696x385.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-14T07:00:31+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-14T07:02:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-40-696x385.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-40-696x385.jpg\",\"width\":696,\"height\":385},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ardayda Iskuulada oo saakay ku banaan baxay Wasiir Goodax\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ardayda Iskuulada oo saakay ku banaan baxay Wasiir Goodax - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ardayda Iskuulada oo saakay ku banaan baxay Wasiir Goodax - Wardoon","og_description":"Waxaa saaka ka bilowday magaalada Muqdisho banaan bax ay dhigayaan qaar ka mid ah Ardayda wax ka barata Iskuulada, kuwaasoo maalmihii la soo dhaafay u fadhiyay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee ay dowladdu qaadeysay. Ardayda oo boqolaal ku dhow ayaa isugu soo uruuray Taalada Daljirka Dahsoon, iyagoo ku qeylinaya halku dhigyo ka dhan ah Wasiirka Waxbarashada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-14T07:00:31+00:00","article_modified_time":"2019-05-14T07:02:34+00:00","og_image":[{"width":696,"height":385,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-40-696x385.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/","name":"Ardayda Iskuulada oo saakay ku banaan baxay Wasiir Goodax - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-40-696x385.jpg","datePublished":"2019-05-14T07:00:31+00:00","dateModified":"2019-05-14T07:02:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-40-696x385.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-40-696x385.jpg","width":696,"height":385},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ardayda-iskuulada-oo-saakay-ku-banaan-baxay-wasiir-goodax\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ardayda Iskuulada oo saakay ku banaan baxay Wasiir Goodax"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127204"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127204"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127208,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127204\/revisions\/127208"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127205"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}